Jahawareerka dhaqaalaha adduunka: Maxaa sababay sideese loo xallin karaa?

Published on October 22, 2008 by   ·   3 Comments   ·   print


dollars_global_109856e.jpgAkhristayaal waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa qoraal toosh ku ifinaya jahawareerka soo wajahay guud ahaan dhaqaalaha adduunka, gaar ahaan sayladaha saamiyada (Stock markets), kaas oo laba qaybood ka kooban.

Qaybta hore waxay baadigoobaysaa asbaabihii gundhigga u ahaa dhibaatadaan; saamaynta ay ku yeelatay dhaqaalaha aduunka iyo qaababka kala duwan ee loo wajahay.

Qaybta 2aad oo haddii Eebe idmo aan dhowaan soo gelin doonno, waxay qaadaa dhigi doontaa saamaynta isbedelladaani ku yeelanayaan Soomaaliya iyo Soomaalida.

 Cinwaanka hoose dhag sii

jaahwareerka-dhaqaalaha-aduunka-maxaa-keenay-sid.pdf





WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Puntland ma la Badbaadin Karaa?
  2. Warbixin:- Sidee loo fasiran karaa bixitaanka Ethiopia?
  3. Yaa wada halganka lagu xoraynaayo dalka hooyo, Muxuse ka badali karaa heshiiska Djibouti?
  4. Malaga qeyb gali karaa Ciidda Gaalada (Qeybtii 1aad)?
  5. Qarax Khasaare sababay oo Baydhabo ka dhacay.

Readers Comments (3)

  1. Macalinka Ummadda says:

    Ass/c,

    Haddii si fudud loo qeexo dhibaatada dhaqaale ee maraykanka ka bilaabantay (Financial Depression), sababtu waxay tahay kharashka xad-dhaafka ah ee ay geleyaan dadka maamula ilaha dhaqaalaha reer galbeedku..sida carabta saliida leh..waana (israafka) diinteenu ka digtey. Luqadda bangiyadana (Banking Terminology), mashaakilka dhacay waxa u sabab ah laba hab oo dhaqaalaha loo maamulo oo isku lidi ah: kalana ah (overdrawn) iyo (underdeposited). Kan hore waa iyadoo macmiilku isticmaalo ama la baxo kharash ka badan kan uu haysto ama dhigaalka u ah; kan labaadna waa iyadoo macmiilku qaato kharash ka yar kan uu dhigtay bangiga.
    Marka nidaamka dhaqaale ee reer galbeedka ayaa ku dhisan in lays barbar-yaaco oo lacagta bangiga qoyska u taal, marna ninku la baxo marna naagtu la baxdo..oo waliba laysku eryo iyadoo hinaase iyo kala shakina jiro.. oo markuu gaadhi gato ay laba gadato..taasina waxay keentaa in deyn badan la galo.. oo iyana ka mid ah ceebaha nidaamka bangiyada qolyaha indhaha riyaha leh!
    Calaa kullin, xalku wuxu ku jiraa nidaamka Islaamku u dhigay dhaqaalaha.

    Hana iga hadho gaalaa nidaam leh!!

  2. Yasska says:

    Hoos u dhaca dhaqalaha aduunka yahuuda sabab u ah… dadka mamula dhaqalaha reer galbeedka wa yuhuud. dat is it

  3. i.wish somalia says:

    asc dhamaan umada somaliyeed meelkasta eey joganba gaar ahaan bah.da wap kan somali mirror.com oo u sooban dhigay bulshoweynta somaliyeed gaar ahaan dadka soo boqda shabakadan forsado qaali ah oo eey kadibankara fakirkoda ku adan arak tidoda ooban




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Puntland ma la Badbaadin Karaa?
  2. Warbixin:- Sidee loo fasiran karaa bixitaanka Ethiopia?
  3. Yaa wada halganka lagu xoraynaayo dalka hooyo, Muxuse ka badali karaa heshiiska Djibouti?
  4. Malaga qeyb gali karaa Ciidda Gaalada (Qeybtii 1aad)?
  5. Qarax Khasaare sababay oo Baydhabo ka dhacay.

Latest Headlines