Gaari u rarnaa WFP oo ciidanka DKMG ah dhaceen

Published on June 30, 2008 by   ·   1 Comment   ·   print

ciidanka-dkmg-ah.jpgRag ku lebisanaa direyska ciidanka DKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya oo watey gaari Hoome ah ayaa manta dhac iyo bood u geystey gaari u rarnaa hey’ada WFP oo raashin mucaawino ah sidey.

 Gaariga ciidanka DKMG ah dhaceen oo ahaa isjiid, ayaa markii uu marayey Buundada Ceelgaabta ee degmada X/jajab waxa is taajiyey rag hubeysan oo la bisnaa direyska ciidanka DKMG ah, kuwaas oo furkii hore ee gaariga ka xeystey qeybtii danbena isaga tagey. Lama oga halka ay ciidanka DKMG ah la aadeen gaariga iyo raashinkii saarnaa oo ahaa mucaawino ay laheyd hey’ada WFP ee Q.M ugu qaabilsan dhanka raashinka qeybinta ee qaxootiyada. Qetybii danbe ee gaariga raashinku raasnaa ee ciidanka DKMG ka tageen ayaa waxa ku soo baxey oo boobey dad qaxooti ah oo ku dhaqan agagaarka halkii gaariga lagu dhacey, iyaga oo dhamaan wixii sarnaa ee raashin ahaana kala boobey. Qeybtii danbe ee gaariga oo faaruq ah ayaa halkii dadkii rayidka ahaa uga tageen, iyada oo wali furkii hore ee ciidanka DKMG la tageena maqan yahey. Dhowr jeer oo hore ayaa sidan ooa kele dhac loogu geystey gaadiid raashin u sidey hey’ada WFP ee dhanka raashin qeybinta ugu qaabilsan Q.M.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Ciidanka DKMG ah oo Baartey Gaari BL ah
  2. Ciidanka DKMG ah oo 3 Qod Rayid ah Diley 5 Kalena Dhaawacey
  3. Gaari ay wateen ciidanka dowlada KMG ah oo Qarax Miino la gula beegsadey degmada X/Weyne
  4. Qarax Miino oo Ciidanka DKMG ah Lala Beegsadey Saaka
  5. Qarax Lala Beegsadey Ciidanka DKMG ah.

Readers Comments (1)

  1. Ahmed says:

    Dhaca iyo tuugado waa ujeedada wayn ee lahaa c/yuusuf markuu damcay in uu xamar qabsado, xabashidii hadda way sii jeedaa oo in ay iskaga baxdo dalka ayay rabtaa, Halkay tegi ciidankii majeerteen ee uu soo qalday c/laahi yuusuf, waa in mid mid loo bireeyaa .




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Ciidanka DKMG ah oo Baartey Gaari BL ah
  2. Ciidanka DKMG ah oo 3 Qod Rayid ah Diley 5 Kalena Dhaawacey
  3. Gaari ay wateen ciidanka dowlada KMG ah oo Qarax Miino la gula beegsadey degmada X/Weyne
  4. Qarax Miino oo Ciidanka DKMG ah Lala Beegsadey Saaka
  5. Qarax Lala Beegsadey Ciidanka DKMG ah.

Latest Headlines