Maamulka KMG ah oo Degmada Afgooye laga dhisey Maanta »
By Somalimirror on 3 Nov, 2008 2:49 PM in Main, Wararka | 0 Comments
Wax walba oo khuseeya Soomaaliya & Soomaalida
By Somalimirror on 3 Nov, 2008 2:49 PM in Main, Wararka | 0 Comments
By Somalimirror on 3 Nov, 2008 2:35 PM in Main, Wararka | 0 Comments
By Somalimirror on 3 Nov, 2008 12:18 PM in Main, Wararka | 0 Comments
By Somalimirror on 3 Nov, 2008 11:07 AM in Main, Wararka | 0 Comments
Ururka Jaamacada Carabta ayaa soo dhaweeyay isbadalka Cusub eek u yimid soomaaliya gaar ahaan Heshiiska ay wada gaareen Isbahaysiga Garabka Djibouti iyo DKMG ah iyo ku soo laabashada Sheekh Shariif Sheekh Axmed gudaha Soomaaliya si buu yiri ururku uu u fuliyo Heshiiskii Djibouti. Sii akhri »
By Somalimirror on 3 Nov, 2008 10:34 AM in Main, Wararka | 1 Comment
By Somalimirror on 3 Nov, 2008 9:51 AM in Main, Wararka, Xadgudubyada | 2 Comments
Ciidamada DKMG ah ayaa saaka nin Rayid ah ku dilay Jidgooyada “Sarkuusta” ka dib markii ay kala dageen Baabuurkii uu saarnaa oo marayay jidgooyadaasi. Sii akhri »
By Somalimirror on 3 Nov, 2008 9:30 AM in Main, Wararka | 10 Comments
C/qaadir Cali Cumar Hogaanka ugu Sareeya MMIS ee gudaha ku sugan isla markaana ka mid ah xubihii shalay illaa xalay kulanka la lahaa Wafdiga uu hogaaminayo Sheekh Shariif Sheekh Axmeda ayaa sheegay in kulankoodii uu ku soo dhaamaday is-faham. Sii akhri »
By Somalimirror on 3 Nov, 2008 8:40 AM in Main, Wararka | 1 Comment
Daahir Maxamuud Geele oo ka mid ah wafdiga la socda Sheekh Shariif sheekh axmed ayaa mar u waramayay Shabakadda Somaliatoday.net waxa uu sheegay in ay u yimaadeen Magaalada Jowhar sidii ay ugu sharixi lahaayeen Mas’uuliyiinta MMIS ee ku sugan gudaha Soomaaliya Heshiiskii Djibouti,