Seyoum Misfin oo Qaylo-dhaan u diray Beesha Caalamka

seyoum-misfin.jpgWasiir Arrima Dibadeedka Dalka Itoobiya Seyoum Misfin oo u waramayay Wakaalada Wararka ee INA ayaa waxaa uu sheegay in Beesha Caalamka aysan wax la taaban ka qaban Xaaladda Dalka Soomaaliya uusanna muuqan Dawr wax ku ool ah oo ay ka ciyaareen Xaaladda Cakiran ee ka taagan Dalka Soomaaliya.

   Misfin ayaa waxaa uu si caro ka muuqato ugu eedeeyay Beesha Caalamku in ay garabka u banaysay isla markaana ku cidlaysay ciidamada dalkiisa arrimaha Soomaaliya ayna ka baaqsadeen in ay ciidamo Nabad ilaalin ah u soo diraan Soomaaliya.          

Wasiirka ayaa waxaa uu Dalab deg deg ah u jeediyay Urur goboleedka IGAD iyo M.Afrika in ay soo dedejiyaan ciidamadii ay u ballan Qaadeen Soomaaliya wuxuuna dareen naxdin leh ka muujiyay Xaaladda amaan ee Somaaliya taas oo uu ku tilmamay in ay la mid tahay tan Ciraaq iyo Daarfuur.

  

Seyoum Misfin ayaa waxaa uu qiray in ay soo xoogaysanayaan Xoogagga Islaamiyiinta ee dagaalka kula jira Dawladiisa iyo xulufadeeda wuxuuna sheegay in ay taasi khatar weyn ku tahay gobolka sida uu hadalka u dhigay.

  Sidoo kale wuxuu Wasiirku baaq u diray Dalalka Hodanka ah ee reer galbeedku in ay kulamadooda ku soo qaadaan arrimaha Soomaaliya oo uu sheegay in ay ka aloosan tahay Xaalad khatar gelin karta Gobolka Geeska Afrika iyo caalamkaba wuxuuna farta ku fiiqay Dawrka ay Dawladda Eritrea ka ciyaarayso Qalalaasaha ka taagan Soomaaliya in uu yahay mid aan haboonayn.   

www.somalimirror.com

Daabaco Daabaco

2 Comment(s)

  1. yaa ku garay war jiraaba waa bixitanka itiopianka dhamaadka sanadkan aqristow websidekan ka aqriso waxay qoren etiopianka iyo comment ay dadweynaha ethiopianka ay ka qabaan ciidamada uuga dhamaanaya somaliya

    http://nazret.com/blog/index.php?blog=15&title=the_end_of_pax_zenawi_in_somalia&more=1&c=1&tb=1&pb=1

    jamal | Oct 11, 2008 | Reply

  2. ??? ???? ?????? ??? ??????? ??????? ??? ????? ????
    ???? ????? ??? ???? ?????? ??? ??? ?????
    ??? ??? ? ????? ????? ??? ???? ? ??? ??? ??? ???
    ????? ? ??? ???? ????? ??? ?? ???? ? ??? ???? ???? ??? ??? ??? ???? ?????? ?? ????? ? ??? ?????? ????? ??? ??????? ???? ??? ???? ???? ???? ? ?????? ???????? ?????? ????????? ????? ?????? ??? ????? ????????
    ???? ????? ???? ????????? ?? ????? ?? ?? ????
    ******************************************

    kaafirkaan tigreega ah ee ah waziirka maliz zinaawi ahna saaxiibka khaaska ah
    ee mooryaanta soomaaliya oo uu ugu horreeyo c/llaahi yuusuf iyo m/dheere iyo c/qaybdiid nuur cadde aadan madoobe iyo inta kale ee soomaalidu taqaan , warkiisu waa u habar wacasho uu kaafiriinta adduunka ugu yeeranayo war muslimiin raga baa igu helay soomaaliya oo way ila dagataye iga soo gaara , waxuuna ka wadaa oo kale war gaalooy munaafiqiintii soomaaliya waa liitaan oo mujaahidiin baa na helaye ee ha laga gaaro , hana ku kadsoobina
    warkiisa oo waxaa dhag siiya u riyaaqa nin munaafiqa ama kaafira , warkiisu soomaalaay sax ma ahan ee [ ALLAAHU AKBAR ] kaafirku wuu sheegtay in uu jabay ee ha la is
    raaciyo oo mujaahidiinta hal saf ha lala galo kitaabka iyo sunnada ha la xajiyo tafaraaruqa iska jira oo rabbi caafiya waydiista .

    ***********************************************

    ********************************************

    MARKII LAGA TAGAY KITAABKA IYO SUNNADA

    BAA RABBI NAGU SALIDAY GAALA KAA XOOG

    BADAN OO BAD IYO BIRRI SUN KUGU DUUGIN

    EE U NOQDA KITAABKII IYO SUNNADII IYO

    SEEFTII JIHAADKA OO ILAALINASAY KITAABKA

    IYO SUNNADA INTAA WAXAA DHEER MAXAY

    TARAYSAA KALIMAADKA NINKAAS YIRI MAR

    HADDUU ASAGU YUHUUD U SHAQAYNAYO OO

    AMAR YUHUUD IYO MAANSUUNIYA LAGU SOO

    SHAQA GALIYAY , NINKAAS WARKIISU WAA

    MAAWEELO IYO CIYAAR , EE

    SOOMAALAAY RABBIGEEN AAN U NOQONO

    GUUL MARKAAS BAY IMAAN , HADDII

    KALE JAAHWAREERKAAS BAA GAALO NALA

    DUL TAAGNAAN .

    ***********************************************

    Si kastoo loo hadlo, mar haddaan la dhahayn
    xalku waa midka rabbi soo dajiyay oo kaliya in la fuliyo oo lagu dhaqmo , waxa intaas ka soo hara waa nin walbow qumanahaaga baa qoorta kuugu jira
    Ee waa iga talo qof walbow miizaankaaga ka dhig manhajkii rabbi soo dajiyay oo barax la , diinta barta inta aydan ragga baran , karaamadu waxay ku jirta in la soo nooleeyo jihaadka rabbi oo aakhiro loo qalab qaato , wallaahu aclam wa acazz wa aqwaa wa akmal wa ajmal wa acdal wa axsan wa aclaa.
    QORE , ?????? ??? ???? ????
    HABAYN AXAD
    SHAWAAL 13 / 10 / 1429 HIJRI

    abucabdurraxman | Oct 11, 2008 | Reply

    abucabdurraxman | Oct 11, 2008 | Reply

    abucabdurraxman | Oct 12, 2008 | Reply

Fikrad ka dhiibo