July 2008 Archive

Gaari khamro wada oo lagu qabtay kontoroolka magaalada Qardho

Xalay abaarrihii 6:10 daqiiqo ayay ciidamada booliska magaalada qardho oo uu hogaaminyayo taliyaha qaybta gobolka karkaar cali jaamac qalas ku qabteen kontoroolka magaalada qardho gaari noociisu ...

More From July 2008

Dagaal 2-aad oo lala beegsaday ciidamada Gumeysiga itoobiya

Abaarihii 04:00 galabnimo illaa 06:00 Makhrib ee caawa ayay Mujaahidiinta JABISO iyo MMIS Dagaal culus kula beegsadeen ciidamada Gumeysiga Itoobiya halka ...

War deg deg ah:

War goordhaw inaga soo gaaray Xuduuda Gobolka Sh.Hoose iyo Gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in u dagaal aad u xoogan Maqribadii ...

Mooshin Ka Dhan Xukuumada Nuur Cadde oo Barlamaanka La Horgeeyay

Ka dib daba gal dhanka dhaqaalaha ah oo uu sameeyay gudiga hanti dhowrka ugu qaabilsan Barlamaanka DKMG ah ee la shaqeysa ...

Saraakiil Bileys oo La Casiley

5 sarkaal oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Bileyska DKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya, ayaa Maanta lagu casiley wareegto ...

Dagaal Maanta ka Dhacay Degmada Heliwaa

Dagaal soconayay muddo kooban ayaa barqanimadii maanta ka dhacay Warshadii hore ee Baastada oo fariisin u ah Ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo ...

C/laahi Yuusuf oo Diiday Xilka Qaadista M.Dheere

  Warar hoose oo ka soo baxay xarunta Madaxtooyada ayaa tibaaxaya in C/laahi yuusuf uu ka soo horjeestay Go’aankii uu Nuur ...

Dagaal Dhabogal ah oo ka socda Yaaqbariweyne

Mujaahidiinta Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed(JABISO) iyo Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed oo iskaashanaya ayaa abaare 09:00-10:00 barqanimo weerardhabo gal ahi kula beegsaday kolonyo ...

Wakiilkii TV-ga Uneversal Hargeysa oo la xiray

Wakiilkii  Telefiishanka  Madaxabanaa ee  Af-ka Soomaaliga ku hadla  Universal TV  ee Magaalada Hargeysa  Weriye Maxamed Aw Aadan  Axmed ayay  shalay gelinkii ...

Q.M oo ka labo labaynaysa Ciidamo u dirida Somalia

Taliyaha Ciidamada waxa loogu yeero Nabad ilaalinta Q.M Jean-Marie Genot ayaa sheegay maalinimadii talaadada in ay aad uga wal-walsanyihiin arinta ciidamo ...

Kolonyo Itoobiyaan ah oo Caawa ka Baxday Muqdisho

 Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata kolonyo gaadiid ah oo lagu qiyaasay ilaa 23 gaari ayaa caawa fiidnimadii waxay ka gudbeen Deegaanka ...

Aadan Garaaso oo Sheegay in ay Ciidamo madani ah ka dhisayaan B/Weyne

Duqa magalada B/weyn Aadan Garaaso ayaa shaaca ka qaaday in ay ku hawlan yihiin sidii ciidamo madani ah loogu samayn lahaa ...

Ciidamo Baaritaano Ka Sameeyay Baydhabo

Ciidamada copy-ga Itoobiya kuwooda Bileyska ee dhawaan gudaha Itoobiya tababarku ugu soo dhamaadey, ayaa maanta qeybo ka mid ah magaalada Baydhabo ...

Iska Hor’imaad Dhex Marey Labo Ciidan oo DKMG ah ka Wada Tirsan

Iska hor’imaad in muddo ah socdey, ayaa barwanimadii saaka ku dhex marey isgoyska Afarta Jardiino, labo ciidan oo ka wada tirsan ...

Askari lagu Diley Deg. Dharkeynlay

Askari ka tirsan ciidanka DKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya ee ku sugan saldhiga Degmada Dharkeynaly ayaa degmadaas saaka kooxo ...

Muqdisho: shalay, maanta iyo barri (Q. 1aad)

Qoraalkaan taxanaha ah waxaan diyaariyay bilowgii bishii 6aad ee 2006 aniga oo markaas ku sugnaa magaalada Boorame, xilligaas oo dagaalladii u ...

Abuu Mansuur “niman baa jira Barnaamijka Ashahaado la dirirka loo sheegay”

Sheekh Mukhtaar Robow (Abuu Mansuur) Afahayeenka Mujaahidiinta Al-Shabaab oo saaka shir jaraa’id ugu qabtay warbaahinta Muqdisho khadka Taleefanka ayaa shaaca ka ...

Heshiiskii u dhexeeyey Ganacsatada xoolaha & Maamulka S/land oo mar labaad burburay

Gudiga Ganacsatada  Xoolaha  oo uu hormood ka ahaa Afhayeenka Ganacsatada Xoolaha Kooto diidka Cabdiraxmaan Maxamed Xaseen [Shidaar] ayaa xalay   Shirjaraa’id ku ...

Abuu Mansuur “goorma ayay nin muslim ah iyo Jandayi frezer isku fikrad noqdeen”

Afahayeenka Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Robow (Abuu Mansuur) oo saaka shir jaraa’id ugu qabtay warbaahinta Muqdisho khadka Taleefanka ayaa sheegay in ...

Go’aano laga soo saaray Dhoofinta Xoolaha S/land

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maalmaahanba kulamadooda ku falanqaynayey  Xaalada cakiran ee ka dhex taagan Gudiga ganacsatada Xoolaha  iyo Maamulka S/land ,

 More »