Midowga Reer Yurub ayaa wada qorshe uu daaha ka furi doono oo ay ku doonayaan ka hor tagida Burcad Badeeda Soomaaliyeed ee ka qowleysata Xeebta Dheer ee Dalka Soomaaliya.
Kula lagu wado in mudowga Reer Yurub ku yeesho Dalka
Warar xog’ogaal ah oo ku dhow Wasiirada Midowga Reer Yurub ayaa sheegaya in safiirada Dowladaha ku bahoobey Middowga Reer Yurub ee ka kooban 27 dal, ay daraaseyn doonaan qorshe howled ujeedkiisu yahey sidii wax looga qaban lahaa Burcad Badeeda Soomaaliyeed, kaas oo ay shaacin doonaan Wasiirada Arimaha Dibada ee Middowga Reer Yurub, ka dib kulankooda maalinta Isniinta ka furmi doona magaalada Brussels ee Dalka Belgium.
Qorshaha Wasiirada Arimaha Dibada ee Midowga Reer Yurub ku dhawaaqi doonaan ayaa ka koobnaan doono, qodobo kooban oo qeexaya, dib u doo cusbooneysiinta iyo isku duba ridka dhaq dhaqaaqyada Midowga Reer Yurud ee looga hortegayo Burcad Badeeda Soomaaliyeed ee ka qowleysata Xeebaha Soomaaliya, oo noqotey khayar weyn ee xaalada sii fogeyneysa.
Ka dibna kulanka Midowga Reer Yurub ee
Qorshaha midowga Reer Yurub dajinayo ayaa ka koobnaan doona, sida warar hoose sheegayaan labo qeybood oo kala ah in marka hore la qaado talaabo Milateri oo si aad ah looga fikirayo, ka dibna laga shaqeeyo sidii loo xidido siibi lahaa Burcad Badeed.

Related posts: