Shirkii
Labad dhinac ayaa la sheegayaa in ay isku mari la’yihiin qaabka loo dhigayo Bixitaanka Ciidamada gumeysiga itoobiya.
Isbahaysiga ayaa la sheegayaa in uu ku adkaystay in Ciidamada Gumeysiga Itoobiya mudo 30 maalin ah uga Baxaan Magaalooyinka Dalka Soomaaliya, halka DKMG ahna ku andacoonayso in laga dhigo ciidamada itoobiya ha uga baxaan Mudo 30 maalin xaafadaha ay ka deganyihiin Magaalooyinka Soomaaliya gaar ahaan Goobaha Shicibka daganyahay oo kaliya.
Axmed Waldu Cabdalla ayaa isaga tagay Madasha Shirka Habeenimadii Xalay abaare 11:00 fiidnimo isaga oo qabtay dhinacaas iyo xarunta Q.M ee
Sidoo kale Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan ayaa iyaguna caawa lagu wadaa in ay aadaan Dhinacaas iyo Sacuudiga, si ay u soo cumraystaan.
Dowlada
Dhamaan xubnaha labada dhinaca ayaa ka wada Maqan Hoolkii Shirarka iyada oo Ergada Q.M ee dhex dhexaadinaysa labada dhinac ay qolo waliba ugu tagayso Hotelka ay ka degantahay magaalada Jibouti.
Isku soo wada duuboo ma muuqato xili kale oo ay labada dhinaca kulmayaan iyada oo dadka qaar u arkaan shirkani in uu fashil qarka u saaranyahay haddii aan la bad-baadin Maalmaha inagu soo fool leh.
Wixii warar ah ee ku soo kordha dib ayaan idinkaga soo gudbinaynaa insha allaah.

Related posts:
war allah hala raagaliyo waa la liibaniye………….. ninkaan allah rali galinoow meelxun ayaa kuu danbeysa
Waxaan ku amaanayaa isbaheysiga iney markaan tix geliyeen dareenka dadka soomaaliyeed ee gumeysiga diidan. Iney tanaasulaat la yaqaano keenaan oo ay ka mid tahay iney Itoobiya ka baxdo magaalooyinka, kadibna dalkoo dhan iyo iney iska diidaan labaduba waa wax la yaqaano. Anigu arintaas hanbalyo ayaan uga dirayaa ururka dib u xoreynta waanan u duceynayaa. Qofku markuu wax hagaajiyo waa in lagu amaano.
Hada isbaheysigii sheydaan ayey jiq ku noqoneysaa ee yaan looga dabcin. Dagaalna awalba waan wadney ee sufuufta noo adkeeya.
waxaa wax lagu farxa ah guusha weyn ee ay soo hooyeen madaxda Isbaheysiga oo ah in ay ku adkeestaan in ay itoobiya uga baxdo 30 maalin magaalootinka waaweyn isla markaana jadwal dhameestiran oo ay ku baxeyso la cadeeyo
waxaan leenahay Madax waa tii Mowqif leh mudana la tashada , waad ku mahadsan tahiin dhabar adeega aad ku muujiseen masuuliyadiina iyo gudashada waajibaadka idinka saaran Dalkiina iyo Diintiina hana u dhag dhigina dacaayadaha raqaiista ah oo dad badan laga yaabo in ay Diinkooda ku waayaan ama Soonkooda ku buro maadaama ay xalaashadeen Xantiina iyo inay idin Takfiiriyaan kooxaha Bidcada ah ee Qawaarijta Casrigaan ah
Adeer waxaan oo dhan ba qorshe gaalo wadatay buu ahaa hadana gaaladii guul bey gaareen waayo niman wada mujaahidiin ahaa bey gaar ula baxeen kuwaasoo hada loo baxshay qunyar socod c/shakuur midka la leeyahay ee heshiisyada u saxiixsayay isbaheysigaan afkiisa ayuu mujaahidiinta alshabaab ka bari noqday isagoo wali ka dhigtay maraykanka iyo beesha caaalamka.
mida kale nimaka jirka ku jiray awalbe dibad wareegyo ayeey ahaayeen hadana dibadooda un bey ku ekaan ileen dalka wey ku fashilmeene.
