June 2008 Archive
Xoogag ka tirsan Mujaahidiinta Soomaaliyeed ee saaka weerarka ku qaadey xarumihii maamulka gobolka Bakool ku lahaayeen magaalada Xudur ayaa gebi ahaanba si rasmi
More From June 2008
Abaaro 09:00 subaxnimo ee saaka ayaa 2 C/Bille oo uu watey taliye ku xigeenka ciidanka Bileyska DKMG ah ee gobolka Bay ...
Midowga Afrika ayaa u diray koox xaqiiqo raadin ah labada wadan ee Djibouti iyo Eritrea oo 10 bishan uu dagaal culus ...
Sida uu ku soo waramayo wariyaha shabakadda Somalimirror.com ee Gobolka Hiiraan Ciidamada Mujaahidiinta Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa goordhaw la wareegay ...
Maamulkii ay DFKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya u magacoday G/Hiiraan ayaa gabi ahaanba isaga cararay Gobolka Hiiraan oo dhan ...
Abaaro 09:50 barqanimo xiliga magaalada Muqdisho ayay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya gaareen Magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ay isaga guureen qeybo ka mid ah dhulka s/galbeed ka dib ...
Abaarihii 07:30 fiidnimo ee xalay ayaa dablay hubaysan oo aan heybtooda la garan waxa ay toogasho ku dileen nin lagu sheegay ...
Salaadii subax ka dib ayay Mujaahidiinta Soomaaliyeed waxa ay Weerar qorshaysan ku qaadeen Degmada Xudur ee Gobolka Bakool oo ay ku ...
Sida uu ku soo waramayo wariyaha shabakadda somalimirror.com ee Gobolka Hiiraan ciidamadii gumeyisga Itoobiya ee ku sugnaa Magaalada Baladweyne ee xarunta ...
Mas'alad 6 aadMaxay shareecada ka qabtaa in xabad joojin lagu dhawaaqo cadawga gumaysiga oo dalka jooga: Culumada waxay isku waafaqsanyihiin
Ciidamo isugu jira kuwa Gumeysiga Itoobiya, DFKMG ah iyo kuwa sharciyaynaya Gumeysiga ee Uganda ayaa saaka xirtay wadooyinka KM4, Taleex, Maka ...
Marka Ugu Horaysa waxaan U tacsiyadaynayaa, Umada Reer S/Galbeed {Ogadenia} Geeridii Ku Timid Sheekheenii Sh. Ibraahin Aaabihii Halgankeena
Marka Kuxigta Waxaan ...
Kooxo Burcad ah oo hubaysan ayaa waxay maanta rasaas ooda uga qaadeen kolonyo Gaadiid rakaab ah oo marayay Deegaanka Fiidoow ee ...
Wasiirada Arrimaha dibadda Midawga afrika ayaa maanta waxay shir qaatay muddo saacada ah ku yeesheen Magaalada loo dalxiis tago ee ku ...
Ilaa 6 Gaadhi oo xamuul ah oo ka amba baxey magaala Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ...
Kulan dhex marey shacabkaku dhaqan degmada Dharkeynlay iyo ciidanka DKMG ah ee fariisinka ku leh Saldhiga Galbeed ee isla degmada Dharkeynlay ...
Ciidanka DKMG ah ee la shaqeysa gumeysiga Itoobiya ee fariisinka ciidan ku leh saldhiga Galbeed, degmada Dharkeynlay ee magaalada Muqdisho oo ...
Gudoomiyaha degmada Heliwaa maamulka gobolka Banaadir ee DKMG ah ee la shaqeysa gumeysiga gumeysiga ugu qaabilsanaa Cumar C/Lle Jacfaan oo muddo ...
« Back More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga