3 qof oo lagu dilay Walaweyn

Published on August 31, 2008 by   ·   No Comments   ·   print

xasuuq11.jpgDabley hubaysan ayaa xalay dad rayid ah oo isku hayb ahi ku laayay Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose xili ay ku sugnaayeen Goob Mukhaaxi ah oo ku taala Bartamaha magaaladaasi. 

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegay in Saddexda Qof ee geeriyooday ay ku jirtay Haweynaydii Mukhaaxida shaaha ku iibinaysay iyada oo labada kalana ay kala ahaayeen ninkeedii iyo nin kale oo la ehel ah.

  

Falkan ayaa lagu sheegay mid aano qabiil ah waxaana saaka laga darameeyaan Degmada Walwayn Saan-Saan Colaadeed oo la xiriirta hub aroorsi taas oo laga casbi qabo in ay dhacaan falal aargoosi ah.

  

Ma jirto illaa iyo hadda cid u istaagtay wax ka qabashada colaadan saaka ka curatay degmada walaweyn ee la xiriirta aanada qabiil.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Ciidamo soo gaaray inta u dhaxeysa walaweyn & Afgoye
  2. Asakri ka tirsan ciidanka DKMG ah oo lagu dilay Maanta degmada Madiina ee M/Muqdisho.
  3. Wiil lagu dilay Afgoye
  4. Askari lagu dilay deg. Madiina ee M/Muqdisho
  5. Askari lagu dilay G/Sh.Hoose

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Ciidamo soo gaaray inta u dhaxeysa walaweyn & Afgoye
  2. Asakri ka tirsan ciidanka DKMG ah oo lagu dilay Maanta degmada Madiina ee M/Muqdisho.
  3. Wiil lagu dilay Afgoye
  4. Askari lagu dilay deg. Madiina ee M/Muqdisho
  5. Askari lagu dilay G/Sh.Hoose

Latest Headlines