October 2008 Archive
Wufdi balaaran oo culimo ah oo maalmahanba safar kumarayay gobolada Soomaaliya ayaa galabta ka amba baxay Magaalada Beledweyne kadib dhowr maalmood oo ay halkaasi kusugnaayeen islamarkaana ...
More From October 2008
Deegaanka Ceelasha biyaha ee Gobolka Sh.Hoose ayaa waxaa caawa dil loogu gaystay 2 askari oo ka mid ah maamulka ka arimiya ...
War goor dhaw naga soo gaaray Magaalada Baydhabo ayaa waxay tibaaxayaan in maleeshiyo beeleed ay la wareegeen Xabsiga Magaalada Baydhabo kuwaas ...
Inta la ogyahay ilaa iyo 5 ruux ayaa ku geeryootay tira ka badan 15 kalana waa ay ku dhaawacmeen, ka dib ...
Culimaa’udiinka Reer Somaliland G/ahaan Magaalada Hargeysa ayaa markii ugu horreysay Bayaan ka soo saaray Qaraxyadii ka dhacay subaxnimadii Arbacadii ee lala beegsaday ...
Nuur Cadde oo Shir Jaraa’id ku qabtey Magaalada Nairobi ee xartunta Dalka Keyna, ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan uu ...
Ciidamada DKMG ah, gaar ahaan kuwa ilaalada Madaxtooyada ayaa Maanta agagaarka Madaxtooyada ka afduubey Imaamka Masjifka Fiyooraha oo lagu magacaabo Sh ...
Wararkii ugu dambeeyay ee ay soo saareen hawl wadeenada Caafimaadka ayaa xaqiijiyey in ilaa 21-qof ay ku geeriyoodeen Qaraxyadii xidhiidhka ahaa ...
Wararkii ugu dambeeyay ee ay soo saareen hawl wadeenada Caafimaadka ayaa xaqiijiyey in ilaa 21-qof ay ku geeriyoodeen Qaraxyadii xidhiidhka ahaa ...
Mas’uul ka mid ah Ciidamada Badda ee Turkiya ayaa shaaca ka qaaday Khamiistii shalay in Burcad Badeed ay afduubteen Markab Xamuul ...
Golaha Amaanka ee Q.M ayaa maalinimadii Khamiista Canbaareeyay Falalkii Istish-haadiga ahaa ee lala beegsaday Dhismayaal ay ku jirto hay’adaha UNDP kuwaas ...
Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Dhexe Macallin Daahir Calasoow ayaa markii ugu horeysay Beeniyay in jabuti uu u tagay sidii uu uga qeyb ...
Abaaro 4:00 ayay gaari noociisu yahay Xaajiyad waxa ay Miino kula kacday meel magaalada Goldgob koonfur Galbeed kaga began 20km waxaana ...
Gudoomiyaha MMIS ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta cambaareyay hadalkii ay jeediyeen qaar ka mida Saraakiisha Ciidamada MMIS ee ku sugan Gobolada ...
2 Askari ayaa ku geeriyootay Dagaal gaadmo ah oo ay Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed ku qaadeen Abaare 06:15 fiidnimo ee caawa Askar ...
Dowlada Maraykanka ayaa ku eedeysay Ururka Al-Qacida in ay ka danbeeyaan Qaraxyadii shalay ka kala dhacay Maamul Goboleedyada Somaliland iyo Puntland ...
Shirkii Nairobi ee ay wada lahaayeen Hay’adaha DKMG ah, iyo Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa soo gabo gaboobay iyada oo ay ...
Wararka naga soo gaadhaya dhulka S/galbeed ee lagumaysto ayaa sheegay in 26 bishan oo dagaal culusi ku dhexmaray Xoogaga Midowga jabahadda ...
[caption id="attachment_3792" align="alignleft" width="110" caption="Cadde Muuse"][/caption]
Cadde Muuse ayaa maanta shir jaraa'id oo uu uga hadlayo 2 qarax oo maanta barqadii ka ...
More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga