November 2008 Archive
Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ka mid ah Isbahaysiga Garabka Djibouti ayaa sheegay in Heshiiska Djibouti uu Maslaxad iyo Guulba u yahay Shacabka Soomaaliyeed.
More From November 2008
23 Goobo Ganacsi ayaa xalay ku basbeelay Dab xoogan oo qabsaday Suuqa Xoolaha Degmada Wal-Wayne ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Taariikhda Warkan waa 29/11/2008
Mas’uul u hadlay Jimcihii Shalay Dowlada Maraykanka ayaa ka dhawaajiyay in Wadankiisu uu u ololeynayo sidii Ciidamo uu ...
Taariikhda Warkan waa 29/11/2008
Saaka Waabarigii hore ayay Xoogaga Al-Shabaab Weerar Hoobiyayaal kula Jarmaadeen Ciidamada Gumeysiga Itoobiya iyo kuwa DKMG ah ...
Taariikhda warkan waa 29/11/2008
Sheekh Shariif Sheekh Axmed ugu horeyn sheegay in laga Heshiiyo Dhinicii Siyaasada oo lagu heshiiyay in Dowlad Midnimo ...
Taariikhda Warkan waa 29/11/2008
Nuur Xasan Xuseen(Nuur Cadde) oo Saxaafada kula Hadley Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya ayaa sheegay in Soomaaliya ...
Taariikhda Warkan waa 29/11/2008
Ra’isul Wasaaraha Dalka Itoobiya Meles Zenawi oo la hadlayey wakaalada wararka ee dalkiisa ayaa sheegay in Eritrea gacan ...
Taariikhda Warkan waa 29/11/2008
Afhayeen u Hadley Burcadda heysatada Markabka Sacuudiga laga leeyahey ee sida Shixnada Shidaalka ah oo Khadka Talefonka ...
Taariikhda Warkan waa 29/11/2008
Shil Gaari oo Maanta ka dhacey Wadada Makka Al-Mukarama ee Degmada Hodan ayaa inta la ogsoon yahey ...
Taariikhda Warkan waa 29/11/2008
Ciidamo ka tirsan kuwa DKMG ah oo saaka ku faafey qeybo ka mid ah Degmada Waaberi ee Gobolka ...
Degmada Bardaale ee gobolka Bay waxaa si aad looga dareemayaa dhaq dhaqaaq xoogan, kadib markii Ciidamada tira badan oo oo ka ...
Waxaa Maanta Salaadii Jicmo ka hor Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso soo galay in doonaya in uu Islaamo magaciisana ku sheegay ...
Waxaa Maanta koox ka mid ah Burcad Badeeda Soomaaliyeed laga siidaayey Markab kuwa Xamuulka qaado ah oo laga leeyahey Dalka Greek ...
Caawa Salaadii Makhrib ka dib Degmada Buulo-mareer ee Gobolka Shabeelada Hoose waxaa la keenay Meydka 2 Dumar ah oo Jidhkooda uu ...
Xoogaga Al-Shabaab ee gacanta ku haya Magaalada Marka Xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ayaa Maanta Xukun Tacsiir ah ku fuliyay 6 qof ...
Shabakadda Somalimirror ayaa heshay Nuqul ka mid ah Bayaan ay Maanta ka soo saareen Magaalada Muqdisho Guddiga Culimada Musaalaxada iyo Sixidda ...
Afhayeen u Hadley Wasaarada Arimaha Dibada ee Dalka Itoobiya Single Pillay oo la Hadley Maanta oo Jicme ah wakaalada wararka ee ...
Koox ka tirsan Burcad Badeeda Soomaaliya oo ka kooban 5 xubnood ayaa ku afduubey Maanta oo Jimce ah Gacanka Cadmeed Markab ...
Madaxa Xafiiska Warfaafinta Jabhadda Midowga Xoreynta Soomaaligalbeed C/laahi Cusmaan Gaashaan oo shalay u waramay Idaacada BBC-da laanteeda Af-Soomaaliga ayaa ka hadlay ...
Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa gaashaanka u daruuray maalinimadii Shalay in uu sheego xili cayiman oo ay uga Baxayaan Ciidamadiisa ...
More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga