Abuu Mansuur “niman baa jira Barnaamijka Ashahaado la dirirka loo sheegay”
By Somalimirror on 30 Jul, 2008 10:20 AM in Main, Wararka
Sheekh Mukhtaar Robow (Abuu Mansuur) Afahayeenka Mujaahidiinta Al-Shabaab oo saaka shir jaraa’id ugu qabtay warbaahinta Muqdisho khadka Taleefanka ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan dadaalo ay Dowlada maraykanku dib ugu soo noolaynasyo ururkii “Ashahaado la dirirka” ahaa oo kol hore ku guul daraysatay hadafkii looga aas aasay Magaalada Muqdisho, waxaana uu abuu Mansuur sheegay in xiligani lagu soo kordhiyaya isbahaysigaasi xubno cusub iyagana ay ka go’antahay in ay la jihaadaan. Abuu masnuur ayaa sheegay in xubnaha cusub ee la qaban qaabinayo in lagu daro Isbahaysia “Ashahaado la dirirka” aysan Ciidan,Hub iyo dhaqaalo midna ku gaarin kuwii hore ee ay ka adkaadeen Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliyeed Sheekha oo arintaasi ka hadlayana waxa uu yiri “niman baa jira Barnaamijkasi (Ashahaado la dirirka) loo sheegay. Laakiin insha allaahu meeshii ay kuwii hore mareen ayay marayaan, kuwii hore hub kuma dhama ciidana kuma dhama, dhaqaala kuma dhama, been bay u sheegeen gaalada, naftoodana been bay u sheegtay, meesha ay ku danbeeyaana waa la arkayaa illaahayna mu’miniinta ayuu la jiraa sida uu noo sheegay”. Sheekha ayaa sidoo kale sheegay in ay diyaar u yihiin in ay la jihaadaan cid walba oo is hortaagta ayuu yiri dhaqan galinta shareecada islaamka isla markaana ay ka go’aan tahay in ay qoriga sidaan illaa ay ciida Soomaaliya oo dhan ka dhaqan galiyaan kitaabka alle. Dhanka kale abuu Mansuur ayaa si kulul u weeraray xubno sheegtay in ay Matalaan Beelaha Digil iyo Mirifle isla markaana sheegay in ay la dirirayaan Mujaahidinta Al-Shabaab isaga oo ku tilmamay kuwa aan matalin xataa naftooda ka dib markii ay illaahay ku xirimi waayen, waxaana uu ku goodiyay in ay madaxa ka goynayaan cidii la soo safta cadowga Mujaahidiinta isaga oo arintaasi ka hadlayana waxaa uu yiri “kuwa ka had hadlaayay xalay meelaha oo dhahaayay anagaa digil iyo mirifle ma talna, waxaan leeyahay digil iyo mirifle ma matashaan, cidaad ma tashaan ma leh, naftiina ayaad ma tali waydeen oo illaahay ku xiri waydeen digil iyo miriflana mas’uul kama tihiin, digil iyo mirifle ma go’ansanin in ay Mujaahidiinta la diriraan, meelaha aadka Mujaahidiinta loogu soo dhaweeyay ayay ka mid tahay, deegaanadaasna isbaarooyinkii aad caruurtiina u dhigteen baa laga qaaday amaan bay noqotay, amaan bayna sii ahaan doontaa insha allaah, gaalada cidii markaa la soo safata ee safkooda soo gasha waa murtadiin, waa la dilayaa madaxaa laga goonayaa bi idnilaahi, waana laga adkaanayaa, kuwa hadda argagixiska cusub soo qaatay horaan ugu sheegay war qanyare iyo muuse suudi iyo ragii la midka ahaa ee qandaraaskaas horey u soo qaatay la soo tashadaan iri intaanad barnaamijkaas horey u galin, horaan ugu sheegnay haddana waan ugu celinaynaa”. Abuu Mansuur ayaa sidoo kale sheegay in aysan hirgali doonin xabad joojinta ay wada gaareen DFKMG ah iyo xubnaha Isbahaysiga, balse ay hirgalin karaan oo kaliya Mujaahidiinta ka dagaalamaya Gudaha Dalka Soomaaliya. Sheekha ayaa sidoo kale wacad ku maray in ay jihaadka sii wadi doonaan xaataa haddii ay Dalka ka saaraan ciidamada Gumeysiga Itoobiya illaa diinta islaamka lagu maamulo Dalka, Hadalka sheekh Mukhtaar ayaa ku soo beegmaya iyada oo la sheegayo in ay socdaan qorshayaal uu maraykanka iyo Itoobiya dib ugu aabaabulayaan Isbahaysigii “Ashahaado La dirirka ahaa” ee ay midowgii Maxkamada kaga adkaadeen koonfurta Soomaaliya sanadii 2006 dagaal mudo 4 bilood ah socday. Wararkan ayaa intaa ku daraya in xubnihii isbahaysigii ashahaado la dirirka loo gacan galiyay hub fara badan oo la doonayo in dib loogu abaabulo.
www.somalimirror.com
Daabaco
U dir saaxiib

Loading ...
