Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ka mid ah Isbahaysiga Garabka Djibouti ayaa sheegay in Heshiiska Djibouti uu Maslaxad iyo Guulba u yahay Shacabka Soomaaliyeed.
Tarsan ayaa sheegay in Heshiiska Djibouti uu leeyahay 3 faa’iido oo uu ku sheegay:-
1- in uu Xaqiijinayo in ay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ku Baxaan mudo go’an taas oo uu ku tilmaamay Guul u soo hoyatay Shacabka Soomaaliyeed.
2- In la badalo Hogaanka DKMG ah, laguna badalo Hogaan uu ku sheegay mid umadda ka saari kara Dhibaatada isla markaana Kalsooni Buuxda uu ku qabo Shacabka Soomaaliyeed.
3- In Dadkii Danbiyada iyo Tacadiyada ka galay Umadda Soomaaliyed Maxkamad la saaro, taas oo uusan sharaxin sida ay ku suuro galayso.
Maxamuud ayaa sheegay in Heshiiska Djibouti uu noqon doono mid loo riyaaqo, isla markaana ay ka soo horjeedaan oo kaliya waxa uu ku tilmaamay Shaqsiyaad Ajando iyo Dano gaar ah wata.
Tarsan ayaa qiray in Heshiiska Djibouti uu leeyahay Dhaliilo balse waxa uu sheegay in ay haboontahay in la isku Miisaamo Dhaliilaha iyo Wanaaga uu leeyahay, isla markaana wixii dhaliil ah la sixi doono.
Mar uu ka hadlayay Tarsan Bixitaanka Ciidamada Gumeysiga Itoobiya iyo siday uga baxeen Balantii 21 November ee ahayd in ay ka guuraan Goobaha Rayidka ayaa waxa uu ku eedeeyay DKMG ah iyo Beesha Caalamka, wuxuuna sheegay in halka ay joogaan ee ah Djibouti laga Canaantay Itoobiya iyo DKMG ah labaduba, isla markaana ay hadda diyaar yihiin oo ay alaabahooda xir-xiranayaan, loona balan qaaday in ay si Deg Deg ah ku baxayaan.
Tarsan ayaa ku tilmaamay xoogaga Dagaalka ku wada Ciidamada Gumeysiga Itoobiya kuwo diidan in ay Baxdo Itoobiya, sidaa awgeedna ay isku mid yihiin iyaga iyo C/laahi yuusuf oo uu sheegay in uusan ogolayn in Itoobiya ay baxdo.
Hadalkan ayaa ku soo beegmaya iyada oo ay Gudaha Soomaaliya soo galayaan Ciidamo hor leh oo ka tirsan kuwa Gumeysiga Itoobiya, sidoo kalana uu Maraykanka iyo Q.M wadaan qorshe ay Ciidamo cusub ku keenayaan Soomaaliya.

Related posts:
BISMILLAAH.
ALXAMDU LILLAAH.
WASSALAATU WASSALAAMU CALAA RASUULILLAAH.
ammaa bacdu.
275 l u g g o o y o + 275 l u g g o o y = khasaaro ba’an iyo falsafad faashila sida hadalka ninkaan aan is ogayn in uu u adeegayo kaafiriinta iyo murtaddiinta ku bislaaday u adeegida cadawga ALLAAH iyo RASUULKIISA iyo MUUMINIINTA .
Been buu sheegay markuu isla meel dhigay cabdullaahi yuusuf iyo mujaahidiinta rabbi ha daayee taasna waa xaasidnimo aan geed loogu soo gabban .
markii la fashilmo lama kala daato ee waa la adkaystaa oo haddana geesinimo la muujiyaa oo la dhahaa waan fashilmay ee qaladkaad horay u samaystay ha la iga cafiyo haddana toobad taama lala yimaadaa , haddama 550 luggooyo maad sheegto intaad ku tilmaamayso luggooyooyinkaas guul iyo maslaxad u soo hoyatay soomaaliya , [SUBXAANALLAAH ] bal u fiirsada mirihii shariifyada iyo garabyada siyaasadeed ee g/asmara +g/jabuuti , ugu danbyn dadka janday ka amar qaatow luggooyada ummadda ka daa ee qirta luggooyadiina haddii ay idinka hartay wax yar oo caqliya.
wallaahu aclam wallaahu aqwaa.
ubbaahane allaah waxdah.
binfaqiih@hotmail.com
2 dilxijjah 1429 hijri.
