Gudoomiya Wardhiigleey oo la Weeraray

Published on September 21, 2008 by   ·   No Comments   ·   print

calxbfmk.jpgHal qof ayaa ku geeriyooday 2 askarina waa ay ku dhaawacmeen weerar Shalay galinkii danbe lagu qaaday Gaari uu watay gudoomiyaha Degmada Wardhiigleey Xasan Maxamed Cali Xashaash.

 

Qofka geeriyooday ayaa la sheegay in uu ahaa Darawalkii Gudoomiyaha iyada oo 2 askari ee dhaawacantayna ay ahaayeen ilaaladiisii.

  

Ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay Mas’uuliyada weerarkaasi, balse waxa uu qeyb ka yahay falalka lagu u gaarsanayo xubnaha ka tirsan DKMG ah.

  

Sidoo kale Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Xubinka la weeraray, waana markii ugu horeysay oo weerar noocan oo kale ah lagu qaado Xasan Maxamed Cali Xashaash inta la ogsoonyahay.

  

Weerarada qaraxyada iyo dilalka qorshaysan ayaa ah kuwo iyagu inta badan lagu khaarajiyo xubnaha ka midka ah DKMG ah ee ku sugan caasimada Muqdisho iyo gobolada dalka soomaaliya.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Guriga Aadan Modoobe oo Xalay la Weeraray
  2. Dalxa & Cusmaan Caato oo la weeraray
  3. Taliyaha Nabad sugida Baydhabo oo la weeraray
  4. Saaka iyo Degmooyinka Wardhiigleey & Hawlwadaag
  5. Taliye ka tirsan Booliiska DFKMG ah oo la weeraray

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Guriga Aadan Modoobe oo Xalay la Weeraray
  2. Dalxa & Cusmaan Caato oo la weeraray
  3. Taliyaha Nabad sugida Baydhabo oo la weeraray
  4. Saaka iyo Degmooyinka Wardhiigleey & Hawlwadaag
  5. Taliye ka tirsan Booliiska DFKMG ah oo la weeraray

Latest Headlines