Comments on: Dagaal dib uga bilowdey Degmada Guri-ceel ee Gobolka Gal-gaduud

By: Sangaab
As wr wb

Walaalayaal fidnada Allah anaga qabto.

Amiin

By: axmed
ahlu sunna wal jamaaca duruqu suufiya waa layaqaanaa waa culimadii soomaaliyeed ee dhabtaa ahaa isla markaana diinta fidiyayay taariikh ahaan waa kuwii waligood shabka wada hagaagsan ku hagayay halgankii gobanima doonka soomaaliyana ka qaatay kaalin weyn lakin waxaa nasiib darra ah in dadka qaar aanayba wax ka aqoon taariikhda soomaaliya waxaan idin weydiinayaa yaa waaye sayid muxamed c/hi xassan waa nin ahli dariiqa ah sidoo kale waxaa jira halgamayaal badan uu suufiya ah marke dadka qaar waxaan dhihi lahaa taariikhda aqriya kooxaha hadda soo baxay oo madaxa sootaagay qofkii fikirkiisa khilaafana gaaleenaya baneystayna dhiigga islaamka in dad islaam ahna la laayo ay jihaad tahay meesha laga keenay waa la is karabaa iyo meesha ay ku qorantahay mida ah dagaalka ka dhacay guri ceyl ahlu sunna wal jamaaca lugu kuma laha ee waxaa wada dadkii marka hore bar baariyay alshabaabka marka danahooda ay ka waayeen ayna soo istaageen meel cidla dadkii ay soo barbaariyeenna ay madaxa uga istaageen waxa ay is dhaheen tolow shabaab magac diimeed in loo gashta maahine si kala maleh waxaana ku dhihi lahaa ahlu sunna waa culimadii soomaliya sharafta lahaa ha wasaqeynina magacooda maantana waxaa idin heysata dadkii aad barbaariseen inay madaxa idinkaaga istaageen waxaan maqli jilay god sireed ha qudin hadaad qodana hadheereen ku dhici doontidaa ma ogide arrintu waa aygaa korisay ku cun

mida kale dadka waxaan weydiinayaa kooxahaan hubeysan sida al shabaab iyo kuwa lamidka ah kuna qaraabta magaca islaamka maxay u qabteen shacabka oo aan aheyn inay qarxiyaan igtiyaalaan ku xadgudbaan halka la xasuusan yahay ficilka wanaagsan ee ahlu sunna duruqu suufiya ay sameeyeen fidinta diinta islaamka

By: Degel
C/salaan  waa fule ka baqaya in xarakada Al-Shabaab ka baqaya inay soo gaaraan degaanada Zoomaal-Land iyo Buqlaand.   Maamulo ay samaysteen tigreegu baa kurbanaya oo ka baqanaya waxa soo socda.   Insha-Allaah waa la idiin iimaan meeshaad aad aadi lahaydeen baa la rabaa.

By: C/salaan
asc wr wb

Waxaa soo if baxay dareenka cabsiyeed xoogan ee ay bulshada soomaaliyeed ka qabto xarakada Al shabaab, dareenkaas oo ah in ay yihiin dad dhiigyo cab ah oon iska dhawrayn dhiiga dadka muslimiinta ah, waxaa kale oo soo baxay in Al shabaab ay siyaasada soomaaliya ee cusub ku yihiin laf dhuun gashay, waxaanan qabaa inay yihiin caqabada keliya ee hortaagan soomaaliya.

taa waxaaan u leeyahay Al shabaab mala bishayl siyaasadeed oo ay kula jaan qaadaan duruufta goboleed iyo tan caalamiga ah iyo weliba sidoo kale bulshada soomaaliyeed oon marnaba yeelay sida ay wax u wadaan.

ugu dambayn waxaan kula talin lahaa wax garadka hawiye inay ka tashadaan Alshabaab sida ay uga tashadeen suniyiinta ciraaq Al qaacida markii ay laayeen dadkoodii muuqa lahaa.

imisa hawiye ah oo awoon yahan ah, sarkaal ciidan ah siyaasi ah ayay dileen xabashi buu salaamay awgeed.

waxaan leeyahay walaahi waxaa la gaadhay xiligii Hawiye ka tashan lahaa Al shabaab, waar hadii Majeerteen uu samaystay dawlad Punland, Isaaqna S/land, maxaa taladii idinka qaaday, waar waa maxay inkaartan idinku dhacday

shanta gobol ee Banaadir, sh/dhexe, Hiiraan, G/guduud iyo dabcan sh/hoose waa in si dhakhso ah loogu sameeyay maamul, waa in ay isu tagaan culimada(suuqi iyo salafiba) siyaasiyiinta, aqoon yahanka, cuqaasha, salaadiinta iyo dhamaan dadka muuqda ee qabiilka Hawiye waa inay sameystaa maamul, hadii kale dib ugu noqda wixii ka dambeeyay 91kii oo weliba imika uu idin dhex qaadayo nin ka yimi Hargeisa iyo Burco oo ah hogaamiye kooxeed xidhan shaadh diineed.

shabaab iyo taageerayaashooda waxaan leeyahay waad ku mahadsantiin jihaadka aad la jihaadaysaan xabashida laakiin hadii ay baxdo la jaanqaada bulshada oo ama siyaada gala ama shacab noqda oo qoriga tiiriya.

ws wr wb

shanta gobol ee Banaadir, sh/dhexe, Hiiraan, G/guduud iyo dabcan sh/hoose waa in si dhakhso ah loogu sameeyay maamul, waa in ay isu tagaan culimada(suuqi iyo salafiba) siyaasiyiinta, aqoon yahanka, cuqaasha, salaadiinta iyo dhamaan dadka muuqda ee qabiilka Hawiye iyo dabcan reeraha kale ee la dega goboladaa, waa inay sameystaa maamul, hadii kale dib ugu noqda wixii ka dambeeyay 91kii oo weliba imika uu idin dhex qaadayo nin ka yimi Hargeisa iyo Burco oo ah hogaamiye kooxeed xidhan shaadh diineed.

shabaab iyo taageerayaashooda waxaan leeyahay waad ku mahadsantiin jihaadka aad la jihaadaysaan xabashida laakiin hadii ay baxdo la jaanqaada bulshada oo ama siyaada gala ama shacab noqda oo qoriga tiiriya.

nabadgelyo

By: C/salaan
asc wr wb

Waxaa soo if baxay dareenka cabsiyeed xoogan ee ay bulshada soomaaliyeed ka qabto xarakada Al shabaab, dareenkaas oo ah in ay yihiin dad dhiigyo cab ah oon iska dhawrayn dhiiga dadka muslimiinta ah, waxaa kale oo soo baxay in Al shabaab ay siyaasada soomaaliya ee cusub ku yihiin laf dhuun gashay, waxaanan qabaa inay yihiin caqabada keliya ee hortaagan soomaaliya.

taa waxaaan u leeyahay Al shabaab mala bishayl siyaasadeed oo ay kula jaan qaadaan duruufta goboleed iyo tan caalamiga ah iyo weliba sidoo kale bulshada soomaaliyeed oon marnaba yeelay sida ay wax u wadaan.

ugu dambayn waxaan kula talin lahaa wax garadka hawiye inay ka tashadaan Alshabaab sida ay uga tashadeen suniyiinta ciraaq Al qaacida markii ay laayeen dadkoodii muuqa lahaa.

imisa hawiye ah oo awoon yahan ah, sarkaal ciidan ah siyaasi ah ayay dileen xabashi buu salaamay awgeed.