********************************************
Ninkan maqaalku uu ku saabsan yahay & xerta jabuuti waa niman beenaaleyaal khaa’imiin ah oo mudan iyaga & kuwa ay la heshiiyeen in xero intii la isugu keeno ka dibna mid mid loo bireeyo kuligood…..Raggani waxay igu jiraan kuwo labo kooxood, labadaas oo kala ah.
A) Kuwa dalkii, dadkii iyo diintii gaalo ku soo hogaamiyay, gaaladiina ka dhigeen shacabkii waxay gumaadaan, xasuuqaan, gowracaan, iyo waxay barakiciyaan…raggaa sidaa ma waxay mudan yihiin in heshiis la galo mise in maxkamad lasaaro oo lawadalaayo…….Dabcan jawaabtu waa cadahay.
B)Xerta Jabuutina waa raggii shacabka iyo mujaahidiinta galiyay dagaal, ka dibna dhiigoodiina ku gatay mansab aduun, qiyaanayna mabda’ii ay kula baayactameen shacabka iyo mujaahidiibnta…..Xerta Jabuuti waa raggii sababta u ahaa mujaahidiinta khilaafkooda, waa raggii khiyaanay islaamka, waa raggii dhulka Soomaaliyeed uxalaaleeyay gaalada oo saxiixay in Soomaaliya la hoosgeeyo gaalada IGAD, oo xabashidu ay xukunto. Waa raggii mnujaahidiibta maxkamadah saab u ahaa in ay gacanta iskuqaadaan….Xasuuso dagaalkii WARTA-CAS.
Xerta Jabuuti waa ragga leh waxaan ubaahanahay ciidamo-saliibiyiin mushrikiin ah oo wadanka noo qabta lana dagaala mujaahidiinta si ay ugu hirgasho qorshahooda kufriga iyo gaalo ugargaarka.
Haddaba sh shariif iyo xertiisa iyo cx/laahi yusug iyo xertiisu waxba isma dhaamaane, oo labada-kooxood, kuwana waa kuwii soo galiyay dhulka xabashi, kuwana waa kuwo hadda raba in ay gaalo-kale soo galiyaan oo cusub…Gaaladaas cusub iyo kuwa hadda joogaba waa isku mid oo kuwa hadda jooga sida ay shacabka uxasuuqayaan uunbay kuwa loo wacanayanauxasuuqi doonaan shacabka…….Tusaalena waxaa kuugu filan UNISOM.
ku yearning for guidance
adeeroow wax badan soo xuurteey cid aad wax ka qaadi karto malahan adigaana khaain kufaar kufaar dhalay ah.
Hadaan imid ALLAH KA XISHOO, HADAAD FIKIR HEYSID SALIIM AH SHEEGO, LAAKIIN ADOO NIN WAYN AH,KOLEY RAGNA IN AAD KUFAAR KU SHEEGTAA QOF RA’YIGIISA DHIIBATY WAA QALAD WEYDIISO QOFKAAD KUAAFRKA KU SHEEGATAY CAFIS, HADII KALE GOD MADOOBAA AYAY KULA GALI ILAA IYO DADKII DHALAY AARAY. SUBXAANALAAH.
KOLEY NIN A DIIN U SAAXIBA MAAHID.
ASC
Your comment is awaiting moderation.
BISMILLAAH ASSALAAMU CALAYKUM.
