Dagaal Dhabogal ah oo ka socda Yaaqbariweyne

Published on July 31, 2008 by   ·   3 Comments   ·   print

ural-gubtay.jpgMujaahidiinta Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed(JABISO) iyo Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed oo iskaashanaya ayaa abaare 09:00-10:00 barqanimo weerardhabo gal ahi kula beegsaday kolonyo uralo ah oo gaaraya 23 Ural inta u dhaxeysa deegaanka Yaaqbariweyne iyo Balidoogle ee gobolka shabeelada Hoose kuwaas oo ay wateen ciidamada gumeysiga itoobiya isla markaana xalay ka baxay magaalada Muqdsiho. Sarkaal sarre oo ka mid ah Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed oo ay shabakadda somalimirror la xiriirtay ayaa u xaqiijiyay in ay weerarkaasi la beegsadeen isla markaana ay ka gubeen ciidamada gumeysiga itoobiya hal gaari oo ah nooca Uralka ah. sarkaalka ayaa intaa ku daray in dhinacooda aysan jirin illa iyo hadda wax khasaare ah oo gaaray waxaana uu xusay in ay mujaahidiintu isaga baxeen halkii ay ku galeen Ciidamada gumeysiga itoobiya. ciidamada itoobiya ayaa la sheegayaa in ay goordhaw ruqaansadeen goobtii uu dagaalku ku qabsaday iyada oo aan illaa iyo hadda la sheegi karin in ay si nabad ah ku gaari doonaan halkii ay u socdeen iyo in kale. mujaahidiinta soomaaliyeed ayaa iyagu weeraro dhabo gal ahi la beegsada ciidamada gumeysiga itoobiya mar waliba oo ay dhaq-dhaqaaq ka sameeyaan gobolada dalka soomaaliya. wixii warar ah ee ku soo kordha dib ayaan idin kaga soo gudbinaynaa insha allaah.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Ciidmadii Shaley Dagaalku Ku Qabsadey Leego oo Degay Yaaqbariweyne.
  2. Dagaal culus oo ka socda qeybo ka mid ah G/Hiiraan
  3. Dagaal ka socda Bardaale
  4. Dagaal culus oo ka socda Duleedka Baladweyne
  5. Faah faahin:- Dagaal culus oo ka socda G/Sh.Hoose

Readers Comments (3)

  1. Warfaa says:

    ALLAAHU AKBAR!!!!!!!!!!

    GUUSHA ALLAAH AYAA NA SIIYAY BI’IDNILAAH DHABO GALLO KALE OO BAABI’IYA GAALADA AYAAN RAJEYNEYNAA INTA AYSAN GAARIN HALKII AY U SOCDEEN INSHA ALLAAH

  2. WACANE says:

    GUULAYSTA GUUTOOYINKA MUJAAHIDIINTA SHARAFTA LEH GARABKIINA ILAAHAY HA GALO GEESIYAAAL WAXAAD U ISTAAGTEEN LA DAGAALANKA CADOWGA ILAAHAY IYO KIINABA ……

  3. Yusuf aldarwiishi says:

    Waa war lagu diirsado.
    Gediga waadaay, insha Allah




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Ciidmadii Shaley Dagaalku Ku Qabsadey Leego oo Degay Yaaqbariweyne.
  2. Dagaal culus oo ka socda qeybo ka mid ah G/Hiiraan
  3. Dagaal ka socda Bardaale
  4. Dagaal culus oo ka socda Duleedka Baladweyne
  5. Faah faahin:- Dagaal culus oo ka socda G/Sh.Hoose

Latest Headlines