SC, Waxaan is qabanayan in Maraykanka iyo bulshada caalamku marna ashaado la dirir nagu abaabulaan marna yiraahdaan sheekh shariif iyo Imbagathi ayaan heshiisiinaynaa si nabad iyo dawladnimo loo helo. Waxaan aaminsanahay oon hubaa inaan habarta Jandai ah iyo dawladeedu inala rabin daganaan, marka waxaa fiicnaan lahayd in qolyaha jabuuti ee u hanqal taagaya maraykan ayaa wax inala qaban la waydiiyo waxa ay ka leeyihiin qorshahan cusub ee ashahaado la dirirka.
sahal | Jul 30, 2008 | Reply
ASCW salan kadib aniga waxaan lajiraa dhamaan cid allaale cidii udhaw diinta islaamka ilaahayna nama dhihin qof lasfta marka hadbo kii ilaahay udhaw ayaanu taageersanahay labada shariif hadeey ka fogaadaan jidka alle soo xasan daahirna udhawaado jidka alle hadee wa inaanu raacno sh.xasan marka walaac majiro oo allle ayaa hoowshaan wato marka hala sabro wa;aalayaal
Cumar-Cade | Jul 30, 2008 | Reply
Abu-mansuur xafidahullahu waa nin go’aan leh warkiisana sida cadceeda u cad.
Wuxuu leeyahay waxyaalaha lagu cabiro qofka tayadda hogaaminta leh -sida consistencies - malaha leexleex.
Yusuf aldarwiishi | Jul 30, 2008 | Reply
abuu mansuur xafidahullaah allaah SWT indho qabowsigii soomaaliya hakaayeelo allaah SWT ayaa ku sugay meesha qaarbadani ay fashilmeen allaah SWT dartiis ayaanna kuu jeclahay
naima | Jul 30, 2008 | Reply
walaahi warka shiiqa waa mid loo wada oo taabanaayo qof walba oo damiir leh ashahaada la dirirka cusub waa mid shaati uraayo wata maxaa yeelay waxeey ahaayeen qaarkood qaa,id aduunyo ayaa saas u gashay alloow nafteena nooga badbaadi nifaaqa mareeykan iyo kuwa la jirra halaaji oo waxba ha ka reebin
xassan | Jul 30, 2008 | Reply
s.kadi waxaa wacad way kku maraynaa inaan la dirirno dadka ashahaada la dirirka ee waqtigaan ay abaablyaaan itoobiya iyo america mana uhirgali doonto inay ladagaalmaan mujaahidiinta oo maal mahaan ilaah guul gaarsiiyay
haajir xuseen cali [jeerey] | Jul 30, 2008 | Reply
Ascwrwb, Allaah SWT Ha xifdiyo Sheikh Mukhtaar Roobow Allaahu Macakum, wadankeenina ilaah nabad haka yeelo
Amiira | Jul 30, 2008 | Reply
assalaamu caleykum
abuumansuur waxaan weydiin lahaa yaad la dagaalameysaan hadii ethiopia laga saaro dalka ?!!. sow macnuhu maaha soomaalidu waa gaalo ??!! . war dheh hadii dalka eth. laga saaro waxaan ku dhaqmeynaa shariicada islaamka xaaba keenay dagaal sow soomaalidu muslimiin maaha.
wassalaamu
kheyre | Jul 30, 2008 | Reply
Kheyre kan la baxayow hadii eebe eebe idmo oo axmaarka ah cadow dibada ka soo duulay dalka laga xoreeyo markaa ka dib waxaa loo soo jeesan cadowga gudaha oo ay ugu horeeyaan murtadiinta ka soo horjeeda ku dhaqanka kitaabka alle iyo danbiilayaasha dagaalka meel kastooy joogaan marnaba aan la cafin karin iyo canaasiir kale oo diirka somali ooga eg uurkana gaalnimo ka buuxda waxaasoo dhan ayaa la doonayaa in la jirid siibo ee xisaabtu yeysan kaa hoos bixin meel sokena wax haka fiirin
Deeq | Jul 31, 2008 | Reply
asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu
intaa ka dib walaal waxaan ilaahay kabaryayaa
in somaali meelkasta oo ay joogto in ilahay kitaabka qur.aanka ku kulmiyo
walaal marka hore waxaan joogaa saudi arabia
gaar ahaan magalada barakaysan maka mukarama
walaal had iyo jeer waxaan ku hamiyaa inaan jihaadka tago wanan iman doonaa insha allah
walaal waxaan leeyahay mujahidiinta jihaadka wada ilahay baa micina ah gacanta sare idinka ayaa yeelanaya inshaa allah hadaad xanuun sanaysaan iyaguba waay xanuunsanayaan laakiin ilahay baad rajaynaysaan iyagu marajaynayaan
abu huda | Sep 2, 2008 | Reply