Gudoomiye K/Xigeenkii Deg. Afgooye oo la Dilay

Published on June 30, 2008 by   ·   No Comments   ·   print

bakaaro.jpgGudoomiye K/xigeenkii dhinaca dhaqaalaha ee degmada Afgooye ayaa maanta abaare 01:00 duhurnimo waxaa lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Agagaarka Shirkadda Telcom Somalia.

 Ninkan ayaa xubin ka ahaa maamulka Degmada Afgooye waxaana maanta toogasho u gaystay 3 Nin oo ku hubaysnaa Bastoolado kuwaas oo madaxa kala eegtay tiro rasaas ah taas oo sababtay in uu geeriyoodo. Hadda ka hor aya waxaa Mas’uulkan dhaawac ka soo gaaray weerar Bam oo lagu qaaday xilli uu dhex marayay magaalada Afgooye wuxuuna noqonaya gudomiye K/Xigeenkii labaad ee Degmada Afgooye oo la dilo. Ninkan ayaa waxaa maydkiisa gelinkii danbe ee maanta loo qaaday Magaalada Afgooye waxaana la sheegay in halkaa lagu aasi doono. 

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Taliye ku xigeenka nabad-sugidda degmada Afgooye oo maanta la dilay
  2. Falal xalay ka dhacay degmada AFgooye oo dhaawac geystay
  3. Sarkaal ka mid ahaa Nabad sugida DFKMG oo ka howl gali jiray Afgooye oo is casilay
  4. Gudoomiyihii hore ee Baladweyn oo xalay toogasho lagu dilay
  5. Qarax Ka Dhacey Degmada Afgooye

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Taliye ku xigeenka nabad-sugidda degmada Afgooye oo maanta la dilay
  2. Falal xalay ka dhacay degmada AFgooye oo dhaawac geystay
  3. Sarkaal ka mid ahaa Nabad sugida DFKMG oo ka howl gali jiray Afgooye oo is casilay
  4. Gudoomiyihii hore ee Baladweyn oo xalay toogasho lagu dilay
  5. Qarax Ka Dhacey Degmada Afgooye

Latest Headlines