Comments on: Guubaabo: Gabay Cusub

By: Abu-C/laahi Al-Mareexaaniyi
Gaadiid in laga yeesho uu gorodda laalaadsho

Geeri bey ka doorteen shacbigu iney gumoobaane

labada kalmadood ayaan aniga gabayga ka dhex doortay waxaan leeyahay wallaalkii qoray gabaygan Rabi ajar iyo xasanad hakaa siiyo sida afka aad ugu dagal gashay, waxaa xaqiiqo in dadkii murtida illaahay ku maneestay ee soomaalida ahaa in aan la heleenin sidaa aan aniga aaminsanahay abwaan sida oo dhan islaamka ugu taageerayo afkiisa,waxaan kaloo rabaa abwaanada soomaaliya in aan xasuusiyo Dagaalka afka oo lagu qaado gaalada iyo kuwa u adeegayo in uu qeyb ka yahay jihaadka Allah uu waaajibayay maxaa yeelay Nabigeena Muxamed SCW ayaa xadiith saxiix ah waxa uu ku leeyahay Gaalada kula dagaalama Maalkiina,naftiina iyo afkiina

waxaan leeyahay abwaanada soomaaliyeed murtidii uu Allah idinku maneestayku difaaca Diinteena Munazalka ah oo gaalada iyo kuwa u adeegay ay af iyo adinba ku weerarayaan