Nimankaas heshiiska saxiixaya waa niman aan rabin in dalkoodu noqdo goob dagaal ay alQaacida xarun ka dhigato, oo aan algu ladin laguna seexan. Ilaahoow alShabaab iyo naga qabo iyo dagaalkan aan joogsanayn. Rajo fiican Allaha na siiyo, heshiis iyo Soomaali muslin ah oo gacmaha is haysata.
ASC
Tan waa CEYNUL MUNAAWARAAD AL SIYAASIYAH. Meel kale wax haka raadinin. Burcadda Djibuuti waxay rabaan keliya mar uun in la yiraahdo waa madaxda dalka iyagoo u adeegayo Yahuuda Caalamka. Waa wax lagu heshiiyey dadka muslimiinta Durbaan been ah loo garaaco si leysku muujiyo in Burcaddu ay wax yihiin. Wax ay yihiinna ma jiro maadaama kitaabka alle ay gadaal geeyey oo beesha yahuuda ay talo saarteen!! WSC
sww ramadaan kariim,soomalaay waxaa haboon in eydaan dhalanteedka ku hodmine micnaha dambe dad gartaa noqotaan,labada nine amniga u fadhiya maquuste ee aad taqaaniin iyo maquuste ba iyo xeynta qoryaha u sidee tigreega la aagaa maadka sugeeyseen in eey saxiixaan tigree 30 casho muqdisho ha uga baxo,walee waa idinka garasho badan yihiin maadaamaba aadka sugteen in shir eey fadhiyaan guulku dhamaado.
intii uralka tigreegu keenay xamar joogan shirkana qaybka yihiin waxaad sugtaan uun ha ahaado markii shirku dhamaad gaaraba in uu soo biloowdo…. wabillaahitoowfiiq..
waa adcaful imaan inay sidaa yeelaan garabka isbahaysiga jabuuti waanan soo dhawaynayaa koleey hagardaamada lalamaaganyahay way dhimantahay oo axmed walad iyo safiirka maraykanka nairobi maleegayo waanu ognahay lakiin ilaahay ayaanu kamagangalay nimanka gaalada khiyaanadooda shariifyada kamawada badbaadikaraan illaahay ayaan badbaado waydiisanaynaa aamiin
aniga hadaan ka hadlo fikradeeda
shirkaan ka socdo jibouti wax kama soo socdo
maxaa yeelay waxa lagu hishiin la yahay waa itoobiyo haka baxdo iyo yee ka bixin
marka itoobiyo saas laguma saaro itoobiyo hadee sidaas rabto maba imaan lahayn wadanaka
waa in qori loogaga saaro
A/c
xayalaahu jamiicil mujaahidiin sawaa kaana shiekh sharif wajamaacatuhu- ragga durayana waxaan leeyahay fahma siyaasadda keliya maaha in xabad larido siyaasaddu dunidda inaan ku noolaana waa muhiim, farsamaa larabaa markaa ikhwadda wadahadalka keenay halkan waxaa cad inaysan si fudud utanaasulin waana ku amaanan yihiin waxay samayeen sidii laga rabayna waa tahay waxaanan leeyahay ikhwadda dagaalkii weli madhamaan umaddii soomaliyeedna waxaan ugu baaqaynaa inay dagaalka galaan.wasalaam
war shacabki dhamaadee maxaa xal ah itoobiya waxey xasuuqday 10000 oo reer mogadishu ah 1.6 millionna macluul ayeey ceelasha biyaha la fadhiyaa ee maxaa xal ah??
SALAAMUN CALAYKUM
Walaal wixii kumanaan shicib ah la gumaaday! wixii mujaahid dhintay!
Wixii maal dhamaaday!
Wixii magac la dhaamay!
Wixii kitaab lagu astajooday!
Wixii dulmi la gaystey…
Waxaa ummadda soomaliyeed laga rabaa in marka lagu yiraahdo dhawr guri ayay Itoobiyaanka iyo kabaqaadkoodu dhib uga sikanayaan inay raggu sacab sawaxan isku daraan, dumarkuna ay mashxarad iyo alalaas af labadiis yeeraan iyagoo u mahad celinaya nimankii inta is xilqaameen intaas usoo dhiciyeen oo hal-yeeyada ah oo qayb ka mid ah aad mooddo inay sugayaan markii ay fitishaariga gashan lahaayeen ayna kitaab muslim iyo mid gaalba ugu dhaaran lahaayeen inay dalka daacad u noqonayaan iyaga iyo ciidanka itoobiya iyo kabaqaadkooduba!!!.
