Saaka Waabarigii hore ayaa Ciidamada Gumeysiga Itoobiya Qarax Miino oo ah nooca meelaha fog lag hago lagula beegsaday Wadada Maka Al-Mukarama Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho.
Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in Qaraxani lala beegsaday Ciidamo ka tirsan gumeysiga itoobiya oo rondo ku marayay Wadada Maka Al-Mukarama oo ay subax waliba halkaasi ka sameeyaan.
Qof goob jooge ah ayaa sheegay in uu arkayay Dhaawacyo ciidamada gumeysiga itoobiya oo gaari Ural ah la saarayo kuwaas oo ku waxyeeloobay Qaraxa lala beegsaday.
Qaraxaasi ka dib ayay ciidamada gumeysigu ka qafaasheen xaafada waabari dhalinyaro ka mid ah deegaankaas kuwaas oo aan illaa iyo hadda la sheegi karin halka ay la aadeen.
Ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay Mas’uuliyada Qaraxaasi balse waxa uu ka mid yahay Qaraxyada lagula beegsado ciidamada gumeysiga itoobiya gudaha magaalada muqdisho.

Related posts:
Allaah ha idin dhameeyo fukarinyahoow. Guul ayaan idin rajeynayaa Al-Shabaaaab Insha’Allaah