waxaan leeyahay walaahi waxaa la gaadhay xiligii Hawiye ka tashan lahaa Al shabaab, waar hadii Majeerteen uu samaystay dawlad Punland, Isaaqna S/land, maxaa taladii idinka qaaday, waar waa maxay inkaartan idinku dhacday

shanta gobol ee Banaadir, sh/dhexe, Hiiraan, G/guduud iyo dabcan sh/hoose waa in si dhakhso ah loogu sameeyay maamul, waa in ay isu tagaan culimada(suuqi iyo salafiba) siyaasiyiinta, aqoon yahanka, cuqaasha, salaadiinta iyo dhamaan dadka muuqda ee qabiilka Hawiye waa inay sameystaa maamul, hadii kale dib ugu noqda wixii ka dambeeyay 91kii oo weliba imika uu idin dhex qaadayo nin ka yimi Hargeisa iyo Burco oo ah hogaamiye kooxeed xidhan shaadh diineed.

shabaab iyo taageerayaashooda waxaan leeyahay waad ku mahadsantiin jihaadka aad la jihaadaysaan xabashida laakiin hadii ay baxdo la jaanqaada bulshada oo ama siyaada gala ama shacab noqda oo qoriga tiiriya.

nabadgelyo

By: Warfaa
Nuurow.

Xogta magaalada hada waa haysaa baan u malaynayaa oo mujaahidiinta ayaa la wareegay suufiyadii shiicada ahaana waa kala carareen ilaa hadana dadka reer guriceel waxay ka yaaban yihiin nimankii dhowrka maalmood jooga laga kari la’aa oo baqo dabada jeedshay.

ilaa xeraale ayeey isaga cid dirsadeen markaaseey labo cabdi bile mujaahidiin saaran iska dhicin la’ayihiin waa isku mid suufiyada iyo dabadhilifka gaalada waayo waa la yaqaan waligood may ay ingiriis iyo talyaani mushaar ka qaadan jireen iyo hada oo ay tigree la shaqeeyaan suufiyana waa cadowga islaamka midka ugu tabarjilicsan uguna fulaysan.

arinta qabiilka ka daayo waayo alshababka guriceel hada joogtaa 99% waa ceyr.

qabil haduu wax tarayona alshabaabka gaaray marka saraakiisha ugu sareysa waa ceyr ee nimanyahow barnaamij laga gudbay hanoo celinina

By: Maxamed
A.w.w

Waxaan ka codsanaa marka hore shabakada Somalimirror inay illaaliyaan shuruuda saxaafada cadaaladna falaan, marka aad qoraysaan waxaad dhahadaan Xarakada Ahlu suna ee sufiyada ood muujisaan fikri ahaan waxa yihiin laakin marka aad qoraysaan Al shabaab ma sheegtaan inay yihiin kuwa kasoo jeeda fikri takfiirka kuwaas oo ah kuwi banaystay daadiyayne dhiigi Cuthman bun Cafaan iyo Cali bin abii dhaalib radiyallahu canhum wa ardhaahum.

Abuu digin waxaan kuugu nasxteexaynaa Alla ka cabsi, iyo barashad diinta Islamka. Allah na ku hanuuniyo.

By: anas
asalamu aleykum

mujahidinta ha ula dagalamen qolada sheganeysa ahlu sunna ahne moryantii qaribatay ummada

yana lo kala harinno leys dhihin  fidna jirto oo waxa is qabtay dad wadado ah waxa dirirayey wali wa xaqa iyo badhilka

By: Yaabane
Yaabkaygu waxa uu yahay In maanta qabiilka Ceyr-ka la yiraahdo oo la ogyahay gargaarkii ay diinta alle u gargaareen la leeyahay wey ka soo horjeedaan .

Tan kale Ceyrku sooma ahan dadkii sariirahooda ,iyo guryahooda uga baxay al shabaab oo 4 sano xamar ku dhexhayay oo al shabab dartood loo dhibaateeyay ,loo dulmiyay loona xasuuqay Dadka ceyrka u dhashay waxaan rabi uga baryayaa inuu arinkaa ka abaalmariyo .

dadka leh Ceyrbaa shaati kale soo xidhay-na rabigooda ha u laabtaan hadi al shabab abaal galaan Cashiiradaas ayay abaal u gali doonaan hadii kale war xumada la wado waxa ay u keen doontaa warkii……..