Shirkii Nairobi oo Berri loo dib dhigey

Published on October 27, 2008 by   ·   2 Comments   ·   print

keyna.jpg Shirkii lagu wadey Maanta in uu ka furmo Nairobi ee ururka IGAD, DKMG ah isugu yeeray ayaa warar ka soo baxaya waxa ay sheegayaan in maalinta Berri ah uu dib ugu dhacey.  

Ilaa iyo hadda wax faah faahin dheeraad ah lagama hayo dib u dhaca shirkan, basle wararka qaar ayaa tibaaxaya in dib u dhiciisu uu ka yimid dhanka IGAD oo sheegtey in arrimo iyaga la xariira dartood dib loogu dhigey shirka ilaa Berri.

  

Wararka ilaa iyo hadda la helayo ayaa sidoo kale sheegaya in dalalka ururka IGAD ku bahoobey qaarkood oo markii hore ay aheyd in ay ka qeyb gaalan shirka hadda ka baaqdeen sida dalka Suudaan oo shirka u soo dirsadey Mas’uul aan jago weyn dalka ka heyn.

 

Maanta waxaa lagu wadey in shirku furmo, kulamana ay yeeshaan DKMG ah Hay’adaheeda kala duwan oo Nairobi ku wada sugan.

 

Dhanka kale waxaa socda diiwaan gelinta xubnihii ka qeyb geli lahaa shirka taasoo ka socota Magaalada Nairobi sida wararka lagu helayo kuwaas oo iska xaadirinaya xarunta shirka loogu talo galey in lagu qabto.

   



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. C/laahi Yuusuf & 180 xubanaha Baarlamaanka ah oo Nairobi ku wada sugan
  2. Qaban qaabada Shirka IGAD & DKMG ah ee Nairobi.
  3. DKMG ah oo sheegtey in shirkii looga yeeray ee Keyna dib u dhacey
  4. Xildhibaano Maanta Baydhabo dhanka Nairobi uga dhoofey
  5. Aadan Madoobe oo Shirka Nairobi ku tilmaayey dib u sixida DKMG ah

Readers Comments (2)

  1. SHIINEBADI says:

    SCWRWB

    UGU HORAYNTII SALAANTA ISLAAMKA AYAAN WALAAALAHA ISLAAMKA QAASATAN WALALALAHA SOMAAALIYEED, INTAA KA DIB WAA WAX LALA YAABO DAD SHEEGANAYO MAS UULIYAD MISANA LAGU RARAYO DIYAARAD EE FARTA LOGU YEERAYO HADAY UMADOODA KA SHIIXAYN MAY ILAAH KA SHIIXAN MAXAY NAFTOODA U QAYAANAYAAN OO MANSAB AYSAN HAYN DADKA UGU SHEEGAYAAN MADAX BAAN NAHAY YAY U YIHIIN MASE YIHIIN DAD IYAGA GO AAN GAARI KARO DUF KU BAXA MAXAA JAAHILIIN ISKUGU YIMID MEESHA,

    MIDA KALE SUUDAAN AWALBA QALAD BAY UGU JIRTAY WAXAAN LA YIRAAHDO IGAD SABABTOO AH IGAD WAA LA DAGALAALANKA ANYAXA & ABAARAHA KUWI DHISTAY 1986 WAX HADA MADAXWEYNE AH MALAHAN SIDI OO AY TAHAY BAY HADANA ISKU BADASHAY MAR QURA MILATARY & SIYAASAD OO AY KA BIXI KARIN OO MARAYKAN UU KU QASBAYO, HADABA SUUDAAN XITAA MA AHAYN IN AY USOO DIRTO ERGAY HOOSE SIDA ERETEREYA IN AY KA BAXDO AYAY AHAYD QASHINKAAN SABABTOO AH HADII SOMALIYA LAGA TAQLUSO ILAAH MA QOREE AY IYADA KU XIGTO TASNA DALISHADEEDA WAA MUUQATAA WAA ARINKA HADA TAGAN EE AH MADAXWEYNE ALBASHIIR MAXKAMAD BAA UYERAYSO OO AY KU SHEEGEEN MAXKAMAD ADUUN OO AAN ANIGA AQONSANAYN ALBASHIIROW KA BAX IGAD HADAAD KU OGAYD IN AY ANYAXA LA DGAASHO HADA WAA ( AAN GADNO ) YACNI DADAAL MAGACAS OO AAN U FIKIRAYAY ILAA MUD SANAD AH WAXAANA I SO BAXAY MAGACAAS HADA ADIGA LAGU GADAYAA HADAD KA BIXIN AANGADNO QOLADA AN UGU MAGAC DARAY

  2. mummina says:

    IGAD WAXALA YIRAA WAA AFRICAN CHRISTAIN GROUP
    HADANA WAXAY LA SOO BAXEEN NACEEKII AY SIAMLAKA U QABEEN, WAXAAN RAJEYNAYAA IN AY SUUDAAN IYO JABUUTI KA BAXAAN, WAAYO WAA GAALO IS BIIRSATAY, HADANA MAANTA WAQTIGA LA JOOGO FIIRI, IYO SIDA AYSAN U QARSAN KARIN NECEBKA AY U QABAAN ISLAMKA.

    ALLAH HA QABTO IGAD KAAFIRIINTA.

    LACNATULAHU AMRUUKKA IYO KENYA IYI ITOOPIYA.IYO WAXII WALLLI U NOQDABA.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. C/laahi Yuusuf & 180 xubanaha Baarlamaanka ah oo Nairobi ku wada sugan
  2. Qaban qaabada Shirka IGAD & DKMG ah ee Nairobi.
  3. DKMG ah oo sheegtey in shirkii looga yeeray ee Keyna dib u dhacey
  4. Xildhibaano Maanta Baydhabo dhanka Nairobi uga dhoofey
  5. Aadan Madoobe oo Shirka Nairobi ku tilmaayey dib u sixida DKMG ah

Latest Headlines