Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa Canbaareeyeeyay Xasuuqii arxan darada ahaa ee ay Ciidamada
Afahayeenka dhinaca Siyaasada ee Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye C/laahi Xasan Abuukar (C/laahi Dheere) ayaa ku sheegay xasuuqii shalay ay ciidamada
C/laahi dheere oo arimahaas ka hadlayana waxa uu yiri:- “Waxaan Caalamka u sheegaynaa aniga oo ku hadlaya Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye in Caalamka iyo UN-ka ku heshiiyeen nimanka la yiraahdo AMISOM in ay soo siiyeen ruqsad ah in la baabi’iyo dadkaan Muqdisho dagan oo la yiraahdo Qabaa’ilkan Hawiyaha in la baabi’iyo, marka Caalamka waxaan leenahay Gaar ahaan Dowlada Uganda ha ogaato waxa ay leynayso waa qabaa’ilada Soomaaliya qabiil ka mid ah”.
Hadalkan ayaa ku soo beegmaya iyada oo ay Ciidamada Uganda Xasuuq arxan daro ah ka geysteen qeybo ka mid ah Suuqa weyn ee Bakaaraha, Degmada Howl-wadaag, Hodan, Wardhiigleey iyo Dayniile, kuwaas oo ay ku garaaceen Madaafiicda ka dhacda qoryaha Taangiyada iyo PMka.

Related posts:
ALLAH AYAA MAHAD LEH,INOO KICIYEY WIILASHAA JAYSHUL MUXMMAD (SCW),ALLAH IDINKII WAXAY KU NOQON GAALO TII KU DHACDAY GAALO KHAYBAR,INSHA ALLAH BI’IDNILAAHIBAARI.
WALEE AARGUDASHO IN AY IDNKU DHICI.
TAN KALE GAALO MAANTA WAA KA WADA SIMAN YAHIIN WAXA KA DHACAYA DHULKA ISLAMKA, UN WAA YAHUUD, MAXAY U HAYAAN DAD MUSLIM MA DOONAYAA.
WAAD OGTAHIIN IN AY YAHUUDI TIRAA SOMALIYA WAA DHULKEENII AAN KA NIMID, AWOOWAYAASHEENII AYAA KA YIMID,ANAGAANA DIB UGU NOQON DOONA, WAR SOOMAALIYEEY HURDADA KA KACA WAXAAD NOQON DOONTAAN SIDII DADKA LA YIRAA JIBSIGA EE MARYAHA WAAWEYN EE AAN DHUL LA HEYN RUNTII.
XASUUQA SOMALIYA KA SOCDA WADAN AAN KA QAYB QAADAN MA JIRAAN,TAA HA OGAADO XITAA SCANDAVIANKA AYAA LACAG KU BIXIYA ITOOBIYA,
DAD BADAN AYAA AAMISAN IN GAALADA QAARKOOD YAHIIN DHEXDHEXAAD AMA RUN U MOODA MARKAY MUDAAHADRAADAAN OO HOR YIMAADAAN WARKOODA RUN,HAAY HAATI AYAY KA TAHAY WAXAY SHEEGAYAAN, QALBIGOOGA IYO AFKOODA ISNMA LAHA LACNTULAAH.
DHALINTA MAALIKASTA LA DILAYO AYAGOON WAXBA GALABSAN WAR ILAAHAY KA YAABA OO QORIGA QAATA IDNKOO DAGAALAMAYA DHINTA, IMISUU IDNLA HADLAY WALAALKEEN FU’AAD QALAF ALLAH HA DHOWREE,OO LAHAA GAALO KU DEYN MEYSEE KAALAY SAFKA NALA GALA,IMISA DHALINYARO MEEL CIDLAA GAALO KU DISHAY IMISAA MUNAAFAQIINTA DILEEN,SOW KAMA WANAAGSANAN LAHEYN ADOO KU JIRA JIHAAD ALLAH KU FARAY IN AAD KU DHIMANTAAN.
XARBI SALIIBI WAAN KA GUULEYSAN INSHAALLAAAAH
CADWADA ALLAH HA JABIYO DHAMAANTOOD XITAA SOMALIDA RIDOWDAY.
DADBAA QIIL U RAADAYA OO AAN LA YABAA, NIN GAAL SAFKIISA KA SOO JEESTAY OO DHINACA MUSLIMIINTA U SOO RIDAYA XABAD, SUBXAANALAAH,WALEE WAAD RIDO CAD ALLAH IFKA HA KAAGA AARGOOYO.
ODAYAASHA DHALINYARDA HALAAGAY EE QABIIL KU OO ARUURIYEY GAALO SIDII AY ULA SAFAN LAHAAYEEN XISAABTIINA ALLAH HA SOO DADADEJIYO, QAYBTIINA AYAAD KU LEEDAHIIN RIDADA KUWAA KU DHACEEN.
