Hay’adda Care oo ku dhawaaqday in ay joojisay Hawlihii ay ka waday Soomaaliya
Published on October 26, 2008 by Somalimirror · 4 Comments ·
Hay’adda Care International ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in hanjabaado uga yimid Afhayeenka Urur ka mid ah Islaamiyiidna daraadeed ay joojisay hawlaheedii ay ka waday Soomaaliya.
Care International ayaa warsaxaafadeedkeeda ku sheegtay in ay Dalka Soomaaliya ka hawlgalaysay laga soo bilaabo sanadkii 1981 waxayna tilmaantay in khatarta xagga amaanka ee la soo daristay darteed ay u hakisay raashin dhan 100,000 MT oo ay ugu talagashay dad 1 milyan gaaraya oo ku sugan Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
“Si dhab ah ayaan u qaadanaynaa Hanjabaadda noocan oo kale ah” ayuu yiri David Gilmour madaxa Care u qaabilsan Soomaaliya wuxuuna intaa raaciyay “Amaanka shaqaalaheenu waa mid aad muhiim noogu ah. Beegsashada noocan oo kale ah iyo Hanjabaadda tooska ah waxay ugu danbayntii nagu qasbeen in aan kala doorano nabdageliyada Shaqaalaheena iyo gargaaridda kumanaan Soomaali ah o ku sugan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya kuwaas oo baahi weyn u qaba samafal”.
Hay’adda Care ayaa sheegtay in ay jiraan khataro balaaran oo soo food saaray hay’adaha Gargaarka ee ka hawlgala Soomaaliya waxayna warsaxaafadoodkooda ku sheegeen in ilaa 12 shaqaale samafal ah ay naftooda waayeen bilihii la soo dhaafay halka afduub loo gaystay tiro kale kuwaas oo ay sheegtay in 2 kamid ah ay shaqaalaheeda kamid yihiin.
Dhaqdhaqaaqa Alshabaab ayaa dhawaan soo saaray warsaxaafadeed goobaha ay ku sugan yihiin shaqada uga joojinayaan Hay’adaha Care iyo IMC oo ka hawlgala Dalka Soomaaliya.
Related posts:
- Shaqo joojin lagu sameeyay Hay’adaha CARE iyo INC ee ka howl gala Gobolka Hiiraan.
- Hay’ada Horn Relif oo Joojisay shaqadii ay ka waday Kismayo
- Sarkaal ka tirsan hey’ada Women & Child Care oo la dilay
- Hay`adda ICRC oo la weeraray
- Ciidamadii dhaqdhaqaaqyada ka waday Gobolada Bay iyo Bakool oo dib ugu soo noqday Baydhabo
??? ???? ?????? ??? ??? ????? ??? ??? ???????? ??? ??? ????? ???? ????????? ?? ?? ???? ????? ????
??? ???? ?????? ??? ??? ????? ??? ??? ???????? ??? ??? ????? ???? ????????? ?? ?? ???? ????? ????
***********************************************
WALAALAYAAL MIYAAD ILLOWDEEN JAMCIYAADKII IYO HAY’AADKII LA YIRI WAA ARGAGIXISO SIDA [ XARAMAYNKA ] AAWAYE WAA LAGA MAMNUUCAY SOOMAALIYA SABABTOO AH MARAYKANKA AYAA KU DARSADAY LIISKA ARGAGIXISADA SAASBAYNA U UMAAN WAAYEEN OO WADDANKOODII SUCUUDIGA LOOGA JOOJIYAY KALIYA AMARKAAS UU KAAFIR BUUSH SOO SAARAY , HADDABA [ DAVED ] OO AH MADAXA U [ CARE ] TA SOOMAALIYA MA LA WAYDIIAYAY MIYAYDAN AHAYN ARGAGIXISO KU GABADA U KAALMAYNTA DADKA TABAALAYSAN CAALAMAKA ISLAAMKA LAAKIIN AAD UGA FAA’IDAYSANAYSAAN AZMADA AY KU JIRAAN SI AAD U GAALAYSIISAAN UMMADA OO ISLAAMKA UGA SAARTAAN , OO DADKA DICIIFUL IIMAANKA AH AY IDIN RAACAAN , OO AAD BIRRI SOO CELISAAN SOOMAALI YUHUUD AH AMA KIRISTAANA AH AMA LAA DIIN AH , MASE LAGA IN AAD TIHIIN CIIDAMO GASHAN DHAR RAYID OO GUDANAYA HAWL CIIDAMEED AMA DAJINAYA XEELAD LAGU MAJA XAABINAYO NUURKA ALLAAH IYO MUJAAHIDIINTA , U MALAYN MAAYO IN BILAA DANBI LA IDINKU NACAY EE SHEEGA WAXA AAD FASHEEN ? TAASINA WAXAY U TAHAY DIGNIIN QOF KASTA OO QALBI LAAWA AH OO AAN LA SOCON IN AAN LALA SOCON HAGARTIISA , ALLAAH HA CIZZEEYO WALAALAHAYGA MUJAAHIDIINTA AH EE CABSIDA KU HAYA GAALADA IYO MUNAAFIQIINTA WAANA NASRI IN KAAFIRIINTU BAQAAN OO AY KA BAQAAN MUSLIMIINTA , MARKA WALAALAYAAL RABBI BAAN GARGAAR KA SUGAYNAA EE MRKA HORE U GARGAARA DIINTIISA.
