August 2008 Archive

Kulamo Kala Duwan oo Baydhabo Ka Socda

Kulamo kala duwan ayaa maanta ka socda Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, kuwaas oo ay yeelanayaan madaxda sare ee DKMG ah iyo xunbaha Baarlamaanka ee ...

More From August 2008

Barre Hiiraale oo ka Warbixiyay Dagaalkii Kismaayo

Barre Hiiraale oo dhawaan xooga looga soo saarey Magaalada Kismaayo ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyay dagaalkii Kismaayo uu ku galey ...

Dad rayid ah oo maanta lagu laayey Isgoyska Zoobe

5 qof ayaa dhimatey 5 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaarey oo dhamaantood ah dad rayid ah, ka dib rasaas ...

Meydadka 2 nin oo Laga Helay Gobolka Sh/Hoose

Meydadka 2 nin oo la sheegay in ay ka mid yihiin burcadda ka qowleysata inta u dhaxeysa Wallaweyn iyo Balidoogle ee ...

11 Bilood Kadib oo Masjidka Sh Cali Suufi Dib Loo Furey Maanta

Masjidka weyn Sh Cali Suufi ee ku yaala Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Jimce ah taariikhduna ku beegan ...

Warbixin:- Sidee loo fasiran karaa bixitaanka Ethiopia?

Waxaan idiin soo gudbinaynaa warbixin ay idaacadda BBC-da ka diyaarisay sida loo fasiran karo hadallada masuuliyinta Ethiopia ee la xiriira ka ...

MMIS oo wax lagu farxo ku tilmaamay Hadalkii Meles Zenawi

Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa ku tilmaamay hadalkii shalay ka soo baxay Meles Zenawi ee ahaa in uu diyaar u yahay ...

Wiil lagu dilay lafoole

Xalay fiidkii ayaa dabley hubaysan oo aan haybtooda la garanayn waxa ay deegaanka la foole ku dileen wiil Dhalinyaro ah oo ...

Xubnaha Baarlamaanka oo eedeeyay Itoobiya

Qaar ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka DFKMG ah ee la shaqeeya Gumeysiga Itoobiya ayaa waxaa ka dhex bilowday dood hor leh ...

Baaq ku Aadan Bisha Ramadaan

Afahayeenka Howl-galada Ciidamada MMIS C/raxiim Ciise Cadow ayaa Baaq qoraal ah oo ku saabsan Bisha ramadaan soo gaarsiiyay Shabakadda Somalimirror taas ...

Kalfadhigii Maanta ee Baarlamaanka oo Buuq Xoogani Hareeyay

Kulan balaaran oo ay ka soo qeyb galeen 3da Mas’uul ee ugu sareeya DKMG ah ee la shaqeysa gumeysiga itoobiya ayuu ...

Cabasho Ka Soo Yeeraysa Gaadiidleyda G/Banaadir

Gudiga gaadiidleyda gobolka Banaadir ayaa cabasho xoogan ka muujinaya canshuuraadka laga qaado oo la sii dardar geliyay tan iyo markii lagu ...

Dagaal ka Dhacey Degmada Yaaqshiid.

Dagaal xoogan ayaa Barqanimadii Maanta ka dhacey qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho kaas oo dhex marey xoogaga ...

Weerar Bam oo ka Dhacey X/jajab

Weerar loo adeegsadey Bam Gacmeed ayaa ciidamado ka tirsan kuwa DKMG ah ee la shaqeysa gumeysiga Itoobiya, la gula beegsadey qeybo ...

Markab Kalumeysi oo Burcaddii Heysatey Laga Sii Daayey

Markab Kaluumeysi oo muddo 8 bilood ah lagu heystay xeebta Eyl ee Dalka Soomaaliya ayaa maanta la sii daayey ka dib ...

Baaritaano Maalintii 2 aad ka Socda Wadada Sayidka

Baaritaano xoogan ayay ciidamada DKMG ah ee la shaqeysa gumeysiga Itoobiya ka wadaan maalintii labaad isgoyksa Jidka Sayidka ee Degmada Hodan.

Xoogagii isku hayay Baardheere oo ka wada Baxay

Ciidamadii Baryahanba Dhaq-Dhaqaaqa ka waday Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa la sheegayaa in ay ka wada Baxeen Degmadaasi isla markaana ...

C/laahi Yuusuf & Nuur Cadde oo Hor tagaya Baarlamaanka

C/laahi Yuusuf iyo Nuur Cadde ayaa maanta lagu wadaa in ay ka hor akhriyaan xubnaha Baarlamaanka DFKMG ah ee la shaqeysa ...

Isbahaysiga Garabka Asmara oo Warsaxaafadeed ka soo saaray Abaaraha Dalka ka jira

Warsaxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska samafalka ee Isahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dalka Soomaaliya ay ka ...

Taliye ka tirsan Booliiska DFKMG ah oo la weeraray

Abaarihii 03:00 saq Dhexe ee xalay ayaa weerar lagu qaaday Guriga Taliye ku-xigeenka Booliiska Degmada Dharkaynleey ugu qaabilsan DFKMG ah ee ...

« Back    More »