MARKA HORE WAAD SLAAMANTIIN WALAALAHAY
MARKA LABAAD MUSIIBADA JABUUTI KA SOO
AFUUFMAYSA WAA HARAAGII UU KA TAGAY SHARIIFOW IYO RAGGIISA EE IGAARKAAN XUU KA OGYAHAY CIYAARTA LA DHEELAA , IGAAROW WAXKAMA OGID SOOMAALIYA EE MAAD ISKA AAMUSTID KUU ROONAA , SHARKII WALI WAA SOCDAA GAALAA DHEXDA LOOGA JIRAA , WALAAL MUSLIMNA WAA LA DIIDAA XAAYAAL MEESHA , UURXUMIE IYO MADAX XUME IYO JIR XUME IYO CAQIIDA XUME IYO QALBI XUME IYO DIIN XUME IYO KULLIGII XUME IYO XAARAAN JECEL IYO GUUL MUSLIM NECEB BAA WALI LA SHAXAADAA
!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
MUJAAHIDIINTA IN LA TAAGEERO XAA LAGU DIIDAA , ARYAA WALAALOW MUSIIBADAAN XAGGEE NOOGA TIMID ?? CIILBADANAA RAGGII SHALAY SHARIIFYADA AHAA ARMAANTA AXMAARA WAA KA LIITAAN !!! ARMAY MAY ISKA TOOBAD KEENAAN OO RABBIGOOD U NOQDAAN !!! UGU DANBAYN XAA ISKA DAALIHEE KOLAY ALLAAH IYO XIZBIGIISA AA ADKAANAA ALXAMDU LILLAAH.
RABBOW MUJAAHIDKA U GARGAAR OO NASRI SII SOOMAALIYANA DIINTAADA KU TOOSI ADDUUNKANA XAQQAAGA KU ADKEE ANAGANA FITNADA SHIRKIGA IYO SHUBHADDA IYO ADDUUN JACAYLKA IYO DHIMASHO NACAYBKA NAGA BADBAADI AAAAMIIN AAAMIIN YAA RABBANAAAA.
WALIGAA U HIILI XAQQA.
xaqqa u hiili | Dec 2, 2008 | Reply
Your comment is awaiting moderation.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
ARYAA NINKAAN LA BAXAY HADDAAN IMID XAA KUU DIIDAY AF MACAAN OO QURUX BADAN ARYAA MAAD DADKA AFKAAGA KA DAYSO AR HADDAAD CILMI IYO CAQLI HAYSO SOO DAA OO HA LA ARKEE XAAD DADKA U CAYNEE WALIGAA WAX FIICAN MA SHEEGTID ARYAA RABBIGAA MAAD KA BAQDO OO AF XUMIDA KA AASHO , WALAX KALAAN KUU SHEEGAA MARKA HORE ADI XAGGEE KU AAADDAA XAA DADKA KU DABA DHIGAY TAADA MAAD KU JOOGTID , WALAX KALE ANOO KUUGU DARNAANAYN II SHEEG XAGGAAGA KAAFIRKU WAA KEE ?? MELIZINAAWI XAGGAAGA MA MUSLIMBAA ? NINKA DIINTA DIIDA MA MUSLIMBAA ?? NINKA KAAFIRIINTA TAAGEERA MA MUSLIMBAA ?? ARYAA XAAD QARIHEE OO LA CAYTAMEE WAANBA KAA SHAKIYEE MA MUUSIIBA LA SOO QARIAA TAHAY ? MASE AXMAAR MAGAC MUSLIM KU GABBAHAAYA BAAD TAHAY XAADNA MOODAY IN AAN KALA GARAHAYN MUSLIM IYO KAAFIR IYO MUNAAFIQ ???
WALIGAA BOOD BOOD WAAD SOO BAXEE MAKAAD SOO BAXDANA JUGAA KULA TAAL
HII HIII MIDKASTA OO AXMAAR TAAGEERA MUSLIMBUU ISKA DHIGAA OGAADA YAAN LA IDIN QALDIN MUSLIMOOW MIDOW ALLAAH ACLAM.
xaqqa u hiili | Dec 2, 2008 | Reply
somaali mirror xaa jiro oo wax loo jaraa haddii wax la jaraa xaad u dayseen haddaan imid .