Qarax Miino oo ka Dhacey Baydhabo

Published on September 14, 2008 by   ·   No Comments   ·   print

qarax.jpgQarax ka dhashey Miinada meelaha fog laga hago, ayaa Maanta ka dhacey Bartamaha Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.

Qaraxa Miino ayaa haleelay Gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa DKMG ah, kaas oo inta la ogsoon yahey ay ku dhaawacmeen 3 Askari oo ka mid ah Ciidamadii Saarnaa Gaariga.

Gaariga uu Qaraxa Miino haleelay ayaa lagu waramayaa in uu leeyahey taliyaha Ciidanka Bileyska ee Gobolka Bay, Cabdi Macalin.balse xilliga weerarka Miino lala beegsanayey Gaariga lama uusan socon.

Qarax ka dib ciidamadii lala beegsdey, ayaa dhan walba u furey rasaas xoogan, taas oo aan la ogeyn inta uu leegyahey khasaaraha ka dhashey ee soo gaarey Dadkii Rayidka ah ee goobta ka ag dhawaa.

Weerarada noocan ah ayaa ah kuwo khasaare xoogan u geysta ciidamada iyo madaxda lala beegsadey ee ka tirsan ciidamada gumeysiga itoobiya iyo huwantooda la shaqeysa.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Gaari ay wateen ciidanka dowlada KMG ah oo Qarax Miino la gula beegsadey degmada X/Weyne
  2. Qarax miino oo ka dhacey wadada Airport Muqdisho
  3. Qarax Ka Dhacey Suuqa Afisyooni
  4. Qarax miino oo ciidanka gumeysiga Itoobiya lagula beegsadey caawa agagaarka Lafoole
  5. Qarax Miino oo Ciidanka DKMG ah Lala Beegsadey Saaka

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Gaari ay wateen ciidanka dowlada KMG ah oo Qarax Miino la gula beegsadey degmada X/Weyne
  2. Qarax miino oo ka dhacey wadada Airport Muqdisho
  3. Qarax Ka Dhacey Suuqa Afisyooni
  4. Qarax miino oo ciidanka gumeysiga Itoobiya lagula beegsadey caawa agagaarka Lafoole
  5. Qarax Miino oo Ciidanka DKMG ah Lala Beegsadey Saaka

Latest Headlines