Guddiga Culimada Musaalaxada iyo Sixidda oo Bayaan ka soo saaray Heshiiska Djibouti

Published on November 28, 2008 by   ·   11 Comments   ·   print

Shabakadda Somalimirror ayaa heshay Nuqul ka mid ah Bayaan ay Maanta ka soo saareen Magaalada Muqdisho Guddiga Culimada Musaalaxada iyo Sixidda oo ay uga hadleen shirka ka dhacay wadanka Djibouti Magaalada Madaxdiisa Jabuuti,iyo go’aanada halkaas ay ku gaareen qaybaha halkaas ku Shiray, wuxuuna u Dhignaa Bayaanku sida tan:-

Dhag ka sii sawirka si uu kuugu weynaado.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Gudiga Culimada Musaalaxada & Sixida oo Bayaan ka soo saaray Xaalada Dalka
  2. Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay Heshiiska Djibouti
  3. Midowga Afirka oo soo dhaweeyay Heshiiska Djibouti
  4. DKMG ah:- Caqabado baa hor yaala Fulinta Heshiiska Djibouti
  5. Isbahaysiga Garabka Djibouti oo Shardi ku xiray Heshiiska Xabad Joojinta

Readers Comments (11)

  1. Hassan says:

    bismillah asalamu calaykum
    arintaan waxaan u arkaa inay ku saxanyihiin culumadu laakiin waa inay sheegaan waxa ay diinta ka qabto iyo waliba xukunkooda kuwa ku biiray dabadhilifka oo hada ayagu daba dhilif ah laakiin culimadu hadii ay xaqa cadayn waayaan ayga ayaa qiyaamaha lawaydiindoonaa

    mr shariika waxaan leeyahay ilaahay haku soo hanuuniyo hadii illahay sidaa kuu qoray hadii kalana ilaahay shartaada hanaga qabto

    kuwa qabiilka ku taageeraaya mr shariif waxa aan leeyahay ku quusqaata cabdulla xabash

    wabillahi towfiiq

  2. xuseen cali sangaa says:

    asc marka hore waa idiin salaamay waxaan ugu baaqaya culimada soomaaliyeed dhamaan meel kasta ojoogaan inay xaqa cadeeyaan kala xukumaan na lamada koox kii sax ah kii qalada

  3. Mohamed Abdirahman says:

    FARSAMADIINA MAFIICNA IYO SIDA AAD QORAALKA U SOOBANDHIGTEEN WAX LA AQRIN KARO

  4. Xoriyatuqon u dagalan says:

    Wax la aqri karo so qora ama iska dhafa o wax diyarsan so gudbiya wana dhalilaha ad ledihin byby

  5. Warfaa says:

    bismillah waxaan oranlahaa anoo waliba layga caqli iyo cilmi badanyhay… culimaw maxay kukaldwanyihiin kuwii aan ladiriraynay iyo kuwa kubiiray oo xataa afkooda kailaaliayay shareecda islaamka kunabdalay tastuurka. tan kale shirkaan waxaa wada cadawga ilaahay ee reer galbeedka . kuwaasina maahan kuwa khayr ladoonaya islaamka sida allahquraankiisa kusheegay.
    ugudanbayntii 2talo ayaan siin lahaa walaalha culimada iyo mujaahidiinta
    tan mujaahidiinta waxaan dhihi laha walaalyaal waxaa lagaaray wakhtigii aad cadawga umidawi lahaydeen oo aydin maalinba qolo intay aado aysan dhagax kusoo tuurin.. kudhwaaqa dawlad islaami ah umudanu idinka yay garbkiina istaagaysaa.
    tan culimda waxaan leeyahay ilaahay cilmiga uu idinbaray hakbeensheegina ee garab istaaga ilaahay junuudiisa oo taga goobha shrfta halkaas ayaa fatwada loogabaahanyhay,,,,

  6. Guul_Wade says:

    As/wr

    WARFAA…

    Ilaahay hakaa ajir siiyo,

    waxaan ku dar-san lahaa in ay walaalaha mujaahidinta ah ay dadajiyaan sidii ay ugu dhawaaqi lahaayeen midnimo guud ,,,hadii ay taas ka gaabiyaan, ha ogaadaan in wax badan oo aan lagu farxi doonin ay hor-yaallaan oo uu sheekh shariif iyo shirqoolkisu ugu horeeyo…

  7. xiin faniin says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, aduunow allaa ku leh aakhiroona yeelkaa,

    goormaa HAWIYE culumada yeesha, mida kale inta aan la gaarin ka hadal siyaasadeed maa laga hadlo GURYAHA XAARAANTA LUGU DAGANYAHAY, waxay dheheen waa culumo, illaahow run u hiili.

  8. a rahman says:

    culimadu way saxanyihiin dib uhishiisiintuna waa mu hiim dadka ka xanaaqsan oo qabiilku qalbiga ka dagay ha u dhinteen baanu leenahay

  9. Haddaan imid says:

    kuwaani wax ay ogyihiin malahan waaa dad siyaasad iyo dano gooni ah wato.hada oo amxaaro bixi rabto ayey isa soo sharaxayaan.

  10. nuuroow says:

    walaale waan fahannay hadalka culumada waxaan dhihi karaa sidaan
    horta culumo allooy qodobka u horreeya ka tanaasula waayo wuxuu u egyahay hadalladii siyaasiyiinta oo ahaa wa nalaga tagay ama looma dhamma tan kale sh bashiir waa adinki doortay sh shariif amiirka midowga maxakiimta waatii beyco aan la galnay ee ma asagaa gaaloobay mase culumada dhaacadi ka baxday waayo guddigan asaga dirsaday asagana amray

    2- qodobka labaad wallaahi aadbuu u yaab badan yahay waayo waxaad tiraahdeen ma bannaana in heshiis lala galoqoladi galada keentay oo soo ma ahan in gaalada nafteeda lala galo soo adinki noo akhrinayay sulxul \xudeybiyah marka haday bannaantahay in amxaaro heshiis lala galo maxaa diidayo ninka soomaliga ah haduu rabo gaal ha ahaadee sow taad sh shariif la shiraysen markuu joogay jowhar asagoo heshiiskaan wado

    3- isku dhaca wadaadada ayuu sababi karaa hadaad dhahdeen waxay u muuqataa inaad fiirinaysaan kaliya danta muqaawamada laakiin aadnan fiirinayn danta dadka masaakiinta ah ee soomaaliyeed teeda kale hadaad garateen inaad ridisaan qaladaadka isbahaysiga billaahi caleykum maad ka hadashan qaladaadka cad cad iyo xad gudubyada ay alshabaab ummadda kula kacayaan mase waxaa weeye ninkaan i dilayn ayan ceebtiisa sheegayaa

    4- waan in qadarinaynaa waxaad tihiin culumadannadii laakiin hadaan in dhahno adinkaba go aankiinna looma dhamma oo culumadi way dhoobantahay maxaad oranaysaan

    ilaahayoow qilafka naga bixi
    ilaahayoow aanan diinkaada ka amin bixin
    ilaahayoow khilaafka inaga bixi
    ilaahayoow gaalada wadankayaga nooga saar

  11. Macalinak Ummadda says:

    ass/c,

    Anigu culimada waxba oran maayo..oo afkaygu ma gaaro..cilmina kuma eki..waxaanse hadda ka akhriyey http://www.shabelle.net cinwaan u qornaa sidan “Askari KMG-ka ah oo agagaarka Hotel Ramadaan ee Muqdishoku ku dilay dhakhtar ka hawlgeli jirey Isbitaalka SOS.”, waxa ka dib maskaxdayda soo martay cajalad xusuus ah (recollection)oo ka soo bilaabmaysa 1969-kii kacaankii diin-laawaha ahaa (secular) ee culimada laayey..aqoon-yahankana la dagaalami jirey..askartana malafsiga xoolo-dadeed iyo xukun-maroorsiga baray.. laga soo bilaabo xiligaa ilaa haddeer, Soomaaliya waxa ku takrifalaya askari marba shaadh iyo magac (title) qaata. oo midna yiraahdo “sheydaan baan ahay!!”,kan kalena yiraahdo “jannada ninkaan raali ka noqdaa geleya!!”
    Haddeer, heshiiska Jabuuti qodobka ugu xun ee ku jiraa waa – sida culimadu sheegeen – in askartii dadka xasuuqday iyo dhakhtarkii xoolaha ee arxanka darnaa loogu abaal-guday in wadaado lagu sii xoojiyo, oo staff-koodu noqdo rag maxkamadaha ka tirsan. Waxa isbedeley qura waa C/llaahi Ysuf oo muqaawamada ku biiray iyo Shariifki maxkamadaha oo madaxtooyada degi doona, ama si kale u dhigoo ” xeryihii xabashidu ka degenayd Xamar oo maxkamadaha qaarkood geli doonaan, fulina doonaan isla ahdaaftii xabashidu fulinaysay..taasoo dabcan keenaysa in xabadii xabshida ku wajahnayd iyaga qabsato, sida uu sheegay mas’uul Garabka Asmara ka tirsani(Ciise). Waa ‘JUGJUG MEESHAADA JOOG!!’ Hadaan Illaahay nasri kale keenin.
    Taasi waa waxa dadku odorosayo (street talk), aniguse ka Macalinka-Ummada ahaan, waxaan ku talin lahaa: in sida Somailand XALAY DHALAY laga dhigo, oo aan waxba laysu raacin, cidna la fogayn, ee lagu baandheeyo barbar-dhac (no winners no losers), haddii la diidona waxa imanaysa NINNA YUU LULAN!!

    WabilLaahi Towfiiq




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Gudiga Culimada Musaalaxada & Sixida oo Bayaan ka soo saaray Xaalada Dalka
  2. Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay Heshiiska Djibouti
  3. Midowga Afirka oo soo dhaweeyay Heshiiska Djibouti
  4. DKMG ah:- Caqabado baa hor yaala Fulinta Heshiiska Djibouti
  5. Isbahaysiga Garabka Djibouti oo Shardi ku xiray Heshiiska Xabad Joojinta

Latest Headlines