Weerar lagu qaaday Gaashaandhiga & fariisimo kale.
By Somalimirror on 27 Aug, 2008 7:46 AM in Main, Wararka
Abaarihii 06:00 aroornimo iyo qadar daqiiqado ah ayay Mujaahidiinta Soomaaliyeed weerar ka fool ka fool ah ku qaadeen:-
1- Wasaaradii hore ee Gaashaandhiga oo ay deganyihiin Ciidamada Gumeysiga Itoobiya.
2- Guryihii Hore ee Saraakiisha oo ay ku suganyihiin Ciidamada Copy-ga Itoobiya.
3- Iyo Isgoyska Jaale Siyaad oo ay isaguna ku suganyihiin Ciidamada Copy-ga Itoobiya.
Dagaalkan oo la isku adeegsaday Madaafiicda cul-culus iyo midka fudud ayuu mid ka mid ah dadka deegaanka xaqiijiyay in Hal gaari oo ah nooca Cabdi Billaha ah looga gubay Ciidamada Copy-ga Itoobiya Isgoyska Jaale Siyaad.
Intii uu weerarkan socday ayay ciidamada Gumeysiga Itoobiya Madaafiic aan loo meel dayin ku garaaceen qeybo ka mid ah degmooyinka Muqdisho gaar ahaan kuwa ku teedsan jidka 30-ka oo ay inta badan isaga barakaceen dadkii degnaa.
5 qof oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku Dhaawacmeen duqeyntaas iyo rasaastii la isweydaarsanayay.
Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in 2 ka mid ah dadkaasi ay ku Dhaawacmeen goobtii lagu dagaalamayay gaar ahaan Kuliyada Jaale siyaad, halka 3 kalana ay ku Dhaawacmeen meel ka baxsan goobtii lagu dagaalamayay.
Ma jirto illaa iyo hadda garab ka mid ah Garabyada Mujaahidiinta Soomaaliyeed oo la soo xiriiray Shabakadda Warbaahinta Somalimirror oo sheegtay in ay fuliyeen weerarkaasi.
Waa weerarkii 2-aad oo mudo 24 saac gudaheed lagu qaado ciidamada Gumeysiga Itoobiya iyo Copy-ga Itoobiya ee ku sugan Guryihii Hore ee Saraakiisha iyo Isgoyska Jaale Siyaad.
Daabaco
U dir saaxiib




ALLAH MASIIBO HA KU RIDO,HANA KU GUBO GOGADAKA AY KU JIRAAN, KUFAARTA, ALOW BIL SOON AYAA NOO SOO SOCOTA OO AY RABAAN UMADADAADA IN AY CIBAADEYSTAAN,ALLAH HA HALAAGO,MEEL AY KA BEXEEN HA LA WAAYO KUFAARTA IYO MUNAAFAQIINTA SAFKA GAALADA KA SOO JESTAY, KUWA GAALADA SAFKOODA KA SOO JEESTAY MA WAXAY LEEYAHIIN ISLAM AYAAN NAHAY OO DIINTEENII AYAAN KU SUGANAHAY,MAYA WALAAHI HADAAD GAALO SOO KAASHATID ADOO ISLAM AH OO AAD XABAD DHANKA GAALADA KA SOO RIDAA,GAALKAAS AYAAD LA MID TAHAY.
ALLAH JABKODA WEEKEND IN AAN MAQLO MEELKASTA LAGA SARAA,SI ISNIINTA DADKA AY UGU SOOMAAN GURYAHOODA.
mummina | Aug 27, 2008 | Reply
mujaahidiinta al.shabaab waxay wadaan baryahaan weeraro xoogan oo kadhana saliibka iyo murtadiinta ilaahna waxaan kabaryaynaa inuu gacan qabto mujaahidiinta go.aan kuqaatay difaaca kitaabka alle
cazaam | Aug 27, 2008 | Reply
bismilahiraxmaniraxim waxan halkan kasalamaya musliminta melkasta aykusugantahay kar ahaan somalia salanta lagusalamu musliminta mida ugu qayaha wen
asalamucalekum waraxmatulaahi wabarakatuh
waxan halkan uga hanbalyenayaa mujaahidinta islamka qasatan mujahidinta somia ugu horen ilaheyo waxan kabaryaya inuu janatul firdosa kawarabiyo intii kushahiiday jihadkii dheraa ookasoconayay wadanka inti kudhawacantay ilaahey cafiyo inta udagan inay difacan kitabka ale ilaahey inuukusugo imaankoda wanagsan ilaheyna kusha hasiyo ilahey cadawka hajabiyo ilahey hakuhalago koobkasta aykusuganyihiin ilahey waxan kajenenaa kulwarda inuu ilahey nasiyo bi idnilahi karim waxan leyahay mujahidinta islamka wakulesaten eesamra ilahey waxow lajiraa kusamra waxalajogaa kushii islamka biisnilahi kariim ilahow nasii nasrigii musliminta ilahow nasii nasrigi&kushii aankaga baranay biidnilahi kariim ilaheyehanasiyo kulwarta walaalayaal waxan halkan kacodsanayaa inaan labafin sida aadshegten ciwanka&magaca mahadsanid wabilahi towfiiq wasalaamucalekum waraxmatulaahi wabarakatu
cadced axmad | Aug 27, 2008 | Reply