Warbixin:- Muqaawamada Somalia Guul Garab la’
By SomaliMirror on 13 Aug, 2008 7:29 PM in Main, Wararka, Warbixinnada
Warbixintu waxay ka hadlaysaa:-
Hordhac
Heerarka kala duwan ee ay soo martay Muqaawamadu?
Yaa Hogaaminaya Muqaawamada
Guulaha ay gaartey
- Dhanka Milatariga
- Dhanka Siyaasada
1. Dhanka Gudaha
Dhanka Fikirka
Dhanka Maamulka
Dhanka Milatariga
Dhanka Dibada
1) Xayiraad xagga Socdaalada Dibadda
2) Faragalin siyaasadeed iyo mid milatari
Gobolada ay ka taliyeen
Maxay ka qabteen gobolada ay la wareegeen
Goobaha ay ku hareen Ciidamada Gumeysiga Itoobiya
Maxaa la gudboon Muqaawamada?
Hordhac
Muqaawamada Soomaaliya ayaa bilaabatay ka dib markii ay ciidamada Gumeysiga Itoobiya gudaha koonfurta Soomaaliya soo galeen, iyada oo goobtii ugu horeysay ee muqaawamada lagala horyimaado ciidamada gumeysiga Itoobiya ay ahayd xaafada suuqa xoolaha ka dib markii wiil dhalinyaro ahi uu ku tuuray dhagax markaasi fariin u ahaa in uu ka soo horjeedo soo galitaanka Ciidamada itoobiya ee gudaha soomaaliya, waxaana maalmo ka dib ku xigay isla xaafadaasi in wiil dhalinyaro ah uu rasaas ku furay ciidamada gumeysiga itoobiya isaga oo adeegsanaya qoriga AK47, mudo yar ka dib waxaa is aruursaday mujaahidiin ka mid ahaa MMIS kuwaas oo abaare 02:00 saq dhexe weerar dhabogal ah kula beegsaday kolonyo Uralo ah oo ay wateen ciidamada gumeysiga itoobiya oo marayay Jidka Warshadaha gaar ahaan saraha Caymiska Degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. Kaas oo markii danbe ku baahay inta u dhaxeysa Isgoyska Ex-control Balcad illaa isgoyska Ifka xalan ka dib markii ay Muqaawamadu Jidgooyo dhowr ah u dhigeen gurmadyo Itoobiyaan ah oo ka soo kala kicitimay xaruntii hore ee Gaashaandhiga iyo Nawaaxiga Xerada Maslax.
Taas oo in mudo ah socotay
Garoonka Stadium Muqdisho iyo Xaruntii hore ee Xisbiga. Balse waxa ay Mujaahidiinta iyo Shacabka Soomaaliyeed kala horyimaadeen iska caabin xoogan oo qaadatay in dagaal xoogan oo socday mudo 4 maalin ah oo lagu xasuusto gaadiidkii ugu horeeyay ee laga gubay ciidamada gumeysiga itoobiya iyo askar badan oo maydadkooda ay mujaahidiintu wareen Jidka warshadaha gaar ahaan inta u dhaxeysa Machadka SIMAD illaa Miisaanka Dhuxusha ee degmada Yaaqshiid ee magaalada muqdisho.
1086 ruux waa sida lagu sheegay Guddigii ay odayaasha dhaqanka hawiye u saareen qiimeynta waxyeeladii ay geysteen dagaaladii ka dhacay Muqdisho 29/03/07–01-04-2007 waxaana isla warbixintaasi lagu sheegay in ay ku dhaawacmeen 4344 ruux iyada oo ay muqdisho oo kaliya ka barakaceen xiligaasi (1.400.000) qof.
1) Degmada Heliwaa
2) Degmada Yaaqshiid
3) Qeybo ka mid ah Degmooyinka Kaaraan
4) Wardhiigleey
5) Howl-wadaag
6) iyo Hodan.
1- Weerar ka Fool ka Fool ah,
2- Qaraxyo isugu jiray Miinooyin iyo Bambaanooyin,
3- Madaafiic lagu garaacayo Xarumaha Gumeysiga iyo kuwa la shaqeeya
4- Dilal qorshaysan oo loo geysanayo Madaxda iyo Ciidamada Gumeysiga iyo kuwa la shaqeeya
5- iyo Falal Istish-haadi ah oo lagu Qarxinayo Xarumaha Muhiimka ah ee Gumeysiga iyo DFKMG ah.
Kuwaas oo kala ah Al-Shabaab, Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed, iyo Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed.
1. Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed (MMIS)
2. Dhaqdhaqaaqa Mujaahidiinta Al-Shabaab
3. Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed
Guulaha ay gaareen
Dhanka Milatariga
Dhinaca Milatariga guulaha ay gaareen waxaa ka mid ah:-