Warbixin uu diyaariyey TV4-ka UK tibaaxeysana sida ay dowladda gumeystaha Itoobiya Macaluusha ugu layneyso dadka Soomaaliyeed ee ku nool dhulka ay xabashidu heysato

Published on September 21, 2008 by   ·   8 Comments   ·   print



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo isaga baxay qeybo ka mid ah Dhulka S/galbeed
  2. Isbahaysiga dib u xoreynta oo ugu Baaqay Bulshada Soomaaliyeed in loo gurmado Dadka abaartu soo foodsaartay
  3. Fiqhiga bisha ramadaan, Sh. C/Raxmaan Abyad
  4. JABISO Iyo MMI Soomaaliyeed Oo Weerarey Ciidanka Gumeysiga Itoobiya
  5. Xoogaga Mujaahidiinta soomaaliyeed oo goob muhiim ahka qabsaday ciidamada gumeysiga Itoobiya

Readers Comments (8)

  1. Haddaan imid says:

    waxa u sabab ah dadkaas oo noqday dad qabiil u dirir ah.

  2. jamaal cabdikaafi says:

    Allow xoree adigaa awood badane. Aamiin.

  3. Alow gaalada jabi iyo wixii lajira

  4. Asalamu c somalida oo dhan waxaan oo dhan laha anaga hadaan nahay uumada ama dadka somaligalbed waxaa nadeyriyay markey xornimada helen walaalahanagi kale ama dhinacanaga lagawaayay ama qar ayaga kamid ah hagardamo no geysanaya intay hil iyo hoo nasin lahaayen ama xumanta umada logeysanayo kadhidhin lahayen nin horayidhi nin walaalki dorasaday ilaah darajo sinwaaye …Halkaad ina aderka dhigtaad wali dageysaye .=marka hadi walaala layahay ma waxaa habon inaad shacab walaalkaa ah intad qaabatid itobiya ama wadan shisheye madax banaani kagaDontid.Cajib.Itobiya waxay sameyneyso Waa wixii gumeysi lagu yaqaanay ee ayadu ceb malaha lakin maamuladan yaa cebleh

  5. abu-dijaana says:

    mr makhtal…. waxa muhim ah inaad ogatid somali galbeyd in aan la hilmamin oo ruux walba oo luqada aan ku hadalno ku hadlo lehna damiir wadaninimo in eeysan marnaba ka maqneyn xoreynta somali galbeyd iyo waliba waqoyi galbeyd ee kenya,. waxa aan filayaa in aad tariikhda si fiican ooga warheysid. 3 dagaal ee lala galey ee lala galey gumetsiga ethiopia uuna uugu cansanaa kii 77 ee lagu xoreyey somali galbeyd in eey somaali dhiig maal iyo waliba naftowdaba u hurey xoreynta walalhood ee somaliya,oo aad garan kartid waxa somaliya dawlad nimadeyda aan marnaba calamka rabin sababtoo ah, somaliya oo aan marnaba ka tanaasuleyn dhulalkeyda gacanta gumeysiga ku jiro. sxb waqtigaba ha dheraado mar un walalahayaga somali galbeyd waa eey xoroobi calankooduna waa uu ka lulan giggiga. inshaalah

  6. A.basid sh says:

    Wan idin wada salamay walalayal e waxan raba halkan inan ka cadeyo wax somali badan ay khalad u fahamtay o ah magacan dhulka ogaden ya mar ka laga hadlayo sidi lo xoren lahana dhaha wa dad qabil dadkas runtuna tas way ka duwan tahay e magacan ogadenya waxa bixiyay isticmarki english ka e walala yal yaysan doqonimo idin qadin magacas marka xornimada la helo wa laga badali kara hadi lo bahdo walalahay makhtal iyo abu-dujanah way mahad san yihin commentiga kowad na ninka qoray waxan leyahan doqon qabali ah ayad tahay e sida iska badal (SOMALIYA HA MIDOWDO & OGADENYA HA XOROWDO)

  7. We wish somalia says:

    Asc ma.ahan in aad halkan nooga gadaan soomaali galbeed cid wali bana wey ogtahay halgankii madaxdii soomaalido ugashay dadka iyo man daqadaa sidey ku xoroobi la.haayeen taas oo aano oron karno waxeyba sabab u ehed bur burkii soomaaliya

  8. nnaasir says:

    lug buur wax waalan there is no problem this raashin ku lahaa ilaahay umada ha saaro umada soomalida ogaden dhibka ay ku jiraan




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo isaga baxay qeybo ka mid ah Dhulka S/galbeed
  2. Isbahaysiga dib u xoreynta oo ugu Baaqay Bulshada Soomaaliyeed in loo gurmado Dadka abaartu soo foodsaartay
  3. Fiqhiga bisha ramadaan, Sh. C/Raxmaan Abyad
  4. JABISO Iyo MMI Soomaaliyeed Oo Weerarey Ciidanka Gumeysiga Itoobiya
  5. Xoogaga Mujaahidiinta soomaaliyeed oo goob muhiim ahka qabsaday ciidamada gumeysiga Itoobiya

Latest Headlines