Comments on: Axmadu Weled Cabdalla oo sheegay in Badda Soomaaliya loo Isticmaalo Qashinqunka Haraadiga Nuclearka

By: abucabdurraxman
MARKII   LAGA  TAGAY    KITAABKA  IYO  SUNNADA

BAA    RABBI  NAGU  SALIDAY  GAALA  KAA  XOOG

BADAN  OO  BAD IYO BIRRI  SUN  KUGU  DUUGIN

EE   U  NOQDA   KITAABKII IYO  SUNNADII  IYO

SEEFTII  JIHAADKA   OO  ILAALINASAY   KITAABKA

IYO  SUNNADA  INTAA    WAXAA  DHEER   MAXAY

TARAYSAA    KALIMAADKA   NINKAAS  YIRI   MAR

HADDUU   ASAGU   YUHUUD   U   SHAQAYNAYO   OO

AMAR  YUHUUD   IYO  MAANSUUNIYA   LAGU  SOO

SHAQA   GALIYAY  ,  NINKAAS   WARKIISU    WAA

MAAWEELO     IYO   CIYAAR  ,   EE

SOOMAALAAY   RABBIGEEN    AAN    U   NOQONO

GUUL   MARKAAS    BAY   IMAAN  ,  HADDII

KALE   JAAHWAREERKAAS    BAA   GAALO     NALA

DUL   TAAGNAAN  .

Si kastoo loo hadlo, mar haddaan la dhahayn

xalku waa midka rabbi soo dajiyay oo kaliya in la fuliyo oo lagu dhaqmo , waxa intaas ka soo hara waa nin walbow qumanahaaga baa qoorta kuugu jira

Ee waa iga talo qof walbow miizaankaaga ka dhig manhajkii rabbi soo dajiyay oo barax la , diinta barta inta aydan ragga baran , karaamadu waxay ku jirta in la soo nooleeyo jihaadka rabbi oo aakhiro loo qalab qaato , wallaahu aclam wa acazz wa aqwaa wa akmal wa ajmal wa acdal wa axsan wa aclaa.

QORE , ?????? ??? ???? ????

HABAYN AXAD

SHAWAAL 13 / 10 / 1429 HIJRI

abucabdurraxman | Oct 11, 2008 | Reply

By: mummina
ASC

Allah ayaa talo saaranay cadaw ayaa na gashaday luuq, oo madow iyo cadaan leh, bal maanta kenya ayaa na soo haweeysatay oo uu siyaad oran jiray wadanka iga maqan ee NFD waxaa soo xoreyn dumarka,maanta ayada iyo itoopiya ayaa walaalo noqday iyo fircoonkii aduunka,nin ayaamo joogow macaa aragti kuu laaban.

Maalin kasta dadka waxay u dhinta cudurka laga qaado radioactive ee nuclearka waana cancer isagoo ka galay dhuunta qaybta neefsashada, oo aanan daawo laheyn hada cudurkaa waxuu faro ba’an kau hayaa ilaa gobolada waqooyi laga soo bilaabo ilaa kismaayo.

Allah ayaa inoo welli, oo naga badbaadin qatar kasta oo gaalo iyo cadwga Allah wataan, Allah Raxmaakaa ha kugu rogo dhagartooda gaalada ay wataan.AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN YAA RAXMAAN

By: Abdullahi sh. mohamed
arintaasi waa arin aad iyo aad unaxdin badan , maxaase nalagudboon in  aan iska badbaadino ? waxaa nalagarabaa in aan raadino wax waxaasi kahortagi karo waa dowladnimo waxan laguheli karaa midnimo ,isutanaasul , caqligoo shaqeeyo ,dulmiga oo lajoojoyo ,ilaah lootowbadkeeno , shareecada islaamka oo ladhaqengeliyo si xikmada iyo fahamleh lagana dambeeyo ahlul cilmiga.

walaahu aclam.

By: warsame
Qof walba waxay ila tahay in mas’uuliyad saaray, maalinta qiyaamana la waydiin doonno. Hadaba waxaa haboon qof walba isku dayo ka shaqeeyo sidii ugu yaraan naftiisa iyo inta uu mas’uulka ka yahay hagaajiyo, waxaa markaa soo baxayaa jiil ama fac toosan oo muslimiin sax ah lagu tilmaami karo, khaladna yaan layga fahmin oo aan loo arkin in aan dad gaalaysiinayo, waxaanse dareemayaa in dad badani fahansan yihiin ujeedadaydu inay tahay in wax la hagaajiyo. Barbarkay ka baxdaa waa bakayle qaleen. Illaahay hana sugo hana tuso wadada xaqa ah.

By: Safwan
Waxaan usheegi lahaa kuwa manaxa yaasha ah oo damiirka lahayn e xilka sheeganaya kula heshiiyey dalalka Reer galbeedka ah in ay badeena qashinqub ka dhigtaan’ run ahaantii ha moodina in aan la idinkula xisaabtami donin maalin maal maha kamid ah hana arkina kala daadsanaantan yar ee hadan soomali nahay nahaysata kolayto adinka soomaalinimo idin ka dheere

Nin hagraday dulkiisiina hilibkiisii buu cunay,

ilaahayna waxaan ka baryeynaa quluubtena in uu isku so dumo dhibkana ka qaado soomalida melkasta ay jogaan wadankeenii hooyo no qabojiyo insha’allah )

By: Qowdhan
Aamiin, Aamiin.  Illaahay baan ka baryey in ducadaas gawaafe inuu aqbalo.  Aamiin, Aamiin.

By: gawaafe
allaah subxaana watacaalaa ayay umadani rumeysan tahay sidaa awgeed hagardaamooyinika gaalada allaah wuu baabi,in soomaalida ayaa u hadhi oo guuleysan weligoodba ha dhoob dhoobeen amxaarka uraya iyo keenyaatiga jiqilada weyn , soomaalaa u leh, baduna waa ay nadiifoobi inshaa allaahu.

By: Farahow
anagana waxaan isu haysanaa qabiil qabeel,waxaase hubaal ah inaan tirtirmi doono hadaan nahay soomaali. inta soo hartana ay noqondoonto wax laba madax leh iyo hal lug oo

naloogu yeeri doono “Alien of Africa”

yaa masuul ka ah?

All of us, including those who life in abroad.