Howlgalo Burcad Sifayn ah oo ka socda Jubooyinka
Published on June 30, 2008 by Somalimirror · 2 Comments ·
Ciidamada Mujaahidiinta Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa maalmahan Howlo Burcad Sifayna ka bilaabay Dagmooyinka Afmadow ,Xagar, iyo Bu’aale.
Howl-galadan ayay Mujaahidiintu ku soo qab-qabteeb kooxo burcad ah oo iyagu ka qowlaysan jiray Wadooyinka isku xira Goboladaasi oo ku hubaysan qoryaha loo yaqaano AK47 oo tiradoodu dhanayd 4 nin.4 nin ayaa lagu sheegay in baryahamba degmooyinkaasi ka wadeen falal burcadnima ah oo ay dhac ugu gaysan jireen dadka safarka ah ee u kala goosha Soomaliya, Kenya iyo Gobolada Jubooyinka.wararka naga soo gaaray dagmooyinkaas ayaa sidoo kale sheegaya in laga qaaday lacago. Moobeelo iyo waliba alaabooyin kale oo dhamaamba ahaa waxay ka furteen dadkii iyagu ku safri jiray jidkaasi.
Arintani ayaa ku soo beegmaysa iyada oo dhawaan looga dhawaaqay gobolka Jubadda hoose maamul ay sameysteen dadka deegaanka kaas oo horey mudo 7 bilood ah uga shaqeynayay Arimaha Amaanka ee gobolka.
Related posts:
- Burcad weerartay Gudomiyaha Lego
- Burcad Gaadiid ku Rasaasaysay G/Sh.Dhexe
- Ciidamo ka socda Nigeria oo imanaya Soomaaliya
- Xasuuq & Barakac wali ka socda Guri-Ceel
- Burcad badeed Dalbaday $1 Milyan oo Dollar
asc wr rwb ka dib walalayaal howl muhiim ah baad qabateen allah idinka ajar siiyo meeshana ka sii wada insha allah sidoo kale taga xarunta gobolka oo ah kismaayo wax aad uga cabsataana yeysan jirin bal waxaad ka heli laheydeen dhaqaalihii aad siin laheydeen ciidanka iyo waliba dadka dhibaateysan ee cid u maqani aysan jirin idinka mooyaane wabilaahi fowfiiq
afartaas si is dhaaf ah haloo jaro, waa xukunka qaadicu dariiqa. wax danbe oo wado ama jid istaaga markaas baa u danbayn doonta.alaah waxa uu yiri “walakum filqisaasi xayaatun yaa ulil albaab”