Archive for November 1st, 2008
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 10:23 PM in Main, Wararka | 20 Comments
Gudoomiyaha Isbahaysiga Dib u xoraynta Garabka Jabuuti oo maanta soo gaaray magaalda Jawhar ee Xarunta gobolka Sh.Dhexe ayaa waxaa uu ujeedada socdaalkiisa ku fasiray in ay uga golleeyihiin fulinta heshiiskii Jabuuti, booqasho ay Dalka ku soo gaareen iyo kulamo ay rabaan in ay la qaataan hogaamiye yaasha Muqaawamada iyo odayaasha dhaqanka. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 7:29 PM in Main, Warbixinnada | 0 Comments

Bakteeriyada kolooraha
Xanuunka Kalooraha ( Cholera). Waa cudur sababa shuban halis ah oo ay keento Bakteeriyada loo yaqaan Vibrio cholerae, xanuunkan waxa uu qofku qaadaa marka uu cuno ama cabo biyo ama cunto ay saamaysay Bakteeriyadaasi, bakteeriyadaas waxaa la aamin san yahay in ay ku negaato meelaha qoyan. Waxaana lagu dili karaa Cholera Bleach. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 5:59 PM in Main, Wararka | 3 Comments
Xaalahada sheekh Maxamed Ismaaciil Yuusuf oo ay Arbacii gurigiisa oo ku yaala Xaafada Biyo Kulule ee magaalada Boosaaso ay ka kaxaysteen qaar ka mid ah ciidamada kooxda P.I.S ee loo yaqaano “Ashahaaho La Dirir” oo haatan ku xidhan xabsi ku yaala isla magaalada ayay xaaladiisu tahay Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 4:35 PM in Main, Wararka | 7 Comments
Qaar ka mid ah Nabadoonada gobolka bari ayaa maaanta cambaareeyay 2-dii qarax ee Arbacadii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Boosaaso ee lagu bartilmaameedsaday 2 xafiis oo ay magaalada ku lahaayeen kooxda P.I.S ee loo yaqaano “Ashahaado La Dirir” Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 4:33 PM in Main, Wararka | 0 Comments
Inta la ogyahay 3askari oo ka mid ahaa Ilaalada Guddoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo ayaa ku geeriyootay in kabadan 5 kale oo uu ku jiro Guddoomiyaha Baydhabo Xasan Macalin Axmed Biikoole dhaawacyo halis ah ayaa ka soo gaaray ka dib markii maanta bartaha Baydhabo lagu Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 3:09 PM in Main, Wararka | 1 Comment
Ciidamada DKMG ah, oo saaka ku faafey xaafado ka mid ah degmooyinka X/jabab iyo X/weyne ayaa halkaa ka geystey falal ka dhan ah degenaanshaha guud ka dib markii qafaalasho iyo dhac kula dhaqaaqeen dadka rayidka ah ee deegaanka. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 3:05 PM in Main, Wararka | 0 Comments
2 askari oo ka mid ah Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ayaa Barqanimadii Maanta kooxo hubeysan waxa ay ku dileen xaafada Xamar Bille ee Degmada Wardhiigley. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 3:02 PM in Main, Wararka | 1 Comment
Ciidamo ka tirsan kuwa DKMG ah oo bar Isbaaro ku leh Xaafada Xaliimo heyte ee Degmada Kaaraan ayaa Saaka baradii halkaa ku toogtey labo Qof oo Rayid ah ka dib markii gaari ay la socdeen kala degeen. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 3:01 PM in Main, Wararka | 6 Comments
Isbahaysiga Garabka Asmara ayaa ku tilmaamay tagitaanka Sh. Shariif iyo wafdiga uu hogaaminayo Magaalada Jowhar Fitno la doonayo in laga dhex abuuro garabyada Muqaawamada Soomaaliya isla markaana lagu kala Jajabinayo. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 2:58 PM in Main, Wararka | 0 Comments
Maamulka Islaamiga ah ee ka arimiya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, ayaa Maanta shaaciyey in dib mar kale loo firey Maxkmadii Maamulka oo dhawaan Albaada la isu dhuftey. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 2:47 PM in Main, Wararka | 0 Comments
Xoghayaha Warfaafinta isbahaysiga Garabka Djibouti Axmed C/laahi Sheekh oo la socda Wafdiga uu hogaaminayo Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa ka warbixiyay ujeedada socdaalkooda xili uu u waramayay idaacada BBC-da laanteeda Af-sooomaaliga. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 2:25 PM in Main, Wararka | 2 Comments
Sida aanu ka soo xiganay Shabakadda Somaliatoday.net 11 Askari oo Kenyati ah ayaa ku geeriyootay, Tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen Dagaal culus oo ku dhex maray Muqaawamada Soomaaliya iyo Ciidamada Kenya xadka Kenya, gaar ahaan Degmada Ceel-waaq labadii maalin ee Khamiista iyo Arbacada. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 1:05 PM in Main, Wararka | 16 Comments
Abaare 12:40 Duhurnimo ayuu Sheekh Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo ay ka soo dageen Garoonka Magaalada Jowhar xarunta Gobolka Shabeelada dhexe oo ku yaala duleeda waqooyi ee Magaalada. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 12:23 PM in Main, Wararka | 6 Comments
Sida uu ku soo waramayo wariyaha Shabakadda somalimirror ee Gobolka Hiiraan Qaban qaabo xoogan ayaa ka socota Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baladweyn taas oo aan la sheegi karin cidda lagu soo dhaweynayo ee ka soo dagaysa. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 12:19 PM in Main, Wararka | 1 Comment
Qof Goob Joog ah oo ku sugan Gudaha Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho ayaa u xaqiijiyay Shabakadda Somalimirror in 3 Urural oo ay leeyihiin Ciidamada Gumeysiga Itoobiya isla markaana siday dhaawacyo iyo Maydad laga dhoofiyay garoonka abaare 11:00 barqanimo ee maanta. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 11:48 AM in Main, Wararka | 0 Comments
Ilo xog ogaal ah oo la socda Wafdigii Culima’owdiinka ee marayay Qeybo ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay Shabakadda Somalimirror in ay baajiyeen safarkii ay maanta ku tegi lahaayeen Jowhar ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Sheek Shariif Shiikh Axmed halkaasi ku soo fool leeyahay, isla markaana u jihaystay dhinacaas iyo Degmada Ceel-Baraf ee Gobolka Shabeelada Dhexe. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 11:30 AM in Main, Wararka | 0 Comments
Hal qof ayaa ku geeriyooday Mid kalana waa uu ku dhaawacmay rasaas ay si bareer ah ugu fureen Ciidamada Copy-ga ee fariisinka ku leh Kuliyadii hore ee Jaale Siyaad gaari Bl- ah oo ay saarnaayeen Dad rakaab ah. Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 11:14 AM in Main, Wararka | 0 Comments
Xalay fiidkii ayay is rasaasay waxa ay ka dhacday Koonfurta magaalada Gaalkacyo taasoo sida la sheegay u dhaxaysay niman heysta meel Isbaaro ah oo mar sii horeysay nin laga dilay waxayna is rasaasayntaas keentay dhimashada hal gabar oo ka ag dhaway goobta ay laysku xabadaynayay iyo dhaawac 3 oo kale Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Nov, 2008 9:44 AM in Main, Wararka | 7 Comments
Ilo Xog Ogaal ah ayaa u xaqiijiyay Shabakadda Somalimirror in saacadaha inagu soo fool leh uu Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ka soo dagi doonaan Magaalada Jowhar xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe. Sii akhri »