QORE : UBBAHANE ALLAAH WAXDAH.
27 / SHAWAAL / 1429 HIJRI.
BISMILLAAH
ASSLAAMU CALAYKUM.
WAXAAN SHAKI LAHAYN IN AAD SHAQO AAD UU RAALI KA NOQDAY BUUSH IYO MELIZ AAD U HADYAYSEEN SAASBAANA KU MUTAYSATEEN IN LA IDINKA RAACDEEYO ARLADEENA DAAHIRKA AH , WAXAANSE LA YAABAY HADDII LA IDINKA RAACDEEYO DHULKEENA XAA DHACAAYA DHULKA MA LA DHIMANAA ? MA LA GAAJOONAA ? WALAXAANSE IDIN WAYDIIN HAA FIISADII AAD MARKII HORE SOOMAALIYA KU TIMAADEEN YAAD KA SOO QAADATEEN ? YAASE IDIIN FASAXAY IN AAD HAWSHAAS QABATAAN ? WALAXKALE IGA HOOYA 1981 DII ILAA 2008 IMISA AAD DISHEEN ? SUMAYSEEN ? GAALAYSIISEEN ? DHACDEEN ? KUFSATEEN ? ARHOOY YAA IDIN LA XISAABTAMAY ?? HADDAANBA MAGACIINA MAQLAY WALIGAY MAADAN IDIN MAQLINE RABBIGAY HA JANNEEYO MUJAAHIDIINTA BANAANKA IDIN SOO DHIGTAY ILAA AY OGAADEEN XUMIDA AAD WADDAAN , ARYAA DADKA MALABAY U QOOSHAAYAAN SUNNA WAY KA DHARJINAAYAAN XAAKU KU KHIYAANA AH !!!! GAALO WAA FAKKAREE WALAXDOODA WAY U JOOGAAN AAWAY CARABTA WALAALAHEENA XAA KU DHACAY XAGGEE JIREEN 1981 XAY U IMAAN WAA YEEN , IGA DAA MARKAAN CARABTA HADDA JOOGTA MAQLAAN IS WAYDIIYAA NASIIB DARRANAA KUWAAN CARAB ASAL AH MA AHAN HADDII AY CARAB ASALA YIHIIN DIINTA ISLAAMKA WAY U GARGAARI LAHAAYEEN MARKAASAAN ISTIGFAARSADAA OO DHAHAA WALLEE WALI WAA KUWAAS CARUURTOODII MEELKASTA HORTAAGAN GAALADA EE WAXAA LAGU DHEX ABUURAY KUWO AAN ISIR U LAHAYN ISLAAMKA , EE RABBI BAA MAHAD LEH NAGU HANUUNSHAY ISLAAMKA , SOOMAALAAAAAAAAAAAY SOOOOO RAAAAAAAACA ISLAAAAAAAMKA MINAAAA DIIIIIDAAAAAAN ISLAAAAAMKA MIIIIIIIIIINAAA GAALO IDINKU MIIINAYAN , MINAAAAAA YEEEEEEEESHAAAAN ISLAAAAAAMKANA MIIIIIIIIIIIIIIIIIID JANNAAAAAAAAA MALABSANAYSAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAN
ALLAAHU AKBARN
WASSALAAMU CALAYKUM.
Hay’daan inay dad taabaaleysan wax siin jirtay waa la ogyahay balse danta ay ka lahaayeen ayaa ka weyn wax siintaas sida uu sheekh abuu mansuur sheegayna cadeeymo inay wax islaamnimada khatar ku ah ay sameeyn jireena waa la sheegay intaa waxaa kuu dheer jawaasiis nimada ay dadka kula dhex jireen