War goordhaw inaga soo gaaray Xuduuda Gobolka Sh.Hoose iyo Gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in u dagaal aad u xoogan Maqribadii ka bilawday inta u dhaxaysa Deegaanka Leego iyo Degmada Buurhakabo.
Dagaalkan ayaa waxaa uu dhex marayaa Xoogagga mujaahidiinta Iskaashanaya ee MMIS iyo Jabhadda Islaamiga ah (Jabiso) iyo Kolonyo Itoobiyan ah oo Xalay fiidnimadii ka Guuray Magaalada Muqdisho isla markana maanta u dagaal xoogan ku qabsaday inta u dhaxaysa Garoonka B/Doogle iyo Leego.
Macada ilaa iyo hadda khasaaraha soo gaaray ciidamada gumaysiga itoobiya ee ka dhashay dagaalkan waxayna ciidamadanu ku jiraan wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo in ka badan 24 saacadood taas oo tusaale u ah in aysan ciidamada gumaysigu si nabad ah ugu kala gooshi karin Gobolada kala duwan ee Soomaaliya.
Wixii war ah ee ku soo kordha dagaalkan waxaan idinla soo socodsiinaynaa saacadaha inagu soo aadan Insh allah.

Related posts:
S/c Allahu-Akbar Allahu-Akbar, muslimiintow u duceya mujahidiinta jiqda ku jiro meel kasto oo aad joogtaa, waxaanan leeyahay Allow guusha sii Amin s/c
ALLAAH HA GUULEEYO MUJAAHIDIINTA AAMIIN
Allahuma axsimhum cadadaa waqtulhum badadaa walaa tubaaqit minhum axadaa,allahuma mansuril mujaahidiin fii kuli makaan amiin yaa rabalcaalamiin
Alle haguuleyo Wiilasha Mujaahidiita ah oo ku jiro Difaaca Dalka iyo Diinta Alle Fadllan u Duceeyo walalayaal…… Meel walbo oo ay joogaaa walalayaal . salaamulaahCalaykum
aslaamu caleeykum salan kadib waxan leyahay dhamaan umada somaaliyed meel walba ay jogaan in ay cadowagooda hal dhinac ay uga soo jeestaan oo ay qilaafka ay iska deeyaan oo ay illaahay u toobakena taas hadii la helo ishaa alaah cadowga wuu bix ok
Guul iyo midnimo Aaamiiin.
inshaAllaah
ALLAAHU AKBAR, ALLAAHU AKBAR.
Guuleysta goobkasta, Alle ayaa idinla jira. Insha-allah guusha Dadka muslimka ah ee soomaaliyeed ayay ku dambeysaa!!
ASC WR WB:
WAA ILAAHEY MAHADII INTA AY JIRAAN RAG DIINTA IYO QARANNIMADA IYO DHIIGA KU DANBEEYO EE AAN LA IIBSAN KARIN GUMEYSIKANA KA GILGISHA. NAFTOODANA U HORAYA DIINTOODA IYO QARANNIMADOODA ILAAHOW DHOWR ILAAHOW WIXII XUN KAGAAL.
WCS WR WB: