December 2008 Archive

Jaaliyadda Muslimiinta Denmark oo kulan ka Yeelatay Xasuuqa Qazza

Jaaliyadda Muslimiinta Magaalada Aarhus ee Denmark ayaa Habeen hore kulan ku saabsan Xasuuqa Arxan darada ah ee ay Yuhuudu ka wado Magaalada Qazza ka yeelatay, iyada ...

More From December 2008

Qazza oo Gubanaysa Maalintii 5-aad, Go’doomin ka dib

Shabakadda Somailmirror waxay si joogta ah idinkugu soo gudbin doontaa haddii Alle Idmo Xasuuqa Arxan darada ah ee ay Yuhuudu ku ...

Maxamed Dheere oo u Gacan galey Ciidamada Gumeysiga Itoobiya

Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo ahaa Gudoomihii hore ee Gobolka Banaadir ugu qaabilsanaa DKMG ah, ayey galabta ciidamo ka tirsan ...

Musharaxiinta & Odayaal Dhaqameedyada Puntland oo qaadacay magacaabista Xubanahacusub ee Baarlamaanka Puntland

Waxaa ay qaadacaado kala duwan ka soo baxay qaar ka mid ah Musharaxiinta Maamul Goboleedka Puntland iyo Odayaal dhaqameeyada qaar ka ...

Xasan Abshir Faarax oo ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay Musharaxnimadiisii Puntland

Xasan Abshir Faarax oo ka mid ahaa Musharaxiinta isku soo taagay Madaxtinimada Maamul Goboleedka Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay ...

Iska hor’imaad ka dhacey Deg. Dharkeynlay

Israsaaseyn muddo kooban socotey ayaa barqanimadii manta ku dhex martey labo ciidan oo ka wada tirsan kuwa DKMG ah, Suuqa Dabakaaya-Madow ...

Gudaha suuqa Baydhabo oo goor dhow lagu toogtay Haweynay.

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ahna xarunta Baarlamaanka KMG ah ayaa waxaa ku soo siyaadayay dilalka iyo qaraxyada qorshaysan waayahanba.

Nuur Cadde oo kulankii Sanca Ciidamo ku dalbadey

Nuur Cadde oo ka qeyb galey kulanka wadamada la isku yidhaahdo, kulanka Sanca oo ka dhacey dalka Suudaan, magaalo madaxdiisa Khartuum ...

Iska hor’imaad Xaley ka dhacey agagaarka Kala-beyrka.

Iska hor'imaad muddo kooban socdey ayaa xaley meel u dhaxeysa Kala-baryka iyo Buuraha Jiricle ku dhex marey Xoogag ka tirsan kuwa ...

AU-da oo baaq u jeedisay DKMG ah

Madaxa Ururka Midowga afrika Jean Ping oo shir Jaraa'id shaley ku qabtey Xarunta Ururka ee Magaalada Addis Ababa, ayaa ugu baaqey ...

Dagaal xaley ka dhacey Deg. Luuq ee G/Gedo

Xaley saqdii dhexe, dagaal muddo kooban socdey ayaa ka dhaacey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, kaas oo dhex marey ciidamada gumeysiga ...

Qazza oo Gubanaysa Maalintii 4-aad, Go’doomin ka dib

Shabakadda Somailmirror waxay si joogta ah idinkugu soo gudbin doontaa haddii Alle Idmo Xasuuqa Arxan darada ah ee ay Yuhuudu ku ...

Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Puntland oo maanta lagu dhawaaqay lana ansixiyay

Gudiga ansixinta khilaafaadka iyo magacabida xilidhibaanada Puntland ayaa maanta soo saaray liiska xilidhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland kaasoo la ansaxiyay ayaa ...

Gudoomiyaha Deg. Guri-ceel “Kitaabada ha la iskula soo Baxo waxa la isku hayo ha la wada arko”

Odayaasha Dhaqanka iyo Maamulka Deegaanka Degmada Guri-ceel ayaa maanta kulan ay uga arinsanayaan Xaaladaha ka aloosan Guri-ceel yeeshay waxayna kulankoodaasi uga ...

Qanyare “aniga Musharaxaan ahay”

Maxamed Qanyar Afrax oo ka tirsan Baarlamaanka DKMG ah ayaa maanta Shaaca ka qaaday in uu u Taaganyahay Musharaxnimada Jagadii uu ...

Sheekh Xasan Daahir oo ka hadlay Iscasilaada C/laahi Yuusuf “5% wax ka badan kama ahayn Mushkilada”

Sheekh Xasan Daahir Aweys Gudoomiyaha Isbahaysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Garabka Asmara oo u warmay Maanta BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa ...

Ciidamo Hor leh oo soo gaaray G/Hiiraan

Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Shabakadda Somalimirror ee Gobolada Dhexe ciidamo ka tirsan kuwa gumeysiga Itoobiya oo ka soo kicitimay ...

Khasaare ka dhashay Dagaal & Duqeyn ka Dhacday Muqdisho

Salaadii Duhur ka hor ayay Xoogaga Al-Shabaab Weerar ka fool ka fool ah ku qaadeen Ciidamada DKMG ah iyo AMISOM ee ...

Maxamed Dheere oo ka Cararay Gurigiisa & Itoobiyaan ku Hareeraysan.

ilo Xog Ogaal ah oo la soo xiriiray Shabakadda Somalimirror ayaa u xaqiijiyay in uu Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ka ...

Wakiilka Q.M ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay iscasilaada C/laahi Yuusuf

Uqaabilsanaha arimaha Soomaaliya ee Q.M, Ahmedou Ould-Abdallah oo bayaan ka soo saarey iscasilaadi C/laahi Yuusuf, ayaa si aad ah arintaas u ...

 More »