October 2008 Archive

Dr Cumar Imaan oo Shir Jaraa’id qabtey

  Dr Cumar Imaan Abubakar, oo ka mid ah Isbaheysiga Dibu Xoreynta Soomaaliya Garabka Asmara, dhawaana loo magacaabey hogaanka GMIS,  oo shir Jaraa’id khadka telephone-ka Saxaafada ugu ...

More From October 2008

Cudurdaarasho

Waxaan akhristayaasheenna ka raalli gelineynaa hakadkii ku yimid Database-ka somalimirror, Kaasoo ka yimid culeys fuulay serverka kadib markii ay bogga soo ...

Sh. Max’ed Ismaaciil Yuusuf oo ay xireen Ciidamada Puntland

Ciidamada Booliska maamul Goboleedka Puntland ayaa galabta saladii Casar kadib waxa ay gurigiisa oo ku yaala xaafada Biyo Kulule ee Magaalada ...

Dekeda Muqdisho oo xaley lacag laga dhacey

Qasnada waaxda canshuuraadka ee beriga ee dekeda Magaalada Muqdisho ayaa xaley kooxo hubeysan u dhaceen oo jabsadeen, waxa ayna kala baxeen ...

Mas’uuliyiin Qaraxyadii Hargeysa ku dhimatey

Warar dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya weerarkii saaka lala beegsaday  Xarunta maadaxtooyada ee Maamulka S/land iyo Safaarada Itoobiya ku leedahay Hargeysa ...

4 askari oo Ciidamada Gumeysiga looga diley Isgoyska Ifka Xalane

Barqanimadii Maanta iska hor’imaad muddo kooban ayaa ka dhacey inta u dhaxeysa isgoysyada Miisaanka Dhuxusha iyo kan Ifka Xalane ee Degmada ...

Saraakiisha Ciidamada MMIS ee Gobolada Dhexe oo Qaadacay Heshiiska Djibouti

Saraakiisha Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed ee Gobolada Dhexe oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Hoolka Shirarka ee Madiina ee Magaalada Baladweyn ...

Geeska Afrika: Maareynta Loolanka Istraatiijiga ah(Q.1-aad)

Markaad u kuurgasho waxa ka dhacaya mandaqada Geeska Afrika waxaa kuu soo baxaysa inuu ku salaysan yahay loolan iyo hardan istraatiiji ...

Qaraxyo Waaweyn oo ka dhacay Hargeysa

3 Qarax oo kala duwan ayaa abaare 10:00 iyo qadar daqiiqado ah ka dhacay Magaalada Hargeysa xarunta Maamul Goboleedka Soomaaliland.

Warar hor dhac ah oo ka soo baxay 2 qarax ee ka dhacay magaalada Boosasao

Warar hor dhac ah oo ka soo baxaya 2 qarax oo ka dhacay Magaalada Boosaaso Abaaro 10:20 ayaa waxa ay ...

Isbahaysiga Garabka Jabuuti oo si rasmi ah u xaadiray Madasha Shirka Nairobi

warar aanu ka helay goordhaw Madasha shirka Nairobi ayaa sheegaya in isbahaysiga Garabka Djibouti ee uu hogaaminayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...

Sh. Shariif oo kulan la leh Jandayi Freezer

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Gudoomiyaha Isbahaysiga Garabka Djibouti ayaa lagu wadaa in uu Daqiiqadaha soo socda la kulmo Jandayi freezer Uqaabilsanaha ...

Maalintii 2-aad oo la filayo in uu furmo Shirka Nairobi

Maanta ayaa la filayaa in uu mar kale dib u furmo shirka Nairobi ee ay wada leeyihiin Urur Goboleedka IGAD ...

Eedaymo ka soo Yeeraysa Xubnaha Baarlamaanka DKMG ah

Qaar ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka DKMG ah ayaa eedayn dusha uga tuuray xubnihii shalay ka hadlay Madasha Shirka Nairobi ...

Wasiiradda Arrimaha Dibadda IGAD oo Qayru Mas’uuliin ku tilmaamay Madaxda Sare ee DKMG ah

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta kulan gaar ah oo ay yeesheen waxay dhamaantood isal qireen ...

Duqayn loo Gaystay Wasaaraddii hore ee Gaashaandhigga

Madaafiic gaaraya ilaa 12 ayaa waxaa Caawa Gabaldhicii lagu weeraray Xaruntii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Fariisin u ah Ciidamada Gumaysiga ...

Shirka Nairobi oo Fashilka DKMG ah lagu soo Bandhigay

Waxaa galabta dib u furmay wajigii 2-aad ee shirkii Magaalada Nairobi uga soconayay Urur Goboleedka IGAD iyo DKMG ah waxaana madasha ...

Shirkada Lottah Group oo la Wareegtay howlaha dhismaha ee Airoport-ka Boosaaso

Waxaa maanta si rasmi ah loo furay qeybta nasashada ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso kadib heshiis ay kala sixiixdeen maamulka Puntland ...

Xubin Barlamaanka KMG ah oo lagu qabtey Garoonka Nairobi

Xubin ka mid ah Baarlamaanka KMG ah oo lagu magacaabo Axmed Cabdi Faarax ayaa ciidamada Bileyska dalka Keyna waxa ay ka ...

Golaha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo heshiiska Jabuti qaadacay

Golaha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo Manta shir Jaraa’id ku qabtey Xafiiskooda Magaalada Muqdisho ayaa ka Hadley heshiiska Jabuti ee shaley DKMG ...

« Back    More »