Comments on: Warbixin:- Caabudwaaq yaa u cid ah?

By: ehlu suna
axmed cabdisamad qoraaga saxiib alxamdulilaah warkaadu waxa uu ahaa 2sano kahor  maanta alxamdulilaah cabudwaaq waxaa ka furan afar dugsi waxaa sii dheeraad ah in dugsiyo afafka inglishka lagu barto oo ilaa dugsi sare ah iyagana 6 meelood ka furanyihiin  waxaa kaloo jira ilaa sadex isbitaal oo qalabkooda iyo taqaatiirtooda u dhanyihiin  oo kii ugu danbeeyay dadka walida qabo ugu danbeeyay galgaduudna amaba aan  iraahdee faro ku tiris in dadka walan meel loogu xanaaneeyo loo furo taasina waa horumar oo ay cabudwaaq ku tilaabsatay ilaah baa mahada  leh alxamdulilaah waxaan kaloo idiin sheegayaa in  la dhagax dhigay jamacadii ugu horeysay ee gobalka iyadana lasoo gaba gabeendoono sanadka fooda inagu soo hayo haduu eebe idmo maah maah baa oranaysay hubsiimo horteed hal baa la siistaa   qolyaha qoraalkaan isku soo dabariday 3sano waxaad qorteen kahor baa dadku jawaab idiinkugu soo dirayaa sidii inaad shalay waxaad qorteen ay meesha ku yaalaan wagaad qoraalkaan qoreyseen kadib miyaad dhimateen maxaad waxyaalaha isbadalay dib ugu qoriweydeen mise afkii baa juuqda gabay

By: maxamad nuursalaad shidane
maan sha alaah waxaan waa runta oo aan been ku jirin walaahi waad ku mahadsantihiin maadaama aad ka sheegteen runta magaalada caabudwaaq thank you bahda somalimirror waad mahad santihiin aad iyo aad

By: sh burhaan ali
waa been tod magalada wa magaloyinka ugu cilmiga badanb diinta islaam ka waxayna saldhig utahay ahlusuna waljamaaca culumada simaaaliyed

By: cabdifataax
maxa xuma qofwaliba in uu fikradiisu dhiibto uuna kahadlo wixii dadku udan ah qofkii doonaayo dano gaar ah way adagtahay in halkani aad kaheshaan waayo dadku waa isku mid inkastoo wax yaabo yar yar iskajiraan oo dalkoo dhan ayay kajiraa.

guud ahaan reerka oo dhamani sidiisu malahani meel maamul sida qaab dowladeed ah sida in la isku yimaad ninka reerka ugu weyn iyo midka ugu yar loona doorto halnin oo madax ah kii ladoortana yuu noqon maro ku dhaq sida hada haysata gudoomiyaha gedo oo ladamcay in laga qaado jagado oo isku dhajiyay taasine waxay keenaysaa isku dhac iyo is aaminid la’aan dadka dhexdiisa ah maantane reerka oo dhami meesha uu joogo wax cad oo ay sheegi karaan oo ay qabteen majirto marka laga reerbo kuwa iskuulaada hayo marka dadkeena dibada jooga wax cad lagama hayo oo aan isku imaano sidii dadka wax loogu qaban lahaan aniga waxa aan diyaar u ahay wixii alle iyo wixii dadku wax loogu qabanaayo in aan wax kageysto ayadoo dadka lakala saaraynin waayo dadko oo dhamin waa walaalo oo waa isku mid. emailkeygane waa deysane114@hotmail.com waxa aan joogaan Italy.

wabilaahi towfiiq wasalamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu.

By: Soomaali
Aslamu Calaa man-ittabacaal-hudaa.

C/waaq waxaan moogahay muddo bil iyo wax la jira. Waxaa muuqata in qoraagu siduu wax u diyaariyey uu yahay nin aqoon u leh qaab-dhismeed ama shaxda wax loo qoro. Waxaa kaloo muuqata in qoraagu uu dananynayo ururo ama koox gaar ah inuu dahiro kuwaasoo aan degaanka wax ictibaar ah ku lahayn. Haddaba, si qoraagu hadafkiisa u gaaro ayaad mooddaa inuu degaanka dhan liidayao oo qeylo-dhaan aan jirin uu afka labadi yeeray.

Magaalada C/Waaq waxaa ku yaal masaajid ay dacwada iyo cilmigu har iyo habeen ka socdaan halka walaalkeen uu yiri ha loo diro dad wax bara shacabka. Sidoo kale school ayaa kooner kasta ku yaal. Ammaanka waa suganyahay oo haddii waqtigaas ay colaada yaryari jireen hadda waa nabad, Al xamdulillaah!

Waxaad mooddaa in ninka qoraalkaan diyaariyey ay dirsatay koox aan degaanka saameyn fiican ku lahayn amaba ceeba hore ka soo gaareen sidaan carrabkiisa ka helay. Waa nin weli ku maman damaca hoobtay ee xarakooyinka takfiiriga ah waana halka boogtu ka uraysee ceelku waa nabad.

By the way, roob iyo barwaaqo ayaa ilaahay degaanka dhigay.

Wabillaahi Towfiiq!

By: c/rasaaq max,ed abdi
marka hore waxaan ahay wiil somaliyed sidaas darteed ma noo fiicna arimaha kajira gal,duud qaasatan  caabudwaaq markaan fiirino  waa gobol qadiimi ah hada waxaa joogo niman allah ushariig yeelay oon aqoon alle   oo hadana cumalao ah oo lagu shaysto marka waxaan leeyahay dad ka jooga deegaanka ha iska kiciyaan mujrimiintaa oo ha u yeertaan islaamka jooga gobalada dalka somaliya

By: nuurta
walaalayal waan idiin salaamay intaa kadib ,aad buu u mahadsan yahay qoraaga warkaan wax xuna muu sheegin waa olly baraarujin dadka soomaliyeed lagu kicinaayo iney walaalahooda wax u qabtaan maha qabiil kaliya , gobalkastoo somalina dagaal sokeeye wuu ka dhacay wuuna ka dhaci,, so aan u wada kacno sidaan ubadkeena u badbaadin laheen ilo waxbarashona loogu furi lahaa , wadankeenana dib u dhisan laheen ,, ,,

waad mahadsantihiin ,,,wabilahi towfiiq..

By: guulwade
a/c slaaan kadib sxb waxaan filayaa ninka diyaariyay fariintaan waa ninaan c/w war u hayn sxb somalia oo dhan baa wada qabta tankale been baat ka sheegtay inaat dhahdo c/w baa dagaal dadka deegaanka ku dhex maray ma ogtahay inaytahay meesha kaliya ee aan wali dagaal sokeeye ka dhicin hada c/w waxay leedahay 3 hospital 4 school hoose dhexe 1 h school waxaa  hada ay leedahay police gaaraya 500 oo garaya marka meesha xun ha arkin

By: farax
WARBIXINTAN CIDII QORTAY AAD IYO AAD AYAY U MAHADSANYIHIIN WAXAANA U HABALYEENAYAA MAAMULKA SHABAKADAN IYO DADKA AF-KAARTOODA KA DHIIBTAY

WAXAAN KA CODSANAAYAA MAAMULKA SHABAKADA IN AY TAFATIR KU SAMEEYAAN WARBIXNADA LOO SOO DHIIBO MAXAA YEELEY WARBIXINADA KOR KU XUSAN WAXAA KU JIRA AF-LAGAADO LOO GEYSANAYO MASUULIYIIN SOOMALIYEED ANSHAXA SAXAAFADANA MIDAS MA AHAN.

MA LA DOONAYO QOFKU IN UU SOO BANDHIGO CADIIFAD QABIIL WAA MIDII SOMALIYA DILOOTAYE.

WAXAAN FILAYAA IN AAD CODSIGAYGA TIXGALIN DOONTAAN

MAHADSANIDIIN

By: maxamed
ASSALAAMU CALAYKUM

WAA WARBIXIN MUHIIM AH, LAAKIIN XAALADU SIDAAS MUGDI UMA AHA, SIDAAN KA WARBANA HAL DUGSI SARE AYAA JIRA, MA AQAAN SIDA QORAAGU UGA IL DUUFAY, ISKUULLADA DHEXANA MA XUMA, BAL ISKUULKAAN ILA ARAG.

http://www.allwadani.com/allwadani%20newsdesk_copy(1499).htm