Comments on: C/laahi Yuusuf oo Qorshaynaya in uu Rido Nuur Cadde.

By: xafsa
itoopiya iyo c/laahi way isla og yihiin qorshahaan ay nuur cade lagu ridaayo maxaa yelay itopiya nabada ma rabto in somaliya nabad noqoto ma rabto itopiya iyada ayaana ka dambeesa qorshahaan waana og nahay xitaa caalamka ma rabo in geeska africa nabad noqoto hadii ay nabad noqoto xzagee la genaayaa macaawino ama ama hubka la sameeyo meel lagu garaaco ayaa la rabaa

hamoodin in caalamka na xariis ka tahay sidaan waa dan ay wataan reer galbedka

hadaba fiiri falastiin waxa hesta sidaas ayaa la rabaa inaan noqono laakiin ma fahmayaan raga qaarkood sida shariifka ama nuur cae

dan ayaa lagu wataa maba fahmayaan inshaa laah ilaah ayaa fahan siin doono

By: katiin
cagtii  joogsan weydaa marbey  ceeb lakulantaa

itoobiya oo magaalada  muqdisho  kukeentey  dec/2006

hada hakaa  saarto magaalada isla magaaladii

nuur rid adigane itoobiya hakurido kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

By: maxamed
noorow itoobiya somaali oo dhan bay ku soo duushay ee hawiye kaliya kuma ay soo duulin ee sidaa u ogow soomaali oo dhanna waa la dagaalamaysaa ka hargaysa jooga iyo ka bosaso jooga intuba waa u siman yihiin itoobiya kala niman daba dhilifyada ah iyo dadka shacabka ah

By: Cabdi caaqil
C/laahi yuusuf waa adeegihii shalay oo itoobiya markay ka dhamaysatay ay nacday sidii geedi hadana waxaa soo baxay adeegayaal cusub sida jaale shariif iyo nuur cade itoobiyana waxay c/laahi ku nacday waa hawlgab oo gabaw iyo xanuun buu ka bixi la, yahay muqaawamadiina wax waa ka qaban waayay itoobiyo waxay rabtaa rag ka firfircoon oo muqaawamada wax ka qabto

marka waxaan ilaah ka rajaynaynaa in adeegayaashii hore iyo kuwa danbe ee itoobiya ay isku jabaan mu,miniinta diintooda iyo dalkooda daacada u ah iyo muqaawamadu guulaysato

waad aragtaan c/laahi caqli aan rer hebel iyo qabiil ahayn ma hayo ninka maanta u jawaabayaana waa ex-shiikh shariif oo maanta itoobiya hanoojoogto iyo xabada halaga daayo ku waashay ismana dhaamaan

scwwb

By: Haddaan imid
dhabadhilif dhimay dhulkii nabad weeeye.

By: wadaad yare
dhinacuu talaabo u qaadaba waa tii uu meesha uga bixi lahaa. Aniga iyo dad badan oo odaygaas iyo dawlad ku sheegiisa aan jecleyna, waan daawananeynaa.

1. Haduu Nuur Cade iska daayo waa geeridiisa, waayoo heshiiskaaba qaba in madaxweyne cusub la doorto.

2. Haduu tuurana meel uu taageero uga helayo dibed iyo gudaba ma jirto.

Anigu waxaan qabaa in C/Laahi Yuusuf iyo manhajka qabyaalada iyo qabqablenimada ee uu wataba waqtigu kasoo gudbey ayna adagtahay in uu dib usoo celiyo waqtigaas.

By: nuurow
hadii c.lahi itoobiya ka hor yimaado sh shariif iyo nuur cadana ay raacaan oo ay itoobiyo iyo ayagu ku duulaan puntland oo madaafiic lala dhoco magaalooyinka garowe iyo bosaso oo ay odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha daarood ay iyo wadaadada reer puntland ay ku dhawaaqaan jihaad c.laahina uu sidi c.qaasim yiraahdo hala iska dhacsho gaalada dagaalkaasu ma jihaadbaa jawaab deg deg ah

By: CALI
WAAR C/LAAHI YUUSUF WAA DHACAYAA

WAA NIN QABIIL DAASHADAY

WAXBA MAYAQAAN WAA NIN WAALAN WUU SII LIICAYAA WAANA WORLOD