DADKA MUSLIMIINTA EE MAANTA LA DHIBAYO EE MUQDISHO JOOGA WAXAAD XASUUSATAAN WAXII GAALO NEBIGEENII SUUBANAA SCW AY GAALO U GEYSTEEN WAANA KU SABRAY SCW,IDNKAA SABRIGII ALLAH SW IYO NEBIGEENII SUUBANAA MUXAMMAD SCW INA FARAY AYAA LAYDINKA RABAA, ALLAH NASRIGII WUU IDIN SIIN WAANA SOO DAAHIRI INSHAALLAH, EE XARIGGA ALLAH WADA HAYSTA,KUNA SABRA ALLAH U DACWOODA, EE HA U DACWOONINA WAXA LA YIRAA INTERNATIONAL COMMUNITY OO AH (CHRIASTIAN CLUB)NASRI ALLAH MA HELYSAAN HADAD GAALO U DACWOOTAAN MISNA IDN XASUUQEYSA,SOW CARO ALLAH MAAHAN.
waa run ninkaan hadalkiisa HAWIYE BAA LA XASUUQAYAA HALKA QABAAILADA KALE KU FARAXSANYIHIIN AMA DAAWANAYAAN. WAR HAWIYE WAA ISKA XOOLO XOLANA WAA LA QASHAA OO KALIYA. ISKA DAA DAGAALKU WUU SOCON HAWIYENA WUU BAABI DALKANA WIILASHA BOQOR KEENADIID AYAA U TALIN DOONO .KKKK
hawiye shalay markuu dalka u diidanaa nidaam iyo dowlad wax garad ma lahayne hada xagay ka soo baxeen odayashay waa kuwii shalay ku qanacsana isbarooyinka aduunkan nin waligii power iska lahan ma jiro bahasha wey idin haysayee calacallka daya hawiyow adinkaba dil iyo dhac waxay idiin aheed cado ma aydaan is qaban jirinee
??? ???? ?????? ??? ??????? ??????? ??? ????? ???? ??? ??? ????? ????? ????? ????? ?????
Rabbi subxaanah ka abaal mariyo muslimah say u faahfaahisay , oo nimanka ka [ haddaan imid iyo cadow ] ay ugu gabood faleen bayaanintii , waxaan kaliya oo ku darsan arimahan soo socda oo ani ra’yigayga ah , oo mawduucaan ku saabsan ,.
1 – afhayeenka c/llaahi dheere , waxaan kuugu naseexayn in aad u yeerato allaah waxdah , aadna iskaashataan mujaahidiinta iyo muslimiinta dhabta ah , beeshaadana aad ugu yeerto diinta iyo in ay u gargaaraan , oo rabbi u noqdaan oo ay ogaadaan in akhiro danbayso oo ay kaga fiicnaadaan beelaha kale dhinaca diinta oo uga hormaraan dhinacaas , toobadna keenaan , waana sida looga baahan yahay beelkasta oo muslima oo allaah taqaan in ay la timaado .
2 – nimanka [ haddaan imid iyo cadow ] hadalkiinu marna waxuu u egyahay guubaabo marna yasid iyo shamaato , waxaana idin waydiin ma ma waxaa jira dad sida malaa’ikta ah oo aan ceel lahayn ama aan danbaabin , sow ma aragtaan waxaas ilaa iyo dadqalatadii soo jiray iyo waxa sheeko xariir la soo maray iyo waxa taariikh soo dhacay ma hal il kaliya baad wax ku aragtaan , ummadda u sheeg xikmad diini ah ama akhlaaq wanaagsan oo uga diga cadaabta aakhiro oo iska daaya dab hurinta iyo dhinac xun ka fiirinta ee dhinaca fiican ka eega , hadda waxaa is haya mujaahidiinta iyo kuffaarta iyo kaba leefkooda , dadka soomaaliyeedna waa dad qabyaalad lafaha ka gashay ee daawo bay u baahan yihiin ha ku noqon sun aan waabaayadeeu dhammaan , in dad fitnada ka shaqeeeya jiraan waa caddahay ee ha garab istaagin , waxa inoo haray waa in aynu horay u socono oo diinteena si fiican u qaadanno , ee ma ahan in aynu gadaal u noqono , bal u fiirsada waxa dhacaya maanta laka bax ee kala raaca labada saf , safka [ c/llaahi yuusuf geedi m/dheere nuur cadde aadan madoobe yalaxow qanyare afguduud moorgan qaybdiid , barre hiiraale , gabrasalaase , [meliz malax abraha yare ], mooryaanta ,buush buutin baleer oolmart ] iyo safka { mujaahidiinta muslimiinta oo
Dhan } , waqti yaynu iska dhimin ee mid aynu doorano rabbiyow markhaati ka noqo rabbigay xizbigiisa baan doortay allaahumma fash-had allaahumma fash-had allaahumma-fash-had ,
3 – rabbi haddaynu u gargaarno wuu noo gargaari miizaankeenu waa kitaabka iyo sunnada oo kaliya .