Fataawida Ramadaan (Q.1-aad)

Published on September 5, 2008 by   ·   No Comments   ·   print

Shabakada Warbaahinta ee Somalimirror waxa ay ugu tala gashay Akhristayaasheeda in ay halkan ugu soo bandhigto Jawaabaha Su’aalahood meel kasta oo ay joogaan. waxaana ka jawaabayo  Dr. Axmed X. C/Raxmaan.

 Su’aal 1-aad: – Sheekh,marka hore waad mahadsan tahay ilaahayna hakaa abaal mariyo sida hagar la’aanta ah ee aad su’aalaha uga jawaabaysid.

 Su’aashaydu waxay tahay:-

1)     Daawada indhaha lagu shubto,ma jebinaysaa Soonka?.

2)     haddii aad seexato oo ay maniyi kaa timaado maxaa kugu waajib noqonaya oo uu yeelayaa qofkaasi?,sideedabana diintu maxay ka qabtaa qofku marka uu isku junuuno axkaam ahaan iyo salaad ahaanba.Wabillahi Tawfiiq.

Jawaab:-

1-daawada indhaha waa la isticmaali kara hase liqin markay gaarto xalqiga(dhuunta) waxaa saas fatwooday majmac fiqiga.

2-hadaad isku junubtid adiga oo sooman dhib malahan sookana wax u dhimi mayso.

Akhristayaasha Sharafta badan waxa ay su’aalahooda inoogu soo hagaajin karaan E-maillada kala ah:

 somalimirror@hotmail.com

 somalimirror@gmail.com  

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Su’aalo & Jawaabo ku Saabsan Bisha Ramadaan
  2. Bishii Ramadaan oo Galabta laga arkay Muqdisho
  3. Golaha Imaamada Waqooyiga Ameeriko oo shaaca ka qaaday in ay ku hawlanyihiin la Socodka Dhalashada Bisha Ramadaan
  4. Axkaamta Soonka bisha Ramadaan
  5. Warbixin:- Sidee looga Arkay Bisha Ramadaan loogana Sooman yahay Maanta Gobolada Dalka Soomaaliya?

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Su’aalo & Jawaabo ku Saabsan Bisha Ramadaan
  2. Bishii Ramadaan oo Galabta laga arkay Muqdisho
  3. Golaha Imaamada Waqooyiga Ameeriko oo shaaca ka qaaday in ay ku hawlanyihiin la Socodka Dhalashada Bisha Ramadaan
  4. Axkaamta Soonka bisha Ramadaan
  5. Warbixin:- Sidee looga Arkay Bisha Ramadaan loogana Sooman yahay Maanta Gobolada Dalka Soomaaliya?

Latest Headlines