September 2008 Archive

More From September 2008

Ururka IGAD oo isugu Yeeray Dhamaan DKMG

Kulan ay ku yeesheen Wasiiro Arimo Dibadeedyada Urur Goboleedka IGAD xaruntooda ku taala Addis Ababa ee Itoobiya ayay uga hadleen arimo ...

Itooobiya oo ka codsatay Q.M in ay Ciidamo u dirto Soomaaliya

Xukuumada Itoobiya ayaa ka codsatay Golaha Amaanka ee Q.M in ay si Deg Deg ah Soomaaliya ugu soo diraan Ciidamo ka ...

Qarax Khasaare sababay oo Baydhabo ka dhacay.

15 qof oo uu ku jiro Sarkaal ka mid ah Ciidamada DKMG ah ayaa ku dhaawacmay hal qofna waa uu ...

Baydhabo aan si weyn looga ciidin Ciida Fitriga

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta si Wayn looga Ciidin, iyadoo dadka qaar ay soomanyihiin, walaw dadka badankooda ay ...

Qardho oo si midaysan looga ciiday

Saaka Waabarigii ayay dadweynaha ku dhaqan Magaalada Qardho hal mar u wada dareereen Musalaha weyn ee lagu tukado salaadaha Ciida ee ...

Gobolada W/Galbeed Soomaaliya oo si Midaysan looga Ciiday

Dhamaan Gobolada Maamulka S/land ayaa saaka oo Talaadda ah looga dareeray gudashada Salaadda Ciidul Fidriga ee sanadka 1429H, ...

Kismayo oo laga ciiday iyada oo uu Maamul Islaami ah ka arimiyo

Magalada Kismayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose ayaa guud ahaanba laga Tukaday Salaadii Ciidul Fidriga taas oo la sheegayo inta ...

Ciid Mubaarak

Bismillahi Raxmani Raxim Assalamu alaykum wr wb Walalayaal waxaan marka ugu horaysa idin leenahay CIID MUBAARAK. ALLAH swt hanaga aqbalo acmeesha kuwooda wanaagsan, ...

Muqdisho oo laga ciidayo iyada oo uu Xasuuq ka socdo

الله أكبر الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله الله أكبر الله أكبر ولله الحمد

Gobolka Hiiraan oo Laga ciiday isaga oo xor ah

كل عام وأنتم بكل خير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال والقربات .

Somalimirror:- Ciid Mubaarak

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كل عام وأنتم بكل خير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال والقربات .

fataawida ramadaan (Q.14-aad)

Su,aal 43aad  sheekhoow  waxaan   ahay  nin  waqti hore  reer  u  guri galay micnaha  nin  aad  u da' wayn  waxaan  so soomay  ...

Dhalashada bisha shawaal oo laga arkay meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah

Caawa salaaddii makhrib ka dib ayaa dhalasha bisha shawaal laga arkay meelo badan oo soomaaliya ka mid ah, shabakadda somalimrirorna waxaa ...

diyaar garowga ciidda iyo goboladda maamulka somaliland

Tobankan ugu danbeeya bisha Ramadaan ee baraykaysan Waxa si wayn looga dareemaya Gudaha iyo daafaha magaalooyinka Hargeysa, Burco, ...

Xildhibaano ka tirsan Maamulka S/land oo eedaymo dusha ka saaray Wasiiro geystay falal handadaad ah

Laba Xildhibaan oo ka tirsan Golaha wakiilada Maamulka S/land lagana soo doortay Gobolka Sanaag ayaa si kulul u cambaareeyey xadhigga ...

Indha Cadde oo beeniyay in ka bixitaanka ciidamada Itoobiya ee B/weyne ay la xiriirto heshiiska Jabuuti

Xoghayaha Difaaca Isbahaysiga Dib u xoraynta Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo shir jaraa’id maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxba kama ...

C/laahi Xassan Lugbuur oo xilkii laga Xayuubiyay

C/laahi Xassan Lugbuur oo ahaa Madaxa Maamulka gumaysigu u xilsaartay Gobolka S/galbeed ee ay gumaysato Itoobiya ayaa maanta si rasmi ah ...

Dagaal iyo Duqayn Ba’an oo ka dhacday Muqdisho

Dagaal aad u culus ayaa waxaa uu galabta abaare 05:00 galabnimo ka bilawday isgoyska Faloransa iyo hareeraha Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ...

Baydhabo & Qaban qaabada Maalinta Ciida

Iyadoo fooda aynagu soo hayso Ciidul Fidriga oo iyadu ah munaasabadda lagu sagootiyo Bisha Barakaysan ee Ramadan oo aynu gabagabadeeda ku ...

 More »