Comments on: Dayuxu kabax kabax badanaa ma kabuu qabaa?

By: yn ismail
soomaaliyay, is hagaajiya iska ilaaliya

hagardaamada iyo habowga aad ku jirtaan,

HASIINA WAX TAAGEERA QOF AAN AHAYN QOF

WAX QABAD LAGULA XISAABTAMO,,WAC CAD,,!!!!!.

By: yn ismail
waxaan kusii darayaa,suaasha ah.

YAA INOO MAQAN?

MA QABIIL,QABQABLE IYO MID QOLOOYIN KALE

U SHAQEEYAA?

By: yn ismail
waadmahadsantahay,

waxaan filaayaa in aad tahay  qof wakhtiga

la socda aan ku jiro,haddan nahay soomaali.

By: bushra
acs waa sheeko macan lkn mindi midi kutag somalida hadayan oo diinta habartan naxarista iyo xush mada  waxa laga hela dinta dinta halabarto jazakalah walalalha qorey

By: DHUUX
maashaa allah waa xikmad caqli ku salaysan … waxay tilamaamaysaa dagaalku inuu sanka ka saaran yahya somaalida waxaana taas keenay jahliga aqoon la’antu keentay…

By: Cilmi fersade dirir
waxan su ala somalida dagalka ma udana somalida  maya dan ma u ahan dagal jogta ah somalida  waxa udana somalida nabad  marka maxa loheli wayey nabad haday dan utahay somalida ani waxan qaba figrad tas kaduwan o eh in somali rabin nabad inta jogta gudaha dalka somaliya hadey dhamantod arki lahayen wadamada nabada ah sey wadamadoda nabad u tahay way o galalahayen nabad hada waxey shaqa kadhigten dadka somaliyed dagal mana yaqanin shaqa kale o  qori ahen marka way adagtahay sey nabad ku noqoto  somaliya waxan leyahay somaliyey nabad somaliyey nabad asc

By: Fardoole
Hahahah waa sheeko la yaab leh

By: Fardoole
Kkkkkkkkk runti waa sheeko cajib ah qosol ayan la dhacay markan akhriyey sheekadan inkasta oo ay u muuqato sheeko khiyaali ah hadana waa sheeko micna weyn ku fadhida oo dadka caqliga lihi ay wax ku fahmi karaan waana sheeko ka tarjumaysa waxaa maanta ka dhacaya dhulka soomaliyeed

By: cumar
wayaya jawab ayan idin kasugana idin meh mise wad sexateenkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

By: anwar
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxbyaa waybaiga qosolsiiyay sheekadaan lkn waxaan umalaynayaa inayna dhab aheen marka dadka wax kuso conaayo haloo sheegu hadii kale beenta halaga dhaafo anwar byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy