Somalimirror:- Ciid Mubaarak

Published on September 30, 2008 by   ·   2 Comments   ·   print

ciid-mubaarak.jpgالسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

كل عام وأنتم بكل خير
تقبل الله منا ومنكم
صالح الأعمال والقربات .الله أكبر الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله

الله أكبر الله أكبر ولله الحمد

Munaaasabadda Ciidul-fidriga awgeed waxa ay Shabakadda Warbaahinta Somalimirror iyo shaqaalaheeda waxay Hanbalyo & bogaadin hawada u marinayaan dhamaan Ummadda Islaamka gaar ahaan Akhristayaasheeda sharafta leh ee ku kala sugan daafaha Aduunka, waxaana ay idin leedahay “تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال والقربات”.

 

 

 

Dhammaan shaqaalaha shabakadda Warbaahinta ee Somalimirror Waxa ay Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan Alle SW) uga Baryayaan in uu ka aqbalo cibaadadooda, sanadkan sanadkiisana ku gaarsiiyo xornimo, horumar Nabad iyo Cadaalad waxaana leenahay CIID MUBAARAK.

 

 

 

Shabakadda Warbaahinta ee Somalimirror waxa ay Akhristayaasheeda ugu bishaareynaysaa in Howsha ay u hayso Shacabka Soomaaliyeed ay sii labo laabayso haddii Alle idmo isla markaana ay u soo gudbin doonaan Barnaamijyo kala duwan ay kaga bogtaan dhamaan Baahiyahooda Warbaahineed.

 

 

 

 

 

Sidoo kale Shabakadda Warbaahinta Somalimirror waxa ay u ballan qaadaysaa akhristayaasheeda Sharafta badan in ay si wanaagsan oo aan kala joogsi lahayn ugu soo gubin doonto warar sugan annagoo akhbaarta idiinka soo tabin doonna halka ay fal-wareedyadu ka dhacayaan, warbixinno iyo waraysiyo kala duwan.

 

 

 

Ku ciida danbi dhaaf Ilaahay dhammaanteen ina siiyo



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Somalimirror oo heshay Qoraalkii Guddigii Dhexdhexaadinta & garsoorka ee Shirkii Sanca
  2. Sh.Ibraahim Cabdalla oo maanta ku geeriyooday Dubai

Readers Comments (2)

  1. abdi fatah mohamed(qayo) says:

    ciid mubarak dhamaan umada islaamka ah gaar ahaan umada somaliyeed ciidan ciideeda Ala ha ku garsiiyo nabad iyo barwaaqo amiin amiin amiin yaa laah

  2. c/laahi sh:c/qaadir sh:jaamac says:

    CIIDAL CAAFIYA DHAMAAN SHAQAALAHA MAAMULKA IYO AKHRISTAYASHA SHABAKADA WARARKA EE SOMALIMIRROR.COM (TAQBALALAAHU MINAA WAMINKUM SAALIXAL ACMAAL)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Somalimirror oo heshay Qoraalkii Guddigii Dhexdhexaadinta & garsoorka ee Shirkii Sanca
  2. Sh.Ibraahim Cabdalla oo maanta ku geeriyooday Dubai

Latest Headlines