August 2008 Archive

Bishii Ramadaan oo Galabta laga arkay Muqdisho

Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadan ayaa waxaa caawa laga arkay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya.

More From August 2008

Xiisad ka aloosan Magaalada Jawhar

Magaalada Jawhar ee Xarunta Gobolka Sh.Dhexe ayaa waxaa tan iyo maanta ka taagnaa ismaandhaaf u dhaxeeya Xoogag ka wada Tirsan Ciidamada ...

Maxaabiis laga sii deynayo G/Baay

Gudoomiyaha Gobolka Bay ugu qaabilsan DKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya C/fataax Max'ed Geeysay, oo maanta Shir Jaraa'id ku qabtey ...

iska hor’imaad ka dhacey Degmada Dharkeynlay

Degmada Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir waxaa saaka ka dhacey iska hor'imaad muddo kooban socdey kaas oo dhex marey Xoogaga Islaamiyiinta Soomaaliyeed ...

Maxkamad looga Dhawaaqay Buulo-Barde

Magaalada Buulo-Barde ee gobolka Hiiraan ayaa shalay galinkii danbe looga dhawaaqay Maxkamad Islaami ah oo ay sameysteen dadka degan deegaankaasi.

2 askari oo lagu dhaawacay Baydhabo

2 askari oo ka mid ah ciidamada Booliiska DFKMG ah ee la shaqeysa gumeysiga itoobiya ayaa ku dhaawacantay Qarax Bamnaa oo ...

3 qof oo lagu dilay Walaweyn

Dabley hubaysan ayaa xalay dad rayid ah oo isku hayb ahi ku laayay Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose xili ay ...

Shil gaari oo ka dhacay G/SH. Dhexe

Hal qof ayaa ku Geeriyooday 3 kalana waa ay ku Dhaawacmeen Shil Gaari oo ka dhacay Deegaanka Qalimoow ee u dhaxeysa ...

Sarkaal ka Tirsan WFP oo la Dhaawacay

Mid ka mid ah saraakiisha Hay’adda Cunada Aduunka WFP ee ka hawlgala Gobolka Sh.Hoose oo lagu magacaabo Cali C/raxmaan Sh.Cali ayaa ...

Dagaal ka dhacay Isgoyska Fagax

Agaal xoogan oo la iswaydaarsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu galabta ka dhacay Isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid kaas ...

Golaha Guurtida ku Dhaqanka Shareecada Islaamka ee Beelaha Daarood oo warsaxaafadeed ka soo saaray Xaalada Kismaayo

Shabakadda Somalimirror ayaa maanta waxa ay Golaha Guurtida ku Dhaqanka Shareecada Islaamka ee Beelaha Daarood soo gaarsiiyeen warsaxaafadeed ay uga hadlayaan ...

6 Nin oo Ganacsato ah oo la Dilay

6 Nin oo Rayid ah kana mid ah Shaqaalaha Shirkada Korontada iyo Biyaha ee Wiif ayaa saaka lagu diley Suuq Bacaad ...

Isbaarooyin hor leh oo dhiganayaan Ciidamada DKMG ah

Isbaarooyin hor leh ayaa ku soo badanaya qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay dhiganayaan ciidamo ka tirsan ...

30 Qof oo laga sii daayay xabsi ku yaal Dhulka S/galbeed

ku dhawaad 30 Qof oo Rayid ah oo ay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ee xooga ku haysta Dhulka S/Galbeed Qafaasheen ayaa dib ...

Ciidamada Gumeysiga oo wiil ku dilay Waabari

Maydka Wiil Dhalinyaro ah oo ay dileen Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ayaa saaka waabarigii hore laga helay wadada Maka Al-Mukarama gaar ahaan ...

Dad lagu laayay kismaayo

 2 qof ayaa geeriyootay mid kalana waa uu dhaawacmay ka dib markii nin dabley ah uu rasaas ku furay Makhaayad ku ...

Fiqhiga bisha ramadaan, Sh. C/Raxmaan Abyad

Live TV by Ustream

Isbaarooyin Farabadan oo la Dhigtay 4-ta Jardiino & Maanabooliyo

Ciidamada dawladda KMG ah ee la shaqeeysa gumaysiga Itoobiya ayaa maanta jidgooyooyin ay lacago baad ah uga qaadayaan gaadiidka dadweynaha waxay ...

C/laahi Yuusuf iyo Nuur Cadde oo Muqdisho soo Gaaray

Galabta maqribnimadii ayaa waxaa garoonka Magaalada Muqdisho ka soo degay wafdi ay wada hogaaminayaan C/laahi Yuusuf iyo Nuur Cadde oo ay ...

Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Xiran

Waxaa galabta gebi ahaanba xiran wadooyinka qaar ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ka dib markii ciidamado ka tirsan kuwa Gumeysiga ...

 More »