Ethiopia waxay kutimid qori caaradiis baryo kuma imaan insha Allah qori caaradiis bayna kaga tagi ee yaan been nalaku madadaalin soomaalaay. Udhinta dalka iyo diinta waa liibaanaysaan insha Allah. Ethiopia waxa noo wanaagsan inay ku baxdo dulli aysan heshiis ku bixin ee nimaan shantaada kaa celin sharci beenaad kaama celiyo iyo qaramada midoobay.
Walaalayaal run ha moodina sheekadan. Waxa la soo jiidanayaa intiina shakisan. Arinkuna sidan ayuu u soconayaa ilaa muddo. Waxan warkan sheegay bishii juun 2008, waxanan idhi ilaa sanad ayey kolba kala kici doonaan, iyagoo maalinba hal qodob ka gudbaya. Waxan aamin sanahay in ay wax badan isla ogyihiin, laakiin la raadinayo wakhtigii saalixa ahaa. Wakhtigaasi waxa uu noqon karaa mar muqaawamada xaq u dirirka ahi qalad samayso, ama mar cadowgu dhibaato xooggan geysto. Lábadaasiba waxa ay walaac iyo jaho wareer ku ridi diinaan dadka masaakiinta ah ee aan mabaadidu u caddday.
??? ???? ?????? ??? ??????? ??????? ??? ????? ????
???? ????? ??? ???? ?????? ??? ??? ????? ???
???
********************************************
###############################################
MAAWEELADA GAALADU HEERKEE BAY MARAYSAA !!??
###############################################
MAANSUUNIYADDA CAALAMIGA AH WAXAA KA MIDA WAKIILADEEDA KUWA MADAXDA KA AH WADDANAKA JABUUTI KHAAS AHAAN KUWOODA UGU HOREEYA , HADDABA WAA MAXAY MAAWEELADA KU JIRTA MEESHAAS , MARKA UGU HORAYSA , WAXA LAGU MAGACAABO QARAMADA MIDOOBAY WAA QARAMADA YUHUUDAYNTA CAALAMK, WAXAANA LAGA MAAMULAA WAA YUHUUDDA OO WAX CUSUB HA MOODINA , MARKA LA RABO IN QOLO SIRIQ LA SOO GASHO BAA LAGU CARARAA WADA HADAL , KA DIBNA WAXAA WAQTIGA LOOGA DHUMIYAA HOTEEL IYO SHEEKO IYO BOOQASHO GAABAN IYO SOO CUMRAYSTA OO SOO MALEEGA SHEEKO U DANA YUHUUDDA , WAXAA KALOO UMMADDA LOO QURXIYAY HABKA BEENTA LOO SHEEGO , MARKA WALAALAYAAL WAX CUSUB HA MOODINA SHIRARKAAN , HADDII WADA HADAL WAX TARAYO FALASTIIN BUU WAX TARI LAHAA !!!! MIDDA KALE LABADA SHARIIF SOW MA ARAGTAAN MEESHA LOO JIHEEYAY WAA QIBLADII MUSLIMIINTA SI UMMADDA LOO QALDO OO LOO TUSO IN XAGGA RABBI AAN WALI LAGA GARAB BIXIN , CAJIIB !!! HORTA MA OGTIHIIN IN GURIGA RABBI SUBXAANAH UU KU JIRO GACAN QOYS U ADEEGA YUHUUDDA , WAANA QOYS U QAABILSAN IN UU DHABAR JABIYO MUJAAHIDIINTA MEEL KASTA OO AY ADDUUNKA KA JOOGAAN , MARKA WAXAA LAGA DHIGTAY GURIGA ALLAAH MEEL GAALA RAACYADA AY KU SHIRAAAN OO LOOGA ADEEGO MARAYKANKA MASAALIXDIISA , EE HA U SHEEGEEN IN AY MUSLIMIINTA KU NOOL GURIGA RABBI SUBXAANA AGTIISA IN AY KA DAAYAAN TARXIILKA IYO CADAABTA IYO BOOBKA , HANA OGAADEEN IN AY XOOLAHA AY KA SOO QAATAAN MEESHAAS IN AY TAHAY XOOLIHII MUSLIMIINTA LAGU