Warshada Xasey iyo Hotel Bakiin ee Baydhabo oo la Duqeeyay

Published on September 13, 2008 by   ·   2 Comments   ·   print

hoobiye.jpgXarunta Warshada Xasey ee Degmada Baydhabo oo ah fariisinka ugu weyn ee ciidamada gumeysiga itoobiya ka degan yihiin ayaa xaley lagu weerarey Madaafiicda Hoobiyaha.

  

Duqeyn xoogan oo la sheegayo in ay khasaare xoogan u geysatey ciidamada gumeysiga Itoobiya ayaa lala beegsadey xarunta Warshada Xasey, halkaas oo ay degan yihiin ciidamada ugu badan ee ku sugan magaalada Baydhabo.

  

Ku dhawaad 10 Madfac oo ah nooca Hoobiyaha ayaa lagu weerarey, xarunta Warshada Xasey, kuwaas oo laga yaabo in ay khasaare xoogan u geysteen Ciidamadii halkaa ku sugnaa.

  

Sidoo kale waxaa isna madaafiic xoogan lagu weerarey, Hotel Bakiin oo ah goobta inta ugu badan Xubnaha Baarlamaanka KMG ah ka degan yihiin Magaalada Baydhabo.

  

Ka dib weerarka madaafiicda ee xaley lagu kala weerarey, xarunta Warshada Xasey iyo Hotel Bakiin, ciidamada gumeysiga Itoobiya waxa ay ka bixiyeen madaafiic kale oo jawaab u ee keyd, taas oo qaarkood ay ku dhaceen gudaha Magaalada Baydhabo.

  

Inta la og soon yahey hal Madfac ayaa ku dhacey, guri ku yaala xaafada Horseed ee Baydhabo, kaas oo khasaare xoogan u geystey Qosykii guriga degenaa oo ay ku dhimatey Haweenay ka mid ah Dadkii ku noolaa guriga.

  

Dhanka kale si guud looma oga khasaaraha guud, ee weerarada madaafiicda ah ee lagu kala wareerarey xarunta Warshada Xasey iyo Hotel Bakiin geysteen, balse waxaa la filayaa in uu halkaa ka dhashey khasaare xoogan oo soo gaarey ciidamada Gumeysiga Itoobiya ee ku sugan Warshada Xasey.

  

Weerarkan Madaafiicda ee lagu weerarey warshada Xasey iyo Hotel Bakiin ee Magaalada Baydhabo waxaa sheegtey Xoogaga Al-shabaab, sida lagu soo daabacey bogaga wararka Kataaib.net ee afkooda ku hadla.

 



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Faah Faahin:- Madaafiic lagu duqeeyay Warshada Baastada
  2. Mujaahidiinta MMI Soomaaliyeed Oo Weerarey Warshada Baastada Iyo Xeyla Bariise
  3. Madaafiic Warshada Baastada Lagu Weerarey
  4. Madaafiic Lagu Garaacey Madaxtooyada & Garoonka Baydhabo
  5. Weerar Xaley Ka Dhacey Baydhabo

Readers Comments (2)

  1. Deeq says:

    Allaahu akbar,wey uumi baxayaan gaalada macatab u dirirka ah iyo kuwa kabaha u sida ee murtadiinta ah ee diintoodii kaga baxay thamanan qaliilan,baydhabo waa dhufaysyadii oogu danbeeyey ee ay kaga dhuumanayeen dambaaburada ay mujaahidiintu la dhacayaan weyna u dulqaadan la,yihiin waxaan allah ka rajeynaynaa in nasri wayn na siiyo oo aan ku shukrino ramadaankan dhexdiisa uu naga qabto gaaladan madow iyo walaalahooda murtadiinta ah akhda caziizin muqtadir.

  2. nuur says:

    ala maxaan larabay sidaad amxaarada iyo camiilada ushaqeeya itoobiya ilahayna waxaan karajaynaa inuu guusha raaciyo mujaahidiinta kufaartana uu jabiyo intii kubakhtiday naartay galeen inta noola cidhiidhi ayay kunoolyahiin guulaysta mujaahidiinta sooomaaliyeed dadaala ayaan idinleenahay




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Faah Faahin:- Madaafiic lagu duqeeyay Warshada Baastada
  2. Mujaahidiinta MMI Soomaaliyeed Oo Weerarey Warshada Baastada Iyo Xeyla Bariise
  3. Madaafiic Warshada Baastada Lagu Weerarey
  4. Madaafiic Lagu Garaacey Madaxtooyada & Garoonka Baydhabo
  5. Weerar Xaley Ka Dhacey Baydhabo

Latest Headlines