Abaare 08:00 fiidnimo iyo qadar daqiiqado ah ayay Xoogaga Al-Shabaab weerar Hoobiye ku qaadeen Ciidamada gumeysiga itoobiya ee fariisinka ku leh Buurta Janta Kundisho duleedka
Hoobiyayaashan ayay dadka deegaanku ku sheegeen in ay qiyaastii gaarayeen dhowr Hoobiye lamana sheegi karo illaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ah ee ka soo gaaray ciidamada gumeysiga itoobiya balse waxaa la filayaa in ay jiraan khasaarooyin naf iyo maalba leh.
Weerarkaasi ka dib ayay ciidamada gumeysiga itoobiya ku jawaabeen Madaafiic ay ku garaaceen dhulka duurka ah ee ay deganyihiin Qoysas Reer Miyiga ah oo xoolo dhaqato ah, lamana sheegin illaa iyo hadda cid wax ku noqotay Madaafiicdaasi.
Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ayaa weerarkaasi ka dib isku fidiyay dhamaan wadooyinka ka agdhaw fariisinka Janta kundhisho.

Related posts:
allahu akbar mujaahidiinta al.shabaab oo naftooda ubandhiay jannada alle islamarkaana ilaah ballan kulagalay inay naftooda kaiibsadaan ayaa saacad kasta ubanbaxaya cadowga alle
Allahu akbar,barbaarta gaashaaman ee jihaadka ahna ahna dhalinyaro diimeedka alshabaab,cimrigiina allaha dheereeyo cadaabkana allaha idinka xoreeyo cadawgiinana allaha jabiyo amin
ALLAHUMMA AAMIIIIIIIIIIIIIIIIIM
allahu akbar, allaha idinku guuleeyo jihaadka,
waana idin garab taaganahey, waxaana idinku taageereynaa hiil iyo hooba.
allahu akbar-allahu akbar-allahu akbar