KHAYAANI LAHAA EE KOLAY WAA ISKA CADDAHAY UJEEDADA IYO HADAFKA MARAYKANKU KA LEEYAHAY IN LA AADO REERKA KA TALIYA CIRIGA GURIGA RABBI KU YAALO , WAXAAN UGA DIGAYAA DHAMMAAN WALAALAHAYGA MUSLIMIINTA AH IN AY KA FEEFIGNAADAAN KHIYAANOOYINKA MAANSUUNIYADDA ADDUUNKA KHAAS AHAAN KUWA MAGACA MUSLIM KULA SHEEGANAYA HADDANA KAA SII SHEEGAYA ASRAARTA MUSLIMIINTA OO GAALO SI GAARA ULA SHIRAYA , RABBI BAA KA WAYN WAX KASTA OO JIRA EE ASAGA KALIYA KU KALSOONAADA OO ASAGA KA SUGA NASRI IYO KHAYR , MARKA LA SOCDA HADBA HEERKA AY MARAYSO KHIYAANADA GAALADA IYO YUHUUDDA , WAXAANA WAA WAX USAN NIN DACIIFA UUSAN GARAN KARIN EE KU BARAARUGA WAAQICA SOCDA , WAADNA GARAN KARTAAN WAXA KAALA KAA RABTO , HADDABA DADKA KU WAREERSAN YAA QUMAN OO LA RAACAA !!!! MIYAADAN KALA GARAN KARIN NIN GAALA IYO MUSLIM , …… NIN MOORYAANA IYO NABAD DOONA , NIN BEEN KUU SHEEGAYA IYO MID RUNLOW AH , MID KU SASABAYA IYO MID WARKIISU DHAB YAHAY , MID KU DHACAYA IYO MID XOOLAHAAGA KUU ILAALINAYA , MID KU DILAYA IYO MID KU NOOLAYNAYA , MID KU YIRI KITAABKA IYO SUNNADA RASUULKA RAAC IYO MID KU YIRI XEER HOOSAAD BAA INOO BALLANA , MID AXMAARO KUU KEENAY IYO MID KAA CELIYAY , MID MOORYAAN KAA SAARAY IYO MID MADAX KAAGA DHIGAY , MID NAFTIISA KUU HURAY IYO MID ADI KU HUNGURIYEEYAY , HADDABA CAQLIGA KA SHAQAYSIIYA OO KA HARA BEENTA GAALADA .
===============================================
WALLAAHU ACLAM WA ACLAAA WA AJMAL WA AXSAN
===============================================
????? ?????? ??? ????
??? ??? ??????
HABYN ISNIIN
22/09/1429 HIJRI
##############
##########
######
As.Wr.Wb
Waxaa mahad dhamaanteed iska leh Eebaha fashiliyay, khiyaanadii lagu maleegayay JABUUTI, ilaahay ayaan mar labaad ugu mahdinaynaa….######
Mujaahidinta Soomaaliyeed waxaan kula talin lahaa inay iska daayaan wax iska sheega dhex dooda ah, ee aan wax maslaxada ah aysan kujirin, waxii naseexa ahna ay si hoose isagu sheegaan.
waxaa kaloon dadka soomaaliyyeed, ee qurbaha jooga kula talinayaa in ay u gar-gaaraan dadka tabaalaysan ee wadanka gudihiisa ku nool,siiba qaraabada….
WALLAHU-ACLAM_________________WABILLAHI-TOWFIQ
As.Wr.Wb
Waxaa mahad dhamaanteed iska leh Eebaha fashiliyay, khiyaanadii lagu maleegayay JABUUTI, ilaahay ayaan mar labaad ugu mahdinaynaa….######
Mujaahidinta Soomaaliyeed waxaan kula talin lahaa inay iska daayaan wax iska sheega dhex dooda ah, ee aan wax maslaxada ah aysan kujirin, waxii naseexa ahna ay si hoose isagu sheegaan.
waxaa kaloon dadka soomaaliyyeed, ee qurbaha jooga kula talinayaa in ay u gar-gaaraan dadka tabaalaysan ee wadanka gudihiisa ku nool,siiba qaraabada….
WALLAHU-ACLAM_________________WABILLAHI-TOWFIQ