War Deg Deg ah
By Somalimirror on 27 Aug, 2008 3:34 PM in Main, Wararka
7 Askari oo ka mid ah Ciidamada Copy-ga Itoobiya ayaa Maanta u soo gacan galey xoogaga Jabhada Islaamiyaga Soomaliyeed kuwaas oo soo goostey.
Daabaco
U dir saaxiib



Maaaaaa shaaaaaaaaaaa Allaaaaaaaaaah
Wxaan Allaah ka rajeynaaa in la soo afjaro sanadkan gudihiisa oo ay isisi soo dhiibaan inta ka hartay
Abuu Mujaahid | Aug 27, 2008 | Reply
habqanka ilma tuunjiamxaaro waa lasugayaa inay soo bataan ilayn duqooshinkii ilayn bililiqo waa dhamaatay,balse yaan la alynin ee qoryaha inta laga qaado dadkooda dhinac ha ka raacaan
daacad | Aug 27, 2008 | Reply
ASC
Kuwa soo goostay hala imtixaano, hana la baaro, yaan mujaahidiinta lagu soo darin. Waxaa laga yaaba inay jawaasiis yihiin. Yaan qabiil loo fiirinin, waa radooway, oo towbad keenkoodii loo baahan yahay in muddo dheer lala socdo. WSC
Abu Munsif | Aug 27, 2008 | Reply
ACWW.
Waa sida uu sheegay saxibkayga iga horeeyey ee ha la iska hubiyo in ay jawaasiis yihiin ayaa laga yaabaaye, Ilma Copy Amxaaro xalaal say ku noqdaan way adagtahaye, haddayse dhab ka tahay si wanaagsan ha loola dhaqmo hana loo gudbiyo meeshay sheegtaan ama cidahooda, Hana la wacyi galiyo oo xaqa haloo tilmaamo si aysan mardanbe ugu kahsoomin shirqoolka cadawga.
WABILLAHI TAWFIIQ
Abdidahir Awjama | Aug 27, 2008 | Reply
ASC
Insha allah dhamaantood waa imaanayaa hadii arinko saan ku sii socdo ee waxaan leeyahay soomali oo dhan yaan laga daalin jihaadka lagu hayo gaalada qabsatay wadanka wax yar ayaa harey .
yare | Aug 27, 2008 | Reply
ilaahoow talada quman na waafaji xukun wanaagsan ood raali ka tahayna na sii oo nagu haga dariiqa toosan.soomaali waligeed ma soo marin xukun iyo maamul khayr leh waxaana sabab u ah ku dhaqanka qabyaaladda qurmuun oo qashaabiirka ah oo na dilotay dariiqada qaadiriyada oo isku qasta xaq iyo baadil oo dulli iyo dabaroor gaalo nagu dabray iyo ugu danbayn qaadka dabada iska raaciyey saddexdaas waxyaalood oo qa ka bilowda(QAAD,Qaadiriyo iyo QABYAALAD)in layska qabto mooyaane laga bixi maayo waxa.
abdi warsame faarax | Aug 28, 2008 | Reply