Warbixin:- Bishii July 2008 maxaa dhacay

Warbixin:- Bishii Julay maxaa dhacay oo Weerarro, Qaraxyo, dilal iyo Tacaddiyo Gumeysi ah Warbixintu waxa ay ka koobantahay: -

1. Weerarada iyo Qaraxyada dhacay bishan ee lala beegsaday ciidamada iyo madaxda gumeysiga Itoobiya iyo kuwa la shaqeeya.

2. dilalkii ka dhacay Magaalada Muqdisho.

3. Tacadiyada ay Ciidamada Gumeysiga iyo kuwa la shaqeeya u geysteen shacabka Soomaaliyeed 4. Xubnaha iska Casilay DFKMG ah iyo kuwa la Casilay

Qaabka ay u Qoran tahay Warbixinta Weerarrada Mujaahidiinta: -

1) Magaca Goobta

2) Cida Degan ama Maraysay

3) Cida weerartay

4) Inta Mar ee La Weeraray

5) Nooca weerarka

- Weerar Bambaano

- Weerar Toos ah

-Weerar Hoobiye

- weerar dhabbo gal.

Tirakoobka Howl-gallada Mujaahidiinta Soomaaliyeed ee kala ah:-

1) Mujaahidiinta Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed (MMIS)

2) Mujaahidiinta Dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab.

3) Mujaahidiinta Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed(JABISO)

Waxayna u diyaarinaysaa Shabakadu sida tan:-

1) Tirada Howl-gallada

2) Noocyada Howl-gallada

3) Goobaha ay ka fuliyeen.

Warbixinta oo Faahfaahsan:-

Warbixinta waxaa lagu soo bandhigayaa qaabkan
No Dhacdada Tirada
1 Weerarada dhacay Bishan 42
2 Saldhigyada ama magaalooyinka la weeraray 18
3 Magaalooyinka la qabsaday 1
4 Qaraxyada guud ee dhacay bishan 8
5 Qaraxyada Miino ee dhacay Bishan 5
6 Qaraxyada Bambaano ee dhacay Bishan 3
7 Inta askari ee Itoobiyaan ah oo la dilay (inta ay warbaahintu ka warheshay) 1
8 Inta askari ee Itoobiyaan ah oo la dhaawacay (inta ay warbaahintu ka warheshay)
9 Inta askari ee Ugandiis ah oo la dilay (inta ay warbaahintu ka warheshay)
10 Inta askari ee Ugandiis ah oo la dhaawacay (inta ay warbaahintu ka warheshay)
11 Dilalka loo geystay ciidamada nabad sugida (sirdoonka) DFKMG ah 1
12 Inta Taliyayaal ee la dilay
13 Inta askari ee DFKMG ah oo la dilay (inta ay warbaahintu ka warheshay) 22
14 Inta askari ee DFKMG ah oo la dhaawacay (inta ay warbaahintu ka warheshay) 3
15 Gudoomiyayaasha la dilay 3
16 Gudoomiyaha la dhaawacay
17 Xubnaha DFKMG ah ee la dilay 1
18 Xubnaha Iska Casilay DFKMG ah 23
19 Xubnaha la Casilay ee DFKMG ah 6
20 Baabuurta la gubay 6
21 Baabuurta la qabsaday 22
22 Inta fal istish’haadi ee dhacday
23 Shacabka inta uu gumeysigu dilay (inta ay warbaahintu ka warheshay) 15
24 Tirada shacabka ee uu gumeysigu Dhaawacay (inta ay warbaahintu ka warheshay) 4
25 Tirada shacabka ay DFKMG ah dishay 6
26 Tirada shacabka ay DFKMG ah dhaawacday 5
27 Tirada shacabka ay ciidamada gumeysiga Itoobiya qafaalatay 19
28 Tirada shacabka ay ciidamada DFKMG ah qafaasheen 70

Tirakoobka weerarrada Mujaahidiinta

No Magaca Goobta Cidda deggan Cidda weerartay Noocaweerarka Inta jeer ee la weeraray
1. KM4 Uganda & DFKMG MMIS Ka fool ka fool Hal mar
2. Shiino Qarxis iyo Jiirta Qabno Itoobiyaan MMIS Dhabbo gal Hal mar
3. Beer Gadiid Itoobiyaan MMIS Dhabbo gal Hal mar
4. Xarunta Minishiibiyada Baydhabo Minishiibiyada DFKMG Lama garanayo Bambaano Lagu tuuray Hal mar
5. Isgoyska Jaalle Siyaad DFKMG ah Shabaabka Ka fool ka fool Hal mar
6. Jasiiradaha Madhawa iyo Madhaa Maleeshiyo MMIS Dagaal la’aan Hal mar
7. Saldhigga Booliiska Baydhabo DFKMG JABISO Bambaano Hal mar
8 Buurta “dib gab” Itoobiyaan MMIS Dhabbo gal Hal mar
9 Duleedka Wanlaweyn DFKMG Shabaab Dhabbo gal Hal mar
10 Baydhabo Itoobiyaan & DFKMG Shabaab Ka fool ka fool Hal mar
11 Guriga Taliyaha Nabada sugidda Taliyaha Nabad sugidda Lama garanayo Bambaano Hal Mar
12 Nawaaxiga Ballidoogle DFKMG JABISO, MMIS Dhabbo gal Hal mar
13 Daynuunaay DFKMG Shabaab Ka fool ka fool Hal mar
14 Jenta-kundisho Itoobiyaan MMIS Hobiyayaal 3 mar
15 Xeradii hore xalane Uganda Al-shabab Hoobiyaal Hal mar
16 Warshada Baastada Itoobiyaan MMIS Hobiyaal 2 Mar`
17 Nawaaxiga Bardaale Itoobiyan & Copy-gooda Mujahidinta oo dhan Dhabbo gal labo mar
18 Tarabuunka DFKMG MMIS Ka fool ka fool Hal mar
19 Warshada Baastada Itoobiyaan Al-Shabaab Hoobiyayaal Hal mar
20 Miisaanka Dhuxusha Copy-ga Itoobiya MMIS & JABISO Ka fool ka fool Hal mar
21 Warshada Baastada Itoobiya MMIS & JABISO Ka fool ka fool Hal mar
22 Saldhiga Bilays Baydhabo DFKMG Lama garanayo Ka fool ka fool Hal mar
23 Miisaanka Dhuxusha Copy-ga itoobiya Lama garanayo Ka fool ka fool Hal mar
24 Warshada Baastada Itoobiyaan Lama garanayo Hoobiyayaal Hal mar
25 Tabeellaha Madax Madoobe Copy-ga & Itoobiyaan Al-Shabaab Dhabbo gal Hal mar
26 Nawaaxiga Ballidoogle Copy-ga & Itoobiyaan Lama garanayo Dhabbo gal Hal mar
27 Miisaanka Dhuxusha Copy-ga itoobiya MMIS Ka fool ka fool Hal mar
28 Guri Baydhabo Ibraahim C/nuur Al-Shabaab Ka fool ka fool Hal mar
29 Stadium Muqdisho Itoobiyaan Lama garanayo Hoobiyayaal Hal mar
30 Asluubta Itoobiyaan Lama garnayo Hoobiyayaal Hal mar
31 Kudhaa Maleeshiyo MMIS Ka fool ka fool Hal mar
32 Xaafada howl-wadaag Baladweyne Itoobiyaan MMIS Ka fool ka fool Labo mar
33 KM4 DFKMG ah Lama garanayo Ka fool ka fool Hal mar
34 Garoonka Baladweyne Itoobiyaan MMIS