Qarax xoogan oo lala beegsaday Ciidamada Gumeyisga Itoobiya

Published on September 25, 2008 by   ·   1 Comment   ·   print

qarax.jpgSaaka Waabarigii hore ayaa Ciidamada Gumeysiga Itoobiya Qarax Miino oo ah nooca meelaha fog lag hago lagula beegsaday Wadada Maka Al-Mukarama Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in Qaraxani lala beegsaday Ciidamo ka tirsan gumeysiga itoobiya oo rondo ku marayay Wadada Maka Al-Mukarama oo ay subax waliba halkaasi ka sameeyaan.

Qof goob jooge ah ayaa sheegay in uu arkayay Dhaawacyo ciidamada gumeysiga itoobiya oo gaari Ural ah la saarayo kuwaas oo ku waxyeeloobay Qaraxa lala beegsaday.

Qaraxaasi ka dib ayay ciidamada gumeysigu ka qafaasheen xaafada waabari dhalinyaro ka mid ah deegaankaas kuwaas oo aan illaa iyo hadda la sheegi karin halka ay la aadeen.

Ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay Mas’uuliyada Qaraxaasi balse waxa uu ka mid yahay Qaraxyada lagula beegsado ciidamada gumeysiga itoobiya gudaha magaalada muqdisho.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Qarax lala beegsaday Ciidamada Gumeysiga Itoobiya
  2. Qarax weyn oo goordhaw lagula beegsaday ciidamada gumeysiga Itoobiya M/Baladweyne ee G/Hiiraan
  3. Qarax lala beegsaday dad u shaqeynayay Ciidamada Xabashida
  4. Qarax lala beegsaday Ciidamada Uganda
  5. Qarax Xoogan oo Ciidamada Gumaysiga Itoobiya lagula beegsaday Weloweyn

Readers Comments (1)

  1. Amiirah says:

    Allaah ha idin dhameeyo fukarinyahoow. Guul ayaan idin rajeynayaa Al-Shabaaaab Insha’Allaah

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Qarax lala beegsaday Ciidamada Gumeysiga Itoobiya
  2. Qarax weyn oo goordhaw lagula beegsaday ciidamada gumeysiga Itoobiya M/Baladweyne ee G/Hiiraan
  3. Qarax lala beegsaday dad u shaqeynayay Ciidamada Xabashida
  4. Qarax lala beegsaday Ciidamada Uganda
  5. Qarax Xoogan oo Ciidamada Gumaysiga Itoobiya lagula beegsaday Weloweyn

Latest Headlines