War Deg Deg ah

pm.jpgCiidanka Gumeysiga itoobiya oo Madaafiic aan loo meel dayin sida roobkii ugu garaacaya xaafadaha degmada Heliwaa kuwaas oo aan illaa iyo hadda la sheegi karin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

faah faahinta warkan dib ayaan idinkaga soo gudbinaynaa insha allaah.

www.somalimirror.com

Daabaco Daabaco        U dir saaxiib U dir saaxiib
1 Star2 Stars3 Stars4 Stars5 Stars
Loading ... Loading ...

1 Comment(s)

  1. weligoodba ha garaaceen dadkuna saaka udhamaan
    maayo ee wax uunbaa haraya dagaalkuna wuu uun
    socon doonaa wixii nool amxaarana dalka haysan
    mayso cidwalbana waalala xisaabtami doonaa
    hadii alle idmo

    gabo;obe | Aug 3, 2008 | Reply

Fikrad ka dhiibo