November 2008 Archive

JABISO oo fal Qisaas ah ka fulisay Tiyeegloow

Abaare 01:00 Duhurnimo ee maanta ayay Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed(JABISO) Fal Qisaas ah ka fulisay Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool.

More From November 2008

Sh Shariif oo Iclaamiyay Kalfadhiga Koowaad ee Baarlamaanka cusub

Gudoomiyaha Isbaheysiga Dibu Xoreynta garabka Jabuti Sh Shariif Sh Axmed oo u waramey Barta Internet-ka ee Aljazeera.net, ayaa sheegay in kalfadhiga ...

Qaraxyo ka dhacey Baydhabo.

Labo Qarax oo is xigey ayaa ka dhacey Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,kuwaas oo lala beegsadey Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Qarax ka dhacey Deg. Bu’aale ee G/J.Dhexe

Duhurnimadii Maanta, Qarax aan sidaa u xooganeyn ayaa ka dhacey xarunta Gobolka jubadda Dhexe ee Bu’aale, kaas oo aan si rasmi ...

Qarax Miino oo Saaka ka dhacey Degmada X/weyne

Qarax xoogan oo ka dhashey Miinada nooca meelaha fog laga hago oo Saaka ka dhacey Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir ...

Jabhadda UWSLF oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Dagaalkii iyaga iyo ONLF ku dhex maray Gabagabo.

Jabhadda Midowga Xoreynta S/galbeed ayaa Warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalkii Doraad ku dhex maray iyaga iyo Jabhadda ONLF Tuulada Gabagabo,Dagaalkaas oo ...

Maydad laga helay Xaafada Ciise Cabdi ee Mag.Muqdisho

Maydadka 2 Qof oo rayid ah ayaa saaka laga helay Xaafada Ciise Cabdi, oo ay shalay Dagaalo xoogan ku dhex Mareen ...

Xiisad Colaadeed oo ka taagan Deegaanka War-Sheekh G/Sh.Dhexe

Xiisad Colaadeed ayaa Saaka ka Aloosan Deegaanka “War-Sheekh” ee Gobolka Shabeelada Dhexe, ka dib markii Xalay ay halkaasi Dagaal saacado socday ...

5 Qof oo ku geeriyootay Dagaal Beeleed ka dhacay Xadka G/Hiiraan & Sh.Dhexe.

5 Qof oo Rayid ah ayaa ku geeriyooday Dagaal Beeleed shalay ka Dhacay Tuulada “Garas Magan” oo hoos tagta Degmada Maxaas ...

Dr Doolal oo ka hadlayey Dagaalkii dhex marey UWSLF iyo ONLF:” Arintaasuna waa khalad dhacey cafis baanu ka fidineynaa, waanan cambaarayneynaa”

Gudoomiyaha Golaha sare ee ONLF Dr Maxmed Doolal oo BBC-da uga waramey Dagaaladii ugu danbeeyay ee Dhulka Soomaali Galbeed ku dhex ...

Faah faahino ku aadan Dagaalkii Maanta ee Deg. Yaaqshiid

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo ay kaa bayeen qaar ka mid ah kuwa DKMG ah ee saaka ku faafey qeybo ka mid ...

Labo Wariye oo Baydhabo lagu Xirey dibna loo sii daayey

Waxaa Maanta markale ciidamada Maamulka Gobolka Bay xabsiga u taxaabeen labo saxafi kuwaasi oo ka howlgala gudaha magaaladatan Baydhabo, iyadoona dib ...

Madaxii qeybta Daawada ee SOS oo la diley

Askari ka tirsan Ciidamada DKMG ah ayaa Galabta agagaarka Isgoyska Fagax ee Degmada Yaaqshiid ku toogtey Madaxii Qeybta Daawada ee Isbitaalka ...

Golaha Beesha Absame & Jabhadda UWLSF oo ka hadlay Dagaalo ka dhacay S/galbeed.

Golaha Dhaqanka Beesha Abasme oo maanta shir Deg deg ah ku Yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay Dagaalkii ...

Dad Rayid ah oo Degmada Hodan lagu dhibaateeyay

Ciidamada DKMG ah ayaa Barqanimadii Saaka labo Ardey oo Wiil iyo Gabadh kala ahaa si ula kac ah ugu toogtey xaafada ...

Hub ka dhigis lagu wado in Maxamed Dheere lagu sameeyo.

Olale lagu doonayo in hub ka dhigis loogu sameeyo Maxamed Cusmr Xabeeb(Maxamed Dheere) ayaa ka socda Safaarada Itoobiya uga furan duleedka ...

Isbaheysiga Dibu Xoreynta garabka Asmara oo qaadacey heshiiska Jabuti

Isbaheysiga Dibu Xoreynta garabka Asmara, xubnaha ku sugan Magaalada Muqdisho oo maanta shir Jaraa’id qabtey ayaa si weyn uga soo horjeestey ...

Dagaal ka socda qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshiid

Dagaal xoogan ayaa abaaro 12:00 Duhurnimo ee xilliga Magaalada Muqdisho ka bilowdey qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshiid gaar ahaan Isgoyska ...

C/laahi Yuusuf oo ka dagay Garowe

C/laahi Yuusuf Axmed iyo Xubno uu hogaaminayo ayaa saaka Barqadii ka dagay Garoonka Magaalada Garowe xarunta Maamul Goboleedka Puntland xili uu ...

Maraykanka oo Qiray in aysan wax xiriir ah lahayn Burcad Badeeda & Al-Qacido.

Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika ayaa Talaadadii Shalay shaaca ka qaaday in aysan Jirin wax Daliil ah oo cadaynaya in uu ...

« Back    More »