July 2008 Archive
Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade Xoghayaha Gaashaandhiga Isbahaysiga dib u Xoreynta Soomaaliya ayaa ugu Baaqay Shucuubta ku dhaqan Geeska Afrika in ay meel uga soo wada ...
More From July 2008
Safiirka Maraykanka ugu qaabilsan Arimaha Soomaaliya John Yets oo Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Nairobi ayaa wacad ku maray in ...
Bulshada Soomaalidu aad ayay u maamuustaa una qadarisaa gabdhaha, waxayna aad iyo aad uga hormariyaan wiilasha marka laga reebo dhinacyo kooban. ...
Golaha wakiilada Maamulka S/land ayaa kalfadhigoodii 7aad ku falanqeeyey dhibaatada ka taagan ganacsiga Adhiga iyo heshiiska xukuumaddu kootada ugu ...
Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Nuur Cadde ayaa waxaa lagu sheegay in xilkii Goomiyenimada Gobolka Banaadir iyo Duqa magalada Muqdisho ...
Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo kaashanaya kuwa Copy-ga Itoobiya ee dhawaan dhanka Itoobiya laga keenay, ee fariisinka ciidan ku leh warshada Xeyla ...
Waxa socda dhaq dhaqaaqyo xoogan oo la doonayo in xilka looga qaado Maxamed Cumar Xabeeb “Maxamed Dheere “oo Maamulka Gobolka Banaadir ...
Maanta Duhurnimadii ayaa waxa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho C/laahi Yuusuf oo dhawaanahan ku sugnaa magaalada Garoowe xarunta Maamul Goboleedka ...
Haweenay sheegtay in ay ka mid ahayd Maxkamada Garsoorka Degmada Afgoye ee Gobolka Shabeelada hoose oo lagu magacaabo luul Maxamed (qabuul) ...
Ciidamada DFKMG ah ee la shaqeeya Gumeysiga Itoobiya ayaa saaka xirtay wadada Maka Al-Mukarama, KM4 iyo wadada Garoonka Caalamiga ah ee ...
Gaadiidka iyo dadka rayidka ah ee is ticmaala amaba ku dhaqan, qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa cabasho xoogan ka ...
Waxa isa soo taraya Meydadka Dadka Rayidka ah ee wali laga helayo gudaha iyo daafaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ...
Kulan looga hadlayey xaalada Amaan ee Gobolka Bakool ayaa Maanta ku dhex marey Xarunta Gobolka ee Xudur, Odayaasha deegaanka, maamulka gobolka ...
Gabadh yar oo 4 jir ayaa Duhurnimadii Maanta waxaa kooxo aan la garaneyn ay kala baxeen Dugsi Qur’aan oo ku yaalada ...
Shabakadda Somalimirror waxa ay idiin soo gudbinaysaa Qeybtii 2-aad waraysi dheer oo aan la yeelanay Xoghayaha Warfaafinta Isbahaysiga dib u Xoreynta ...
Wasaarada Warfaafinta Itoobiya ayaa xadka ka soo gudbisay Wariyayaal ay Saxaafada ku soo bartay gudaha Itoobiya kuwaas oo ay sheegtay in ...
Afahayeenka Ciidamada Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed C/raxiim Ciise Cadow ayaa ka warbixyay dagaalkii ay shalay galinkii danbe ku qaadeen fariisimaha Warshada ...
Xalay fiidkii ayaa dabley ku hubaysan Bastoolada waxa ay ku dileen Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan askari ka mid ahaa DFKMG ...
Wasiiradda Difaaca ee dalka Spain Carme Chacon ayaa shaacisay maanta in xukuumadeedu ay wado diridda ciidamo jinsiyadahoodu kala duwan yihiin oo ...
Ergayga Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ahmed Waldu Abdalla ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool cariga Maraykanka ...
« Back More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga