Comments on: Jahawareerka dhaqaalaha adduunka: Maxaa sababay sideese loo xallin karaa?

By: i.wish somalia
asc dhamaan umada somaliyeed meelkasta eey joganba gaar ahaan bah.da wap kan somali mirror.com oo u sooban dhigay bulshoweynta somaliyeed gaar ahaan dadka soo boqda shabakadan  forsado qaali ah oo eey kadibankara fakirkoda ku adan arak tidoda ooban

By: Yasska
Hoos u dhaca dhaqalaha aduunka yahuuda sabab u ah… dadka mamula dhaqalaha reer galbeedka  wa yuhuud. dat is it

By: Macalinka Ummadda
Ass/c,

Haddii si fudud loo qeexo dhibaatada dhaqaale ee maraykanka ka bilaabantay (Financial Depression), sababtu waxay tahay kharashka xad-dhaafka ah ee ay geleyaan dadka maamula ilaha dhaqaalaha reer galbeedku..sida carabta saliida leh..waana (israafka) diinteenu ka digtey. Luqadda bangiyadana (Banking Terminology), mashaakilka dhacay waxa u sabab ah laba hab oo dhaqaalaha loo maamulo oo isku lidi ah: kalana ah (overdrawn) iyo (underdeposited). Kan hore waa iyadoo macmiilku isticmaalo ama la baxo kharash ka badan kan uu haysto ama dhigaalka u ah; kan labaadna waa iyadoo macmiilku qaato kharash ka yar kan uu dhigtay bangiga.

Marka nidaamka dhaqaale ee reer galbeedka ayaa ku dhisan in lays barbar-yaaco oo lacagta bangiga qoyska u taal, marna ninku la baxo marna naagtu la baxdo..oo waliba laysku eryo iyadoo hinaase iyo kala shakina jiro.. oo markuu gaadhi gato ay laba gadato..taasina waxay keentaa in deyn badan la galo.. oo iyana ka mid ah ceebaha nidaamka bangiyada qolyaha indhaha riyaha leh!

Calaa kullin, xalku wuxu ku jiraa nidaamka Islaamku u dhigay dhaqaalaha.

Hana iga hadho gaalaa